-
Daawo Muuqalka”Xukumada Somaliland Oo Musharax Madaxweyne Khaliif Ciise Mudan Ku Tilmaantay Gacan Ku Dhiigle Xasuuq Ka Geystay Somaliland Xiligii UU Ciidamada Cirka Somaliya Ahaa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Xukumada Somaliland Oo Musharax Madaxweyne Khaliif Ciise Mudan Ku Tilmaantay Gacan Ku Dhiigle Xasuuq Ka Geystay Somaliland Xiligii UU Ciidamada Cirka Somaliya Ahaa
https://youtu.be/vqZj...
Tuesday, January 1, 2019
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Oo Soodhaweeyay 40 Askari Oo Jabhada Caare Ka Soo Goostay
Sanaag(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Oo Soodhaweeyay 40 Askari Oo Jabhada Caare Ka Soo Goostay
https://youtu.be/k3KcLH6iKMA?t=50
Berberatoday.com...
Tuesday, January 1, 2019
-
Daawo Muuqalka”Wasiir Koore Oo Hanjabaad Hawda U Mariyey General Morgan
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Biyaha Somaliland Saleeban Yuusuf Cali Koore ayaa waxaa uu hadalo hanjabaad u muuqda uu hawda u mariyey Gen Morgan oo u taagan xilka musharaxa madaxweyne ee mamulka Puntland
Halkan Hoose Ka D...
Tuesday, January 1, 2019
-
“Mucaarid Kulmiye Ayaa Ugu Danbeeyey Somaliland ..”Wasiir Axmed Muumin Seed “Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaarada Beeraha Somaliland Md Axmed Muumin Seed ayaa waxaa uu maanta sheegay in Somaliland uu mucaarid ugu danbeeyey xiligii uu xisbiga Kulmiye uu mucaarid ahaa
Halkan Hoose Ka Daawo Muuq...
Tuesday, January 1, 2019
-
40 Askari Iyo Gaadiid Ay Wataan Oo Ka Soo Goostay Jabhadda Uu Hoggaamiyo Kornayl Caarre Oo Maanta Lagu Soo Dhaweeyay Gobolka Sanaag
Dararweyne(Berberatoday.com)-Masuuliyiin Katirsan Xukuumadda Somaliland ayaa waxa ay Deegaanka Dararweyne ee Gobolka Sanaag maanta ku soo dhaweeyeen tiro ka badan 40 Askari oo ka soo goostay Jabhadda uu hoggaamiyo Kornayl Siciid C...
Monday, December 31, 2018
-
Yaa Ku Guuleystay Doorashadii Ka Dhacday Dalka Bangladesh?
Dhaka(Berberatoday.com)-Ra’iisalwasaaraha dalka Bangladesh Sheekh Hasina ayaa mar saddexaad loo doorto xilkaasi ka dib doorashadii guud ee dalkaasi ka dhacday shalay oo Axad ahayd, sida uu sheegay guddiga doorashooyinka dalkaasi...
Monday, December 31, 2018
-
“Waanu Dhisaynaa Dhammaan Madaarada Dalka, Waxa Kale Oo Aanu Dhisaynaa 7 Dekedood…” Wasiir Cabdillahi Abokor”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Horumarinta Jidadka iyo Gaadiidka Somaliland Cabdilaahi Abokor Cismaan ayaa waxa uu soo bandhigay waxa ay qaban doonaan sannadka soo socda,
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Wasiir Cabdillahi ...
Monday, December 31, 2018
-
Liiska Xubnaha Cusub Ee Baarlamaanka Puntland Oo Maanta La Filayo In Lagu Dhawaaqo
Garoowe(Berberatoday.com)-Maanta ayaa lagu wadaa in magaalada Garoowe ee xarunta dowlad gobolleedka Puntland looga dhawaaqo liiska xubnaha cusub ee noqonaya Baarlamaanka dowlad gobolleedka Puntland ee lagu wado in ay soo doortaan ...
Monday, December 31, 2018
-
Akhriso Qisoonka”14 Bilyaneer Oo Nolol Saboolnimo Ah Ku Soo Koray Iyo Siday U Taajireen Una Heleen Hantida Adduunka Ugu Badan
Shakhsiyaadkan noloshooda hore faqiirnimada aadka u darran ka soo bilaabantay waxay tusaale u noqon karaan qof kasta oo nolol hoose ku nool, kaasoo ay dhiirigelin u noqonayaan inuu fikir cusub iyo ikhtiraac la yimaado si uu ho...
Monday, December 31, 2018
-
“Reer Puntland Oo Soomaalida Kale Dilaalidooda Aad Ugu Xarfaan Ahi Tollow Turubkii Ma Dib Bay Hadana U Baandhaynayaan”?Cali Guray.
PUNTLAND: Ka Rogoo Hadana Saar
“Dhaqanka Somalida qof kastaa waa ku marti guri kasta oon ahayn gurigiisa. Soomaalidu waa shan guri nin maamuli kara guri aan kiisa ahaynina ma jiro. Cali Ciise Cabdi Puntland maaha gurigiisii e...
Monday, December 31, 2018
« Previous Page — Next Page »