|
Warar
-
Xildhibaano Ka Tirsan Wakiilada Oo Madaxweynaha Ugu Baaqay Inuu Soo Celiyo Hantidii Qaranka Ee La Lunsaday
Hargeysa(Berberatoday.com)-)-Xildhibaan Xuseen Maxamed Cige, iyo Xildhbaan Xasan Muuse Hufan (Xasan Karaama), oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada ayaa Xukuumadda u soo jeediyey talo ah inay soo celiso dhammaan hantidii l...
Friday, January 4, 2019
-
Daawo Muuqalka”Maareyaha Wakaalada Dekedaha Somaliland Oo War Cusub Ka Soo Saaray Dhismaha Dekedii Cusbeyd Ee DP World Laga Sugaayay Kana War Hadlay Shaqaale Xisbiyada Mucaaradka Xilal Looga Magacaabay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Maareyaha Wakaalada Dekedaha Somaliland Oo War Cusub Ka Soo Saaray Dhismaha Dekedii Cusbeyd Ee DP World Laga Sugaayay Kana Hadlay Shaqaale Xisbiyada Mucaaradka Xilal Looga Magacaabay
ht...
Friday, January 4, 2019
-
Suldaan Naasir Oo Ku Taliyay In DNA Lagu Kala Saaro Labada Qoys Ee Isku Haya Fanaanada Nimco Yaasiin Caraale
Waxa wax laga xumaddo ah in reerka ay kaso jeedo fananada nimco yaasin caraale ohinta ay qoyskasi mudo ay hos u oyayen in ay tahay dulmi iyo tacadi aan lo, dulqadan karin una bahan in laga qanciyo tabashadod ay tabanayan taaso had...
Friday, January 4, 2019
-
Daawo Muuqalka”Odayaasha Deegaanka Xabaalo Tumaalo Oo Ka Cabanaya Weerar Dhul Booba Uu Kusoo Qaaday Ganacsadaha Cumar Caydiid Iyo Cagafyo Uu dhul Daqsimeed Galiyay Oo Laga Soo Eryay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Odayaasha Deegaanka Xabaalo Tumaalo Oo Ka Cabanaya Weerar Dhul Booba Uu Kusoo Qaaday Ganacsadaha Cumar Caydiid Iyo Cagafyo Uu dhul Daqsimeed Galiyay Oo Laga Soo Eryay
https://youtu.be/e...
Friday, January 4, 2019
-
Daawo Muuqalka”Adeega Yasin Caraale Iyo Dad Waayela Oo Kudhaqan Degmada Sheekh Oo Cadeeyay Inaanay Nimco Yasin Caraale Aheyn Qoyska Cusub Ee Ay Sheeganayso Baaq Culusna Diray
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Adeega Yasin Caraale Iyo Dad Waayela Oo Kudhaqan Degmada Sheekh Oo Cadeeyay Inaanay Nimco Yasin Caraale Aheyn Qoyska Cusub Ee Ay Sheeganayso Baaq Culusna Diray
https://youtu.be/K-u32hCgH...
Friday, January 4, 2019
-
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Muuse Biixi Oo Maanta Dhiig Shubis Sameeyey
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somailland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta Daah-furay Ololaha Qaranka ee dhiig bixinta oo qasriga Madaxtooyada Somaliland lagu qabtay.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://y...
Thursday, January 3, 2019
-
Maxkamada Hargeysa Oo Xayiraad Saartey Hotel Gaar Loo Leeyahay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxkamada Gobalka Maroodi Jeex warqad maanta ka soo baxday ayaa waxaa lagu sheegay in Xayiraad ay saartey maxkamada Gobolka Maroodi Jeex ay saartey Hotel-ka Beerta Libaax-yada ee uu leeyahay Siyaasi Ca...
Thursday, January 3, 2019
-
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabd Iyo Golahiisa Wasiirada Oo Maanta Daah-Furay Ololaha Qaranka Ee Dhiig Bixinta+Daawo Sawirada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somailland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta Daah-furay Ololaha Qaranka ee dhiig bixinta oo qasriga Madaxtooyada Somaliland lagu qabtay.
Waxaana ugu horayn halkaasi ka hadlay Wasii...
Thursday, January 3, 2019
-
USA: Xubnaha Kongereeska Oo Maanta La Dhaarinayo
USA(Berberatoday.com)-Dalka Maraykanka, maanta waxaa lagu wadaa in la dhaariyo xubnaha cusub ee ku soo biiray labada aqal ee congresska Maraykanka, iyada oo sanadkan ay, gaar ahaan, aqalka hoose ku soo biirtay triadii ugu badneyd ...
Thursday, January 3, 2019
-
Madaxweyne Farmaajo Iyo Raysal Kheyre Oo Isku Khilaafsan Musharaxooda Puntland
Moqdisho(Berberatoday.com)-Doorashada Puntland oo ay 6 maalmood ka hadhsan tahay ayaa waxaa hadda soo baxaya tirada musharax ee ay wadato dowladda Federal-ka ah.
Sida xog la’isku halayn karo lagu helay , xukumadda uu hoggaa...
Thursday, January 3, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|