-
Maxaa Ka Soo Baxay Kulankii Warbaahinta Ay Xukuumada Somaliland U Qabatey ?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada Warfaafinta Somaliland ayaa warbahinta u sheegay sagaal qodob oo uu sheegay in laga soo saarey kulan Hargeysa laba cisho uga socday warbaahinta Somaliland iyo xukuumada
Halkan Hoo...
Sunday, December 30, 2018
-
Xisbiyada Mucaaridka Uu Shuruud Ku Xidhay Xal Laga Gaadho Arimaha Doorashooyinka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiyada mucaaridka Somaliland ayaa waxaa ay maanta mar kale iskugu yimaaden kulan kuwaas oo ay ka soo qeyb galeen madaxweyne ku xigeenka Somaliland iyo labada gudoomiye ee xisbiyada Waddani iyo UCID
...
Sunday, December 30, 2018
-
Daawo Muuqalka”Buurmadow Oo War Cusub Ka Soo Saarey Coladii Ceel Afweyn
Hargeysa(Berberatoday.com)-Boqor Buurmadow ayaa waxaa uu ka Hadley coladoo Afweyn ee dhawaan la soo xidhay waxaana uu sheegay in nabadii ay meel fiican mareyso
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Berberatoday....
Sunday, December 30, 2018
-
Daawo Muuqalka”Musharax Ka Soo Jeeda Gobalka Sool Oo Isku Soo Taagay Xilka Madaxweynaha Puntland
Garoowe(Berberatoday.com)-Musharax Cali Ciise Cabdi Oo ka soo jeeda deeganka Gobalka Sool ayaa waxaa uu maanta ku dhawaaqey in uu u sharaxan yahay xilka madaxweynaha maamulka Puntland
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
...
Sunday, December 30, 2018
-
Chief Engner Xuseen Axmed Khayre Oo Ah Khabiir Ku Takhasusay Cilmiga Bada Iyo Maraakiibta Oo Ku Baaqay In La Badbaadiyo Jaamacada Culuumta Bada Ee Berbera
Berbera(Berberatoday.com)-Chief Engneer Xuseen Axmed Khayre oo kamida Macalimiinta Jaamacada Cilmiga Bada ee Berbera Islamarkaan ah khabiir aqoon buuxda oo mudo dheer ah uleh shaqada Cilmiga Bada iyo maraakiibta ayaa ka dayriyay x...
Sunday, December 30, 2018
-
Daawo Muuqalka”Masuul Uhadlay Xisbiga Waddani Oo Uhanjabey Wasiir Maxamed Kaahin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Kayse Cali Geedi oo ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu si kulul uga jawaabey hadalo dhawaan ka soo yeedhay Wasiir Maxamed Kaahin kaas oo ahaa in Xukuumadu ay tabeyso doork...
Sunday, December 30, 2018
-
Daawo Muuqalka”Wiil Shaqaale Ka Ahaa Wasaarada Warfaafinta Somaliland Oo Ganaax Mushahar La,aana Lagu Riday Kadib Markuu Sameeyay Qaab Socodka Madaxweyne Muuse Biixi
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wiil Shaqaale Ka Ahaa Wasaarada Warfaafinta Somaliland Oo Ganaax Mushahar La,aana Lagu Riday Kadib Markuu Sameeyay Qaab Socodka Madaxweyne Muuse Biixi
https://youtu.be/0LFSkc2...
Sunday, December 30, 2018
-
“Maxamed Kaahin Waxaan Leeyahay Maxaa Lagu Mucaarida Waxbaba Ma Heyside ..”Xisbiga Ucid Oo Wasiir Maxamed Kaahin U Jawaabay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha warfaafinta xisbiga UCID ayaa waxaa uu si kulul uga jawaabey hadalo shalay ka soo yeedhay wasiir Maxamed Kaahin kaas oo ahaa in xukuumada madaxweyne Biixi ay tabeyso Doorkii mucaarid nimo
Ha...
Sunday, December 30, 2018
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Cusub Ee Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Saaxil Xaaji Cabdi Jaamac Aadan Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Sababtuu Xisbiga Kulmiye Uga Baxay Uguna Biiray Xisbigiisa Cusub
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gudoomiyaha Cusub Ee Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Saaxil Xaaji Cabdi Jaamac Aadan Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Sababtuu Xisbiga Kulmiye Uga Baxay Uguna Biiray Xisbigiisa Cusub
https://youtu.be...
Sunday, December 30, 2018
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga Somaliland Maxamed Shugri OO Faahfaahin Ka Bixiyay Sabatuu Isaga Casilay Xilkii Uu Hayay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyihii Rugta ganacsiga Somaliland Md Maxamed Shugri ayaa waxaa uu maanta shaaciyey in uu xilkii iska casilay sababo isaga u gaar ah
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Berber...
Sunday, December 30, 2018
« Previous Page — Next Page »