-
Qunsulka Cusub Ee Ay Itoobiya U Soo Magacowday Somaliland Oo Soo Gaadhay Hargeysa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxa shalay magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland soo gaadhay qunsulka cusub ee ay dawladda Itoobiya u soo magacowday Somaliland danjire Shamsudiin Axmed Rooble.
Ma jiro wax war ah oo ay Wasaa...
Thursday, January 10, 2019
-
Daawo Muuqalka”Adeega Yaasin Caraale Oo Marlabaad Ka Warantay Taariikhda Reerkooda Walaasheed Nimco Yasin Caraalena Wali Ku Abhinaysa Inay Dhalashadeeda Aanay Dafirin
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Adeega Yaasin Caraale Oo Marlabaad Ka Warantay Taariikhda Reerkooda Walaasheed Nimco Yasin Caraalena Wali Ku Abhinaysa Inay Dhalashadeeda Aanay Dafirin
https://youtu.be/c_T8aMUGD5U?t=173...
Wednesday, January 9, 2019
-
Ingiriiska Oo Somaliland U Soo Magacaabay Wakiil Gaar Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in waddanka Britain uu Somaliland u soo magacaabay Ergay gaar ah kaas oo fadhigiisu noqon doono magaalada Addis-Ababa.
wasiirka warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaa...
Wednesday, January 9, 2019
-
Daawo Muuqalka”Madaxweynaha Cusub Ee Putland Oo Wareysigiisii Uhoreeyay Ku Sheegay In Somaliland Kusoo Xadgudubtay Dhul Putland Leedahay
Garowe(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Cusub ee Puntland Siciid Cabdullahi Danni oo Wareysigii u horeeyay siiyay telefishanka BBC-da ayaa sheegay ineysan Puntland iyo Somaliland ka dhaxeyn muran dhuleed, Balse iyaga lagu soo xadgu...
Wednesday, January 9, 2019
-
“Maalin kasta 60-Qof Ayaa Daawooyin ugu Dhinta Hargaysa,”Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga UCID Yuusuf Keyse”Daawo Muuqal
Hargeysa (Ilays-News):- Xoghayaha warfaafinta xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa waxaa uu maanta sheegay in maalin kasta ay magaalada Hargeysa ay daawooyin xun oo ay cuneen ugu dhintaan dad gaadhaya 60 qof , isla markaana waxaa uu...
Wednesday, January 9, 2019
-
“Dr Cali Ciise Cabdi Cashar Ma Ka Baran Doonaa Tartankan Uu U Galay Jagada Madaxwaynaha Puntland”?Cali Guray. “
“Dr Cali Tolow Cashar May u Noqon Doonta Doorashadan Garoowe Saaka Ka Dhacday Ee Halka Cod Ee Keliya Uu ka Helay, Mise Xaalka Dhulbahante Waa Halkii…..Cali Guray.
AWGEEDAY KA TAGTAAYOO AW KALE DOONATAA;
Dr Cali Ciise Cabdi...
Wednesday, January 9, 2019
-
Halkan Ka Daawo Muuqalka”Abwaan Cabdi Aadan Xaad(Cabdi-qays)Iyo Abwaan Maxamed Aadan Dacar Oo Laga Wareystay Wakhtigan Casriga Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Halkan Ka Daawo Muuqalka"Abwaan Cabdi Aadan Xaad(Cabdi-qays)Iyo abwaan Maxamed Aadan Dacar Oo Laga Wareystay Wakhtigan Casriga Ah
https://youtu.be/DFij_1B_I2E
...
Wednesday, January 9, 2019
-
“Madaxweyne, Tabashadu Qaddo Ku Dhammaan Mayso Ee Qalinkaaga Ayay Ku Dhammaanaysaa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdilaahi Jaamac Cismaan Geeljire ayaa madaxweynaha u soo jeediyay in wali laga sugaayo inuu talaabooyin qaado, waxaanu waxaan waxba kordhinayn ku tilmaamay kulamada madaxweynaha lal...
Wednesday, January 9, 2019
-
Dawlada Ingiriis-ka Oo Ku Biirtey Dalalka Isku Garbinaya Inay Saldhig Militry Ka Sameystaan Somaliland”Akhriso War Bixin
London(Berberatoday.com)-UK ayaa ku soo biirtay dalalka isku garbinaya inay saldhig militari ka sameystaan Somaliland, waxaa uga horeeyey dalalka Russia iyo Imaaraadka Carabta.
Arrintan waxaa lagu soo qaaday kulankii Hargeisa...
Wednesday, January 9, 2019
-
Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kordhisay Kirada Haamaha Shidaalka Berbera
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa kordhisay qiimaha kirada ee haamaha shidaalka Berbera 32% foostadii, gaar ahaan naaftada.
Halkii foosto ee naaftada ah ayaa markii hore laga qaadi jiray khidmad dhan 5.28 ...
Wednesday, January 9, 2019
« Previous Page — Next Page »