-
Ciyaar Yahan Caan Ah Oo Hooyadii Xil Loo Magacaabey
Ghana(Berberatoday.com)-Xidhiidhka kubadda Cagta ee dalka Guinea ayaa hooyada dhashay laacibka Manchester United qadka dhexe uga dheela ee Paul Pogba u magacaawday safiirka kooxda Kubadda Cagta haweenka ee dalkaasi.
Magacaa...
Saturday, January 5, 2019
-
Mareykanka Oo Go’aan Lama Filaan Ah Ka Qaatay Howl-Galkii Soomaaliya
Moqdisho(Berberatoday.com)-Milatariga Mareykanka ayaa qorsheynaya inuu dhimo kaalintii uu ku lahaa Soomaaliya iyo duqeymaha ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab, waxaa sidaas weriyey taleefishinka NBC News oo soo xiganaya saraakiil sare...
Saturday, January 5, 2019
-
Xukuumadda Oo Joojisay Dhisme Laga Dhisayo Duleedka Madaarka Cigaal Oo Ay Xukuumadii Hore Bixisay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa joojisay dhismaha hoteel ka socda xayndaabka madaarka Cigaal ee magaalada Hargeysa.
Madaxweynihii hore Axmed-Siilaanyo, ayaa hore u bixiyay dhulkan oo siiyay muwaadin reer...
Saturday, January 5, 2019
-
Akhriso”Shuruudaha Musharaxiinta Madaxweynaha Iyo Ku Xigeenka Puntland Oo Lagu Dhawaaqey
Garoowe(Berberatoday.com)-Waxaa maanta lasoo saaray shuruudaha laga doonayo musharixiinta u taagan qabashada xilka madaxweynaha iyo ku xigeenka Puntland.
Gudiga doorashada Puntland ayaa sheegay in Musharixiinta u tartamaya xi...
Saturday, January 5, 2019
-
Qaramada Midoobey Oo Iminka War Ka Soo Saartey Wakiilkooda Somaliya Nicholas Haysom Ee Somaliya Dacweyday
New York(Berberatoday.com)-Qaramada Midoobay ayaa weli ku adkeysanaysa in uu danjire Nicholas Haysom yahay wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u fadhiya dalka Soomaaliya,iyadoo dowlada Soomaaliyana ay diida...
Friday, January 4, 2019
-
Akhriso: Toddobo Shaqo Oo Ay Halis Ku Hayso Teknooloojiyadda
Hargeysa(Berberatoday.com)-Haddii ay shaqadaadu aysan tayo laheyn ama markasta aadan curineynin fikrado cusub, marka waa in aad ka fikirtid sidii aad uga gudbi laheyd dhibaatadaasi.
“Shaqo kasta oo si habsami leh oo la qabto ...
Friday, January 4, 2019
-
Cabdimaalik Muuse Coldoon Oo Kawaramay Maxbuus Daryeel La.aan Caafimaad Ugu Geeriyooday Xabsiga Hargeysa
Waxa aan xabsiga dhexe ee Hargeysa ku soo arkay ( Maraggayga)
Waxa ku geeriyooday gudaha xabsiga dhexe ee Hargeysa 19/5/2017 Cabdiraxmaan Cabdillaahi Xirsi oo da’diisu ahayd 73 jir , oo qabay xanuunada macaanka iyo dhiig-kark...
Friday, January 4, 2019
-
Shilalka Gaadiidka Ee Somaliland Ka Dhaca Oo Soo Badanaya”Daawo Warbixin Laga Sameeyay
Hargeysay(Berberatoday.com)-Waxaa mudooyinkii ugu danbeeyay dalka Somaliland ku soo badanaya Shilalka gaadiidka. Waxaa ugu dambaysay maanta oo uu gaadhi nooca loo yaqaan laankaruusarka uu ku dhacay xaafada Ibraahim Koodbuur ee mag...
Friday, January 4, 2019
-
Duufaanta Pabuk Oo Garaaceysa Dalka Thailand
Bankok(Berberatoday.com)-Duufaanta loogu magac daray Pabuk ayaa Jimcaha maanta ku dhufatay dalka Thailand, iyadoo la filayo in ay reebto saameyn xoogan.
Duufaanta oo roobab iyo dabeylo xoogan wadata, ayay khubarrada saadaasha h...
Friday, January 4, 2019
-
Daawo Muuqalka”Shacabka Caasimada Garowe Ee Putland Oo Ka Horyimi Musharaxnimada Cabdiweli Gaas
Garowe(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Shacabka Caasimada Garowe Ee Putland Oo Ka Horyimi Musharaxnimada Cabdiweli Gaas
https://youtu.be/OAQCQQ7dE1Q?t=28
Berberato...
Friday, January 4, 2019
« Previous Page — Next Page »