-
“Iska Heesa , Isna Astura ..”Abwaan Axmed Saleebaan Bide OO Fanaaniinta Danbe Ee Anshaxa Xun Fariin Waayeelnimo Uidiray”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaan Axmed Saleeban Bide oo ka mid ah abwaanada Soomalida ugu caansan isla markaana fanka ku soo jiray muddo ka badan 50 sanno ayaa waxaa uu waano iyo dardaaran u diray hablaha heesa iyaga oo aan astur...
Sunday, December 23, 2018
-
Beesha Caalamka Oo War Ka Soo Saartey Qarxayadii Shalay Moqdisho Ka Dhacay
Moqdisho(Berberatoday.com)-Qaar ka mid ah dowladdaha iyo Ururadda Caalamiga ah ayaa si kulul u cambaareeyay Qaraxyadii shalay lagu weeraray Kontoroolka Tiyaatarka Soomaaliya.
Dowladdaha Carabta,kuwa Yurub, iyo dalka Mareykank...
Sunday, December 23, 2018
-
Daawo Muuqalka”Dood Xiiso Badan Oo Tv-ga Codka Bariga Afrika Uqabtay Sadexda Xisbi Qaran Ee Somaliland Iyo Doorashada Dib Udhjacday Oo Lagu Lafaguray
Hargeysa(Berberatoday.com)-Telefishanka Codka Bariga Africa ayaa waxaa uu dood xiiso badan u qabtey saddexda xisbi qaran ee Waddani , UCID iyo Kulmiye
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/HT2E5FyuVMs
...
Sunday, December 23, 2018
-
Daawo Muuqalka”Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Maanta Hor Tagay Golaha Wakiilada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Maaliyada Somaliland ayaa waxaa uu maanta hor tagay golaha wakiilada isla markaana waxaa uu war bixin ka siiyey miisaan-yada sanadka 2019 ee dawlada Somaliland
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqa...
Saturday, December 22, 2018
-
Madaxweyne Trump Oo War Ka Soo Saarey Qadiyada Ictiraafka Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawladda Maraykanka ee maamulka Madaxweyne Donald Trump ayaa cadaysay mawqifka dalkaas ee aqoonsiga qaddiyadda madaxbanaanida Somaliland.
Kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka u qaabilsan ...
Saturday, December 22, 2018
-
Daawo Muuqalka”Golaha Guurtida Oo Go,aan Ka Soo Saarey Buug Uu Qoray Wasiir Guribarwaaqo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Golaha Guurtida Somaliland ayaa waxaa ay go,aan ka soo saareen Buug uu qoray wasiir Guribarwaaqo iyaga oo amar ku bixiyey in buugaas la gubo
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu...
Saturday, December 22, 2018
-
Wariye Caan Ah Oo Ku Geeriyooday Qaraxyadii Saaka Ka Dhacay Muqdisho
Muqdisho(Berberatoday.com)-Weriye Cawil Daahir Salaad(Cawil Nabaadiino) oo ka tirsanaa Telefishinka Universal ayaa ku geertiyooday qaraxyo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, sida ay xaqiijiyeen qaar ka tirsan shaqaalaha Universa...
Saturday, December 22, 2018
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Cilaajyada Dibu Raxmaan Sheekh Jaamac Wadaad Oo Tilmaamo Ka Bixiyay Sixirka Iyo Qaabkay Saaxiriintu U Adeegsadaan Bulshadana Uga Digay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gudoomiyaha Cilaajyada Dibu Raxmaan Sheekh Jaamac Wadaad Oo Tilmaamo Ka Bixiyay Sixirka Iyo Qaabkay Saaxiriintu U Adeegsadaan Bulshadana Uga Digay
https://youtu.be/jZoaO1-C9gs
...
Saturday, December 22, 2018
-
Ururka Al Shabaab Oo Iminka War Ka Soo Saarey Qarax-yadii Saaka Moqdisho Ka Dhacay .
Moqdisho(Berberatoday.com)-Ururka Al Shabaab ayaa waxaa ay war ka soo saareen laba Qarax oo saaka Moqdisho ka dhacay waxaana ay sheegen in ay labadaas Qarax iyagu masuul ka yahiin
Qarax-yadan oo ay ku dhinteen ugu yaraan 10...
Saturday, December 22, 2018
-
Tirada Ciidamada Brundi Ka Jooga Soomaaliya Oo La Dhimayo Iyo Sababta Keentay
Moqdisho(Berberatoday.com)-Soomaaliya waxaa howlgal loogu magac daray nabad ilaalin u jooga ciidamo Afrikan ah oo ka socda dhowr wadan, waxa ayna ciidamadan dowlada federaalka ka taageeraan dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab iyo sug...
Saturday, December 22, 2018
« Previous Page — Next Page »