-
Saraakiil dembiyo Culculus ka galay gobolka Soomaalida Itoobiya oo la baadigoobayo oo Baasaboor Soomaali ku baxsaday & Xogo kale oo xasaasiya
Jigjiga(Berberatoday.com)-In ka badan 50 sarkaal oo ka tirsanaa maamulkii la riday ee dowlad deegaanka Soomaalida Ethiopia ayaa Muqdisho uga dhoofay baasaboorro Soomaali ah, oo uu u sameeyay taliyaha waaxda Jinsiyadaha iyo Socda...
Friday, December 21, 2018
-
Xukumada Itoobiya Ee Raysul Wasaare Ahmed Abyi Oo Xal Uheshay Dhibaato Hore Loogu Caal Waayay?
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Markii ugu horreysay taariikhda dalka Itoobiya shacabka dalkaasi waxay helayaan qiimo dhimis dhanka isgaadhsiinta ah gaar ahaan qiimaha telefoonada.
Shirkadda kaliya ee isgaadhsiinta ee ka ji...
Friday, December 21, 2018
-
Sidee Lagu Soo Afjaray Mooshinkii Laga Keenay Madaxweyne Farmaajo ?
Moqdisho(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha golaha shacabka, Maxamed Mursal Sheekh Cadiraxmaan oo maalin kahor soo saaray warqad uu ku sheegayo in uu buray hindisihii xil ka qaadista madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaa...
Friday, December 21, 2018
-
Xoghayaha Difaaca Mareykanka Mr Jim Matti Oo Sheegay Inuu Iscasili Doono Iyo Sababta
USA (Ilays-News):- Xoghayaha difaaca Mareykanka Jim Mattis ayaa sheegey inuu shaqada ka tagayo bisha February. Madaxweyne Trump ayaa bartiisa Tweeter-ka soo dhigey inuu howl-gab noqonayo Gen. Mattis bisha February ee sanadka foo...
Friday, December 21, 2018
-
Madaxweynaha Somaliland Oo Magaalada Wajaale Maanta Kulan Kula Qaatay Madaxweynaha Deeganka Soomalida Itoobiya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu maanta safar ugu baxay magaalada Wajaale ee xuduuda u dhaxeysa Somaliland iyo Dalka Itoobiya
Madaxweyne Biixi ayaa magaalada Wajaale waxaa...
Friday, December 21, 2018
-
Madaxweyne Putting Oo Soo Dhaweeyey In Mareykanku Suuriya Ka Baxo ..” Marka Hore Ba Sharci Daro Ayuu Ku Joogay ..”
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Mareykanka ayaa waxaa uu dhawaan ku dhawaaqey in uu ciidamadiisa ku sugan dalka Suuriya oo tiradaadu ka badan tahay Laba kun oo Askari uu kala soo bixi doono .
Madaxweynaha Ruus...
Friday, December 21, 2018
-
La Taliyaha Dhaqaalaha Ee Madaxwaynaha Somaliland Dr. Cismaan Sheekh Ahmed Oo Ka Warbixiyay Waxyaabaha Uqabsoomay Xukuumada.
“Aad baan Ugu Kalsoonahay In Isbadal Dhaqaale ka Hirgali Doono Somaliland,Madaxweynahana Waxa ka Go’an In Gobolada Bari Maalgalin Dheeraad ah Lagu sSmeeyo” Dr. Cismaan.
Minneapolis(Berberatoday.com)-La-taliyaha dhinaca dhaq...
Friday, December 21, 2018
-
Kulan La Filayo Inuu Wajaale Ku Dhexmaro Madaxweynaha Somaliland Iyo Ka Kililka shanaad Ee Somalida Itoobiya
Wajaale(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cadi iyo Madaweynaha Dowlad-deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya Mustafe Maxamed Cumar (Cagjar) iyo Weftiyo ay kala hoggaaminayaan, ayaa la filayaa inay...
Friday, December 21, 2018
-
Daawo Muuqalka”Halgamaa ONLF Ka Tirsanaa Oo Siro Fashiliyey
Hargeysa(Berberatoday.com)-Halgamaa ka tirsan Ururka ONLF oo shegay in laga qabtey maamulka Puntland ayaa waxaa uu ka sheekeyey qaabkii loo qabtey , cidii qabatey iyo goobtii lagu hayn jiray
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Wa...
Thursday, December 20, 2018
-
Daawo Muuqalka”Kominshanka Maamul Wanaaga Somaliland Oo Maanta Doortey Gudoomiye Iyo Gudoomiye Ku Xigeen Cusub
Hargeysa(Berberatoday.com)-Kominshanka la dagaalanka Musuq Maasuqa iyo maamul wanaaga Somaliland ayaa waxaa ay maanta doorteen Gudoomiye iyo gudoomiye ku xigeen Cusub
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://yout...
Thursday, December 20, 2018
« Previous Page — Next Page »