-
“Arrin Aanan Waligey Horey U Arkin Ayaan Kala Kulmay Diyaaraddii Aan Ku Tagay Wadanka Ciraaq..” Madaxweyne Trump
Washington(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo marwada koowaad ee dalkaas Melania Trump ayaa booqasho aanan la shaacin waxa ay ugu tageen ciidammada Mareykanka ee ku sugan waddanka Ciraaq.
Waxa ay halka...
Friday, December 28, 2018
-
Proffesor Gees Oo Kaga Hadlay Siyaasada Geeska Afrika Iyo Sannadka Cusub Ee 2019.
Aragtida Ismaaciil Cumar Ee Maamulkii Tigreega + Warqad Uu Marxuum Cigaal U Qoray Xoghayihii Guud Ee Qaramada Midoobay.
“Waa lays qayaanaynayaa soomaali qaarow eh
Qosol been ah fool wada qayaxan, qiil aan garanaayo,
Boo...
Friday, December 28, 2018
-
Proffesor Cabdisalaan Yaasiiin oo Ku Baaqay in aan La Marin Habaabin Nidaamka Xisbiyadda
Hargeysa(Berberatoday.com)-Proffesor Cabdisalaan Yasiin ayaa waxaa uu ku baaqay in aan la maro habaabin nidaamka xisbiyada qaranka Somaliland
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Berberatoday.com...
Friday, December 28, 2018
-
Daawo Muuqalka”Sheekh Jaamac Wadaad Oo Xalqadii Labaad Bulshada Uga Digaya Sixirka Iyo Qaababka Jinku U Adeegsado Tilmaamana Ka Bixinaya
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Sheekh Jaamac Wadaad Oo Xalqadii Labaad Bulshada Uga Digaya Sixirka Iyo Qaababka Jinku U Adeegsado Tilmaamana Ka Bixinaya
https://youtu.be/R69gHVRk130?t=109
...
Friday, December 28, 2018
-
Daawo Muuqalka”Wajigii Labaad Ee Nabadaynta Beelaha Ceel-Afwayn Oo Lasoo Gabo Gabeeyay Iyo Nuxurka Qodobada Kasoo Baxay.
Ceel Afweyn(Berberatoday.com)-Gudida nabadaynta beelihii dirirtu ku dhex martay deegaanada ceel-afwayn ayaa soo gabo gabeeyay wajigii labaad ee nabadaynta beelahan. Kaasi oo laga soo saaray qodobo muhiim iyo Awaamiir cul culus oo ...
Friday, December 28, 2018
-
Eritrea Oo 20 Sanadood Ka Dib Safiir U Soo Magacowdey Dalka Itoobiya
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Itoobiya Mss Sahle-Work Zewde ayaa maanta qaabishay safiir ay dawlada Eritrea u soo magacawday safaarada ay 20 sanadood ka dib ka furatay magaalada Addis Ababa.
Safiirka dalka ...
Friday, December 28, 2018
-
Obama iyo Xaaskiisa oo Kaalinta Koowaad Ka Galay Shaqsiyaadka Loogu Qadarinta Badan Yahay Mareykanka
USA(Berberatoday.com)-Marwadii koobaad ee hore ee waddanka Mareykanka Michelle Obama ayaa waxa ay soo afjartay 17 sanadood oo ay Hillary Clinton aheyd haweeneyda loogu qadarinta badan yahay waddankaasi.
Mrs Clinton, oo hore ugu...
Friday, December 28, 2018
-
Wasiirkii Arrimaha Dibedda Sacuudiga Iyo Xubno Kale Oo Badan Oo Xilalka Laga Qadaay
Jiddah(Berberatoday.com)-Boqorka dalka Sacuudiga Salmaan Bin Cabdulcaziiz ayaa wasiirkii hore ee maaliyadda dalkaas Ibrahim al-Assad u magacaabay inuu noqdo wasiirka cusub ee arrimaha dibedda dalkaas.
Magacaabistan ayaa qeyb ...
Friday, December 28, 2018
-
Daawo Muuqalka”Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya oo Lala Yeeshay Siyaasi Maxamed Biixi Yoonis
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaaasi Maxamed Biixi Yoonis oo ka mid ah Siyaasiyiinta sar sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo lala yeeshay waraysi dhinaacyo badan taabanaya, ayaa kaga hadley arrimo door ah oo ay ka mid yihii...
Friday, December 28, 2018
-
77 Jir Howlgab Ka Noqday Shaqadii Dib Ugu Laabtay Iyo Sababta Kaliftay
Uk(Berberatoday.com)-Nin 77 Jir ah, horay na u noqday howlgab ayaa haatan billaabay in mar kale uu shaqeeyo, isagoo na sheegay in uu shaqeyn doono ilaa iyo inta karaankiisa ah.
Graham Smith, oo ka soo jeedaa magaalada Dunstab...
Friday, December 28, 2018
« Previous Page — Next Page »