-
Kooxaha Xuutiyiinta Oo Ku Dhawaaqay Xabad Joojin.
Yemen(Berberatoday.com)-Kooxaha Xuutiyiinta ee ka dagaalama dalka Yemen ayaa ku dhawaaqay xabad joojin kadib markii ay guul darooyin kala kulmeen ciidamada dawladda iyo kuwa xulafada uu hogaamiyo Sucuudigu.
Warsaxaafadeed ay ...
Monday, November 19, 2018
-
Diyaarad Helicopter Ah Oo Ku Dhacday Dalka Shiinaha Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.
China(Berberatoday.com)-Diyaarad nooca Helicopter-ta loo yaqaano ah oo laga lee yahay dalka Shiinaha ayaa ku dhacday dalkaasi Goboladdiisa Koonfur Galbeed ee Sichuan.
Diyaaraddan ayay ku dhaawacmeen laba qof oo ah bayloodad...
Monday, November 19, 2018
-
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Muuse Biixi Oo Booqday Jaamacada Bada Berbera Iyo Haamaha Shiidaalka Warbixinana Ka Dhagaystay Masuuliyiinta Maamula Labadaas Goobood
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Madaxweyne Muuse Biixi Oo Booqday Jaamacada Bada Berbera Iyo Haamaha Shiidaalka Warbixinana Ka Dhagaystay Masuuliyiinta Maamula Labadaas Goobood
https://youtu.be/1pLmH4774-A?t=123
&nb...
Monday, November 19, 2018
-
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kormeer Ku Sameeyay Dekeda Berbera Xadhigana Jaray Xarunta Haayada Dekedaha Somaliland
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kormeer Ku Sameeyay Dekeda Berbera Xadhigana Jaray Xarunta Haayada Dekedaha Somaliland
https://youtu.be/2vrFzMxoSdU?t=199
&...
Monday, November 19, 2018
-
“Safiirka Somaliland U Fadhiya Jabuuti Gaadhi Buu Dalka Kala Baxsadey , Mana Geyo Xil Loo Magacaabo ..”Daawo Muuqalka Masuul Uhadlay Xisbiga Ucid
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha warfaafinta ee xisbiga UCID Yuusuf Kayse Cabdilaahi ayaa waxaa uu sheegay in Safiirka Lacagta ugu badan Ay Dawlada Somaliland Siiso Safiirka u Fadhiya Dalka Jabuuti kaas oo aan la garaneen ...
Monday, November 19, 2018
-
Madaxweynaha Somaliland Oo Kormeer Iyo Xadhig-Ka-Jaris Ku Sameeyey Mashaariic Laga Hir Galiyey Berbera+Daawo Sawirada
Berbera(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kormeeray mashaariic waa-weyn oo laga fuliyey gudaha magaalada Berbera, xadhiggana ka jaray dhismeyaal cusub oo loo bineeyey dekedda Berbera.
M...
Monday, November 19, 2018
-
Daawo Muuqalka”Gudomiyaha Guurtida Oo Sheegay Inuu Gunada Ka Jari Doono Qaar Ka Mid Ah Xildhibaanada Golahaas Iyo Sababta
Hargeysa(Berberatoday.com)- Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Md Saleeban Maxamuud Aadan ayaa waxaa uu maanta shaaciyey in uu gunadii ka jari doono dhamaan xildhibaanadii aan ka soo qeyb galin fadhiyadii ay golahaasi yeeshay ...
Monday, November 19, 2018
-
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Cusub Oo Lagu Kordhiyey Hay’adda Barakacayaasha+Daawo Sawirada
Hargeysa(Berberatoday.c om)-Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Dhsime Cusub Oo Lagu Kordhiyay Hay’adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha Qaranka Somaliland.
Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mu...
Monday, November 19, 2018
-
Hanti-dhowraha Guud Ee Qaranka Somaliland Oo Sheegay In Hawlo Baadhiseed Uga Socdaan Wasaaradaha Maaliyadda Iyo Arrimaha Dibadda
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hanti dhowraha guud ee qaranka Somaliland Axmed Yuusuf Dirir ayaa sheegay in uu socdo baadhitaan ay ku hayaan Wasaaradaha Maaliyada iyo Arrimaha dibada, Waxaana uu sheegay in baadhitaankaasi ay qayb ka y...
Sunday, November 18, 2018
-
Qunsulkii Itoobiya U Fadhiyay Somaliland Oo U Ambo-baxay Addis Ababa Iyo Bedelkiisa Oo La Filayo Inuu Soo Gaadho Hargeysa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa bedeshay qunsulkii u qaabilsanaa Somaliland Brigader General Berhe Tesfaye, ka dib muddo ku dhow toban sannadood oo uu Addis Ababa u joogay Hargeysa.
Danjir...
Sunday, November 18, 2018
« Previous Page — Next Page »