-
Maamulka Puntland Oo Garoowe U Diiday Mas’uuliyiin Ka Tirsan Dawlada Soomaaliya
Garoowe(Berberatoday.com)-Dowladda Puntland ayaa ku wargelisay xubno ka socday xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo Garoowe ku soo wajahnaa in aysan ka soo duuli karin garoonka diyaaradaha Muqdisho oo ay mudda saacado ah ku xayiran...
Sunday, January 6, 2019
-
“Waxaa Hubaal Ah Inay Mucaaradku Dadkooda U Tudhayaan”Siyaasi Baashe Cali Jaamac
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Baashe Cali Jaamac, oo ka mid ah masuuliyiinta Xisbiga mucaaradka ee Waddani, Xukuumaddii horena ka soo qabtay xil Wasiirnimo, ayaa wax aad loola yaabo ku tilmaamay in Wasiiro ka tirs...
Saturday, January 5, 2019
-
Daawo Muuqalka”Ciidanka Booliska Somaliland Oo Iminka U Hanjabey Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidanka Booliska Somaliland ayaa waxaa ay si kulul ugu jawaabeen hadal xalay ka soo yeedhay Abwaan Laabsaalax iyaga oo digniin u diray isla markaana u cadeeyey in laga rabo cadeymaha eedeymihii uu xalay...
Saturday, January 5, 2019
-
Daawo Muuqalka”Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Dib Ugu Soo Laabtey Dalka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka arimaha dibada Somaliland Yasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon ayaa dalka dib ugu soo laabtey kadib markii in muddo ah uu dalka dibadiisa ku maqnaa
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
...
Saturday, January 5, 2019
-
Daawo Muuqalka”Maxamed Cabdi Gurxan Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Maaliyada Oo Xilkii La Wareegay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Agaasimaha cusub ee wasaarada maaliyada Somaliland Md Maxamed Cabdi Gurxan ayaa waxaa uu maanta si rasmi ah ula wareegay xilkii wasaarada maaliyada oo uu dhawaan u magacaabey madaxweyne Muuse Biixi Cab...
Saturday, January 5, 2019
-
Daawo Muuqalka”Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax Oo Si Adag Uga Hadlay Fal Ciidamada Boolisku Kula Kaceen Kooxda Xidigaha Geeska
“Dawlada Iyo Ciidamada Abniga Mobilada La Dhacayo Iyo Xad Gudubyada Jeelasha ka Jira Ayaa Looga Baahan Yahay Inay Waxka Qabato, Ee Loogama Baahna Meel La faraxsan Yahay In Ay Rabashto”Abwaan Xasan Dhuxul.
Hargaysa(Berberatoda...
Saturday, January 5, 2019
-
Shirkada Telesom Oo Kaalin Sare Ka Gashay Daraasad Heerka Qiimayn Macmiilka Oo Ay Samaysay Jaamacad Dalka Emaraadka Carabta Ah.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shirkada Isgaadhsiinta Casriga ah ee telesom ayaa kaalin sare ka gashay daraasad ku saabsan heerka qiimaynta ka raali ahaanshaha macmiilka oo ay samaysay jaamacada ku taala dalka emaraadka carabtu,
...
Saturday, January 5, 2019
-
Daawo Muuqalka”Magaalo Somaliland Ku Taala Oo Looga Guuraayo Geedka Garan Waaga Loo Yaqaano
Hargeysa(Berberatoday.com)-Geedka Garan waaga loo yaqaano ayaa waxaa uu dhibaato xoogan ku hayaa shacabka magaalada Gabilay , taas oo dawlada hoose ee magaalada Gabilay –na ay ka gaabisay la dagaalanka geedkan
Halkan Ho...
Saturday, January 5, 2019
-
Daawo Muuqalka”Doodii Jimcaha BBC-da Iyo Arinta Nicholas Haysom , Wasiirka Arimaha Dibada Oo Xanaaqay
London(Berberatoday.com)-Waxaanu halkan idinku soo gudbin doona dooda jimcada ee BBC-da oo lagaga hadlaayey arinta Arinta danjire Nicholas Haysom oo ay dawlada Somaliya amartey in uu dalkeeda ka baxo
Halkan Hoose Ka Daawo M...
Saturday, January 5, 2019
-
Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Oo Sheegay Inuu Wakiil Cusub Usoo Magacaabayo Soomaaliya.
New York(Berberatoday.com)-Xoghayaha guud ee QM António Guterres ayaa sheegay inuu ka xun yahay go’aanka dowladda Soomaaliya ay shaaca uga qaaday in wakiilkiisii Soomaaliya Nicholas Haysom ay dalka kaga Eriday
Gutteres ayaa ...
Saturday, January 5, 2019
« Previous Page — Next Page »