-
Daawo Muuqalka”Somaliya : Xildhibaan Saaka La Isku Daayey In Gadhigiisa Lagu Qarxiyo Oo Ka Hadley Qaabkii Uu Uga Bad Baadey
Moqdisho(Berberatoday.com)-Xildhibaan Daahir Aamin Jeesow oo ka mid xildhibaanada Golaha Shacabka Somaliya ayaa saaka ka bad baadey qarax loogu xidhay gaadhigiisa waxaana uu ka war bixiyey qaab kii uu qaraxaas uga bad baadey
Ha...
Tuesday, November 20, 2018
-
“Qabyaaladu Iskuul Madhisto, Basaport Ma Bixiso, Biyo Masamayso Ee Waxbay Burburisaa”Gudoomiye faysal Cali Waraabe”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Khudbad ka Jeediyay Xafladii Dhagax Dhigga Riiga Laga Qodayo Balli-Mataan ayaa bulshada deegaankaa usoo jeediyay in midoobaan qabyaaladuna aanay waxba dhisin ee ay wa...
Tuesday, November 20, 2018
-
Daawo Muuqalka”Khudbadii Madaxweyne Muuse Biixi U Jeediyey Shacab Weynaha Reer Burco Iyo Siyaasadii Geeska Uu ka Hadlay+Fariin Uu Udiray Maamulka Muiqdisho
Burco(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo dhawaan safar ugu baxay gobalkada Bariga Somaliland ayaa waxa uu maanta gaadhay magaalada Burco ee Xarunta gobalka Togdheer
Madaxweynaha ayaa khudbad u j...
Tuesday, November 20, 2018
-
“Madaxweynaha Indhahaaga Ayaad Ku Aragtaa Burcoon Ukala Hadhin Soodhaweyntaada Mucaarad Iyo Muxaafidba Oo Aan Daamo Ukala Fadhiyin Oo Mida”Wasiirka Caafimaadka Xasan Yuusuf Ismaaciil”Daawo Muuqal
Burco(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada caafimaadka Somaliland ayaa waxaa uu shacabka reer Burco uu si balaadhan uga mahad naqay qaabkii ay madaxweyne Muuse Biixi maanta u soo dhaweyeen isaga oo sheegay in madaxweyne Muuse Biix...
Tuesday, November 20, 2018
-
“Faan Bay Ii Tahay In Maanta Burco Madaxweyne Muuse Biixi Lagu Soo Dhaweeyo ..” Wasiir Maxamed Kaahin”Daawo Muuqalka
Burco(Berberatoday.com)-Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa waxaa uu ka Hadley qaabkii maanta ay shacabka reer Burco u soo dhaweyeen Madaxweyne Muuse Biixi waxaana uu sheegay in maanta ay Faan u tahay ...
Tuesday, November 20, 2018
-
Maxaad Ka Taqaan Waxyaalaha Sababa Inay Timaha Aadmigu Daataan Oo Dad Badan La Yaab Ku Noqonaya !
Berbera(Berberatoday.com)-Dad aad u badan ayaa waxay Ammakaag iyo Yaab ka muujiyaan Daadashada Timaha ee sida fudud u bilaabma, Haddaba sida lagu baahiyay Barta ‘WebMd’ ee ka Faalooda Arrimaha Caafimaadka oo Wargeyska Himilo k...
Tuesday, November 20, 2018
-
“Reer Burco-ow Maanta Ceebtii Ayaad Naga Furateen..” Maayarka Burco Oo Ka Hadley Qaabkii Madaxweyne Biixi Loo Soo Dhaweeyey”Daawo Muuqal
Burco(Berberatoday.com)-Maayarka Magaalada Burco Maayr Maxamed Muraad ayaa waxaa uu ka Hadley qaabkii maanta magaalada Burco loogu soo dhaweeyey madaxweyne Muuse Biixi
Maayarka ayaa sheegay in madaxweynaha si balaadhan loo so...
Tuesday, November 20, 2018
-
Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Wefti Uu Hoggaaminayay Oo Burco Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey+Daawo Sawirada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo maalmahanba safar shaqo ku jirey,ayaa si baaxad leh loogu soo dhaweeyey gudaha magaalo-madaxda g...
Tuesday, November 20, 2018
-
“Qoladiina Dekedda Maamusha Waxa La Idinka Rabaa Halkaas Wixii Shaqo Iyo Qandaraas Ka Baxayaa Inay Caddaalad Ku Baxaan Oo Aanay Cabasho Kasoo Noqonin. Dadka Deegaanku Waa Inay Helaan Waxay Xaq Uleeyihiin”Madaxweyne Muuse Biixi”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-“Qoladiina Dekedda Maamusha Waxa La Idinka Rabaa Halkaas Wixii Shaqo Iyo Qandaraas Ka Baxayaa Inay Caddaalad Ku Baxaan Oo Aanay Cabasho Kasoo Noqonin. Dadka Deegaanku Waa Inay Helaan Waxay Xaq Uleeyihii...
Tuesday, November 20, 2018
-
Daawo Muuqalka”Qisada Masaajidka Laga Dhisay Badda Korkeeda Iyo Dalka Uu Ku Yaalo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxanau halkan idinku soo gudbin doona Qisada Maasjidka Xassan-ka labaad kaas oo ku yaala Dalka Marco isla markaana ay ku kulmeen arimo badan oo mucjiso ah
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
ht...
Tuesday, November 20, 2018
« Previous Page — Next Page »