-
Dawlada Uganda Oo Taliye Cusub U Soo Magacawday Soomaaliya
Moqdisho(berberatoday.com)-Dowladda Uganda ayaa Taliye cusub u magacawday Ciidankeeda ku sugan Soomaaliya ee qeybta ka ah Howlgalka AMISOM, iyadoo la bedelay Taliyihii ciidankaas Paul Lokech.
Brig. Michael Kabango oo ahaa Tal...
Thursday, December 20, 2018
-
Khilaaf Culus iyo Xaalad Cakiran Oo Soo Waajahday Qoyska Boqortooyada Sucuudiga
Riyad(Berberatoday.com)-Jariiradda Sunday Times ee London ayaa warisay xaalad argagax leh oo ay ku sugan yihiin Qoyska boqortooyada dalka Sucuudigu. Warbixintan oo uu qoray wariyaha majaladda Jariiradda Sunday Times ee Bariga Dhex...
Thursday, December 20, 2018
-
“Guurtidu Waa Inay Noo Kordhisaa Muddo Kordhin Raali Laga Hayey ….” Xildhibaan Qabiile
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, ayaa talo u soo jeediyey Golaha Guurtida, waxaanu ugu baaqay in aanay xiisad iyo xaalad kale oo khilaaf keenta aanay buurin ...
Thursday, December 20, 2018
-
Dawlada Mareykanka Oo Taageero U Muujisay Shirkada DP World
USA(Berberatoday.com)-Dowlada Maraykanka ayaa ku taageertay shirkada xarunteedu tahay wadanka Isutagga Imaaraadka Carabta ee DP World khilaafka kaladhexeeya dowlada Jabuuti ee dhismaha dekeda Dooraale.
La taliyaha Arrimaha ...
Thursday, December 20, 2018
-
Dagaalka Hargeysa Iyo Muqdisho Ee Aaladda Twitterka Iyo Wejiyada Caanka Ah Ee Ku Difaaca Luuqadaha Kala Duwan Qaddiyadda Somaliland.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Inkastoo ay inta badan dadka Soomaalida ahi siyaasadda kaga faalloodaan baraha bulshada, haddana aaladda twitterka ayaa ah fagaare ay inta badan ku dooddaan dadka aqoonyahanka ah ee siyaasadda lafo-guraa...
Thursday, December 20, 2018
-
“Mareykanka Wuxuu Suuriya Uga Baxayaa Ruushka Dartii ” + [ Akhriso War Bixin Xogo Badan Shaacisay
Suria(Berberatoday.com)-Dr Axmed Sheekh Maxamed Tiir oo falanqeeya arrimaha caalamka ayaa BBC-da uga warramay waxa xilligan ku soo beegay in ay Mareykanka ka baxaan Suuriya.
“Sidaad ogtahay, ISIS waxay noqdeen ururkii ugu h...
Thursday, December 20, 2018
-
Raysal Wasaarahga Israa’il Oo Shaacinaya Arrin Culus Oo Ku Saabsan Boqortooyada Sacuudiga
Israel(Berberatoday.com)-Ra’iisul wasaare Benjamin Netanyahu ayaa daaha gadaashiisa ka shaqeynaya isaga oo doonaya in la wanaajiyo xidhiidhka u dhaxeeya maamulka Yahuuda Israel iyo boqortooyada Sacuudiga.
Wararka ayaa she...
Thursday, December 20, 2018
-
Cadadka Lacagtii Xukumada Farmaajo Ku Bixisay In Lafta-gareen Madaxweyne Looga Dhigo Maamulka Koonfur-galbeed Somalia Oo La Soo Bandhigay
Baydhaba(Berberatoday.com)-Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa qarash gaadhaya saddex milyan oo dollar ku bixisay sidii Cabdcasiis Lafta-gareen loogu dooran lahaa madaxweynaha Koonfur Galbeed, sida uu sheegay, wasiirkii hore...
Thursday, December 20, 2018
-
Qoomiyada Tigrayga Dalka Itoobiya Oo Eedeyn Culus U Jeediyey Danjiraha Mareykanka Ee Somaliya
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Danjiraha Mareykanka ee Soomaaliya Donalt Yomomoto ayaa lagu eedeeyey inuu doorweyn ku lahaa magacaabista ra’iisul wasaaraha Ethiopia Dr Abiy Axmed, taasi oo awooddii maamulka dalkaas ka bixisay gac...
Thursday, December 20, 2018
-
”Hafar , Duudsi Iyo Quudhsi Baa Lagula Kacay Somaliland ..”Mujaad Boobe Yuusuf Ducaale”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale ayaa waxaa uu ka hadley shirkii dhawaan Jabuuti ay iskugu yimadeen aqoon yahanada Somalidu waxaana uu sheegay in shirkaas Somaliland lagula kacay Duudsi iyo hafar
Ha...
Thursday, December 20, 2018
« Previous Page — Next Page »