-
Daawo Muuqalka”Markabkii Ugu Weynaa Ee Itoobiya Uraran Oo Ku Soo Xidhay Dekada Dooraale Ee Jabuuti
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dekada Dooraale ee dalka Jabuuti waxaa maanta ku soo xidhay markabkii ugu weynaa kaas oo laga leeyahay dalka Ruushka isla markaaa raashinka Qamidida oo gaadhey 80 kun oo tan u sida dalka Itoobiya
Ha...
Wednesday, January 9, 2019
-
Wargeyskii Ugu Horreeyay Oo Madaxbanaan Oo Laga Bilaabay Dowlad Deegaanka Soomaalida
Jigjiga(Berberatoday.com)-Dhalinyaro ku sugan Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa bilaabay inay soo saaran wargeyskii ugu horreeyay ee madaxbanaan ee kasoo baxa deegaanka.
Dr. Daahir Maxamed Tulux oo ah aasaasaha wargeyska Jigji...
Wednesday, January 9, 2019
-
Daawo Muuqalka”Barnaamij Dhamaystirani Waxqabadkii Golaha Deegaanka Degmada Berbera Mudadii Uu Hogaaminaayay Mayer Cabdishakuur Cidin Maxaase Ka Hirgalay Balan Qaadyadii
Berbera(berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Barnaamij Dhamaystirani Waxqabadkii Golaha Deegaanka Degmada Berbera Mudadii Uu Hogaaminaayay Mayer Cabdishakuur Cidin Maxaa Ka Ka Hirgalay Balan Qaadyadii
https://youtu.be/gJu...
Wednesday, January 9, 2019
-
Daawo Muuqalka”Dalalka Turkiga Iyo Mareykanka Oo Qarka U Saaran Inuu Dagaal Ka Dhex Qarxo
Ankara(Berberatoday.com)-alalka Turkiga iyo Mareykanka ayaa waxaa ay qarka u saaran yahiin inuu dagaal ka dhex qarxo kadib markii ay si aad ah isku maan dhaafeen arinta Kurdiyiinta Suuriya ku nool .
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaa...
Wednesday, January 9, 2019
-
IGAD Oo Hal Arrin Ka Dalbatay Madaxweynaha Cusub Ee Puntland
Moqdisho(Berberatoday.com)-Urur goboleedka IGAD oo goob joog ka ahaa doorashadii shalay ka dhacday magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa qoraal kasoo saaray sida ay wax u dhaceen.
Maxamed Cali, wakiilka IGAD ee Soomaaliya ...
Wednesday, January 9, 2019
-
Dawladda Soomaaliya Oo Dawladda Ingiriiska U Gudbinaysa Dacwad Ka Dhan Ah Socdaalkii Uu Xoghayaha Difaaca UK Ku Yimid Hargeysa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawladda Soomaaliya ayaa la sheegay inay ka cadhootay socdaalkii uu xoghayaha gaashaandhiga Ingiriiska Gavin Williamson ku yimdi caasimadda Somaliland ee Hargeysa.
Warar xogogaal ah oo uu Geeska Afr...
Wednesday, January 9, 2019
-
Daawo Muuqalka”Prof Abdi Samater Oo Amaaney Madaxweynaha Cusub Ee Puntland Talooyina U Soo Jeediyey
Nairobi(Berberatoday.com)-Prof Abdi Samater ayaa waxaa uu ka Hadley doorashadii shalay ka dhacday Puntland ee madaxweyne loogu doortey Siciid Cabdilaahi Deni isaga oo u soo jeediyey Amaan iyo Talooyin
Halkan Hoose Ka Daawo Muuq...
Wednesday, January 9, 2019
-
Cabdiweli Gaas Maxaa Doorashada Loogu Reebay Wareegii Koowaad Yuuse Eersanayaa Isu Bahaystay?
Garowe(Berberatoday.com)-Madaxeynaha maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland Cabdiweli Cali Gaas wuxuu hormuud u ahaa xidhiidhka sii xumaanayay ee maamul goboleedyada iyo dowladda federaalka Soomaaliya. Waxaa uu tartanka ugu adag...
Tuesday, January 8, 2019
-
Daawo Muuqalka”Fanaanka Mahad Galin Hore Oo Heeso Bilaa Music Ka Qaaday Showgii Sanadka Cusub Iyo Qisooyin Xiiso Badan Uu Ka Waramay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Fanaanka mahad maxamed nuux (galin hore) ayaa wacdaro ka dhigay bandhigii sanadka cusub ee kooxda xidigaha geeska Isagoo madasha ka qaaday heeso macaan oo bilaa music ah
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka...
Tuesday, January 8, 2019
-
Axmed Cilmi Cismaan Karaash Oo Loo Doortay Madaxweyne Kuxigeenka Putland
Garowe(Berberatoday.com)-Axmed Cilmi Cismaan [Karaash] ayaa ku guuleystay doorashadii Madaxweyne kuxigeenka Puntland, siyaasigan oo kasoo jeeda gobalka Sool ayaa horey xilala kala duwan uga soo qabtay xukuumadihii hore...
Tuesday, January 8, 2019
« Previous Page — Next Page »