-
Dawlada Denmark Oo Shuruuc Ka Soo Saartay Muhaajiriinta
Denmark(Berberatoday.com)-Dalka Denmark ayaa soo saaray sharci cusub oo ku qasbaya dadka qaadanaya dhalashada dalkaasi in maalinta la dhaarinayo ay gacan-qaadaan mas’uuliyiinta guddoonsiinaysa dhalashada.
Sharcigan ayaa mac...
Saturday, December 22, 2018
-
Turkiga Oo Hakiyay Howlgalkiisii Miletari Ee Syria Iyo Sababta
Ankara(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Jimcihii sheegay in waddankiisu uu si ku meel gaadh ah u hakin doono howlaha militari ee ka dhanka ah xoogagga Kurdishka ee uu Maraykanku taageero ee ...
Saturday, December 22, 2018
-
Wiil 8 Jir Ah Oo Ka Yaabiyay Seynis Yahan Caan Ah
USA(Berberatoday.com)-Wiilkan yar oo ka soo jeeda gobolka California ee dalka Mareykanka ayaa safar 12 saacadood qaatay u galay si uu ula kulmo nin Seynis yahan ah oo uu aad u jecel yahay.
Ajay Sawant ayey u suurta gashay inu...
Saturday, December 22, 2018
-
War Deg Deg Ah”Qarax Xoogan Oo Iminka Ka Dhacay Moqdisho
Moqdisho(Berberatoday.com)-Qarax xoogan ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo dhawaqiisa laga maqlay magaalada Muqdisho.
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qaraxa waxaana Dhawaqa Qaraxa oo xooganaa ayaa laga maqlay x...
Saturday, December 22, 2018
-
”Muuse Biixi Jiga Jiga Ii Raac Baan Ku Yidhi ..”Madaxweynaha Somalida Itoobiya Mustafe Cagjar”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Mustafe Cagjar ayaa waxaa uu ka war bixiyey kulankii uu madaxweyne Muuse Biixi la yeeshay arimihii ay kaga wada hadleen
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/KeGPOZNkUQ...
Friday, December 21, 2018
-
Madaxweyne Muuse Biixi Muxuu Ka Yidhi Kulankii Uu La Qaatey Madaxweyne Mustafe Cagjar”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu ka war bixiyey kulankii uu maanta magaalada Wajaale kula yeeshay madaxweyne Mustafe Cagjar
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://...
Friday, December 21, 2018
-
Daawo Muuqalka”Warbixin Laga Diyaariyay Dhibta Niyad Jabku Uu Leeyahay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaanu halkan idinku soo gubdin doona war bixin laga diyaariyey dhibaatada ay niyad jabku leedahay
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/_3ukLRzdrJA
...
Friday, December 21, 2018
-
Daawo Sawirada”Kulankii Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Madaxweyne Mustafe Cagjar
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu maanta magaalada Wajaale kula kulmay madaxweynaha deeganka Soomalida Itoobiya Md Mustafe Maxamuud Cagjar
...
Friday, December 21, 2018
-
Daawo Muuqalka”Faahfaahinta Nuxurka Wixii Ay Kawada Hadleen Madaxweynaha Somaliland Iyo Madaxweynaha Somalida Itoobiya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Afhayeenka madaxtooyada Somaliland ayaa waxaa uu ka war bixiyey kulan magaalada Wajaale ku dhex maray madaxweyne Muuse Biixi iyo madaxweynaha deeganka Soomalida Itoobiya Md Mustafe Cagjar
Halkan Hoo...
Friday, December 21, 2018
-
Daawo Muuqalka”Xukumada Muqdisho Oo Fashilisay Khiyaamo Qaran Oo Xukuumadii Siilaanyo Shuraako Kula Ahayd
Muqdisho(Beerberatoday.com)-Xaliimo Maxamed Ismaaciil oo lagu naanayso Xaliimo Yarey oo ah Gudoomiyaha Gudida Doorashooyinka Somaliya ayaa sheegatay in Xukumadii Madaxweyne Siilanyo ay usoo gudbin jirtay Xildhibaanada Golayaasha...
Friday, December 21, 2018
« Previous Page — Next Page »