-
Maxamed Cabdi Gurxan Oo Madaxweyne Muuse Biixi Umagacaabay Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Maaliyada
Berbera(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa umagacaabay Maxamed Cabdi Gurxan Agaasimaha Guud ee Wasaarada Horumarinta Maaliyada.
Maxamed Cabdi Gurxan oo ahaa Maamulihii hore ee Kastamka Berbe...
Monday, December 31, 2018
-
Daawo Muuqalka”Mayerka Berbera Cabdishakuur Cidin Oo Tv-ga Universal Uga Warbixiyay Halkuu Marayo Ololihii Nadaafada Iyo Dhireyntii Magaalada Berbera
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Mayerka Berbera Cabdishakuur Cidin Oo Tv-ga Universal Uga Warbixiyay Halkuu Marayo Ololihii Nadaafada Iyo Dhireyntii Magaalada Berbera
https://youtu.be/PhNIStmt3PE?t=173
&n...
Monday, December 31, 2018
-
Daawo”Muuqaal Cusub Uu Telefishanka Al Jazera Maanta Soo Bandhigay Qaabkii Loo Dilay Wariye Jamaal Khashoggi
Ankara(Berberatoday.com)-Telefishanka Al Jazera ayaa waxaa uu maanta soo bandhigay muuqaal cusub oo ah qaabkii qunsiyada sucuudiga loogu dilay wariye Jamaal Khashoggi
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
...
Monday, December 31, 2018
-
Kaadiriin Kulmiye Laga Caydhiyay Oo Isku Diyaarinaya Mucaaridad Culus Iyo Xaruntii Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Oo Shalay Lagu Duceeyay, Xoolana Lagu Qalay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Iyadoo aad loogu dhegtaagayo halka uu ku dambayn doono Guux xoogan oo ka dhex socda Xisbiga Kulmiye dhexdiisa kaasi oo sugi kari la’ Shir weynaha Golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye oo lasheegay in loo qoo...
Monday, December 31, 2018
-
War Deg-Deg Ah”Madaxweeyne Muuse Biixi Oo Sameeyay Xil Ka Qaadis Iyo Magacaabis
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweeynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sameeyay xil ka qaadis iyo magacaabis;
Agaasimaha wasaaradda maaliyadda ayuu u magacaabey, Maxamed Cabdi Gurxan
Agaasimaha wasaaradda cadalaadda ayuu...
Monday, December 31, 2018
-
Shirkada Dp World Oo La Sheegay Inay Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maal-gelinaysay Dekedda Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland
Berbera(Berberatoday.com)-Shirkadda Imaaraadka Carabta ee DP World ayaa wax ka beddeshay qorshaheedii dekedda Berbera, waxaana ay hoos u dhigtay muhiimaddii dekeddaas, Waxaana la sheegay inaysan dooneyn inay maal-gelin buuxda ...
Monday, December 31, 2018
-
Al Shabaab Oo Faafisay Magaca Iyo Qabiilka Ninkii Dhawaan Isku Qarxiyay Tiyaatarka Muqdisho
Muqdisho(Berberatoday.com)-Kooxda Al Shabaab ee Soomaaliya ayaa faafisay magaca ninkii isku qarxiyay dhowaan afaafka madaxtooyada Soomaaliya, gaar ahaan iridka Tiyaatarka Qaranka, halkaas oo dad 40 ruux ku dhow ay ku dhinteen.
...
Monday, December 31, 2018
-
Seynisyahan Dalbaday In La Dilo Oo La Kharaajiyay
Switzerland(Berberatoday.com)-David Goodall oo ahaa seynisyahan 104 sano jir ah ayaa nafta looga raaxeeyay ka dib markii uu nolosha geeri ka doorbiday
David Goodall ayaa doorbiday in nafta looga raaxeeyo isbataal ku yaalla da...
Monday, December 31, 2018
-
Daawo Muuqalka”Dood Kulul Isbedelada Geeska Africa Laga Filan Karo Sanadka 2019 Iyo Xaalka Wada Hadalada Somaliland & Somaliya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Laanta Afka Somaliga ee Idaacada BBC-da ayaa waxaa ay Qabatey dood xiiso badan oo lagaga hadlaayey Isbedelada gobalka Geeska africa laga filan karo sanadka 2019 iyo isbedeladii 2018 dhacay
Sidoo...
Monday, December 31, 2018
-
Cabdiraxmaan Faroole Oo Ka Hadley Doorashada Puntland Madaxweyne Gaas-na Eedeymo Ku Hurgufay
Garoowe(Berberatoday.com)-Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland Cabdiraxmaan Faroole ayaa waxaa uu ka hadley doorashooyinka Puntland ku soo socda , waxaana uu madaxweyne Gaas u jeediyey eedeymo culus isaga oo ugu baaqay in uu ta...
Sunday, December 30, 2018
« Previous Page — Next Page »