Daawo Muuqalka”Xaruntii Xisbiga Kulmiye Ee Borama Oo Xidhmay
Borama(Berberatoday.com)-Xoghayaha xisbiga Kulmiye ee gobalka Awdal Maxamed Cumar Muuse ayaa waxaa uu ka deyriyey xaalada xisbiga Kulmiyee gobalka Awdal isaga oo sidoo kale shaaciyey in uu gabi ahaan ba xidhmay xaruntii xisbiga ...
Sunday, January 6, 2019
Golaha Amaanka Oo La Hor Keenay Qaraar Ka Dhan Ah Dawlada Soomaaliya
New York(Berberatoday.com)-Golaha amaanka ee qaramada midoobay ayaa mar kale ka hadlay go’aankii ay dawlada soomaaliya ku eriday Nicholas Haysom.
Golaha amaanka ayaa la horkeenay qaraar ka dhan ah dawlada soomaaliya oo ay s...