-
Cabdiweli Gaas Oo Ay Dantu Ku Qasabtay Inuu Si Rasmi Ah U Aqbalo Xabad Joojinta Colaadda Tuko-raq Oo Uu Hore U Diiday
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa si rasmi ah u aqbalay xabad joojin iyo inaanu dagaal dambe ka dhicin jiidda Tukaraq ee gobalka Sool. Sidaas waxa Geeska Afrika u xaqiijiy...
Sunday, November 18, 2018
-
Daawo Sawirada Qaabkii Waftigii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Gobolka Saaxil
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefdi ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa safar shaqo ku gaadhay magaalo madaxda gobolka Saaxil ee Berbera, waxana halkaas kusoo dhaweeyey shacabka k...
Sunday, November 18, 2018
-
Akhri :- Faashilka Ku Gadaaman Ballanqaadkii Uu Ololaha Ku Soo Galay Madaxweyne Muuse Sannad Ka Dib
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in haddii uu sidan ku sii socdo Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo sida uu hadalka u dhigay uu la iman waa...
Sunday, November 18, 2018
-
Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo La Filayo Inay Ku Dhawaaqaan In Doorashadu Xiligii Loo Qorsheeyay Dib Uga Dhacayso
Hargeysa(Berberatoday.com)-Koomishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa la xaqiijiyey in ay Bishan dabayaaqadeeda ku dhawaaqayaan dib u dhac rasmi ah oo ku yimid Doorashooyinkii Golayaasha Wakiilada iyo Deegaanka oo qorshuhu...
Sunday, November 18, 2018
-
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Socdaalkiisii Uhoreeyay Ee Gobolada Bari Saaxil Ka Bilaabay Safar Jarmaade Ahna Saaka Berbera Kuyimi
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Socdaalkiisii Uhoreeyay Ee Gobolada Bari Saaxil Ka Bilaabay Safar Jarmaade Ahna Saaka Berbera Kuyimi
https://youtu.be/4TaZ_143zmE
&...
Sunday, November 18, 2018
-
Somaliland Oo Taageertay In Cuno Qabateynta Hubka Lagu Sii Kordhiyo Somaliya , Qaramada Midoobey-na Amaantey
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa ku bogaadisey xubnaha Golaha Ammaanka ee Qarammada Midoobay qaraarkii ay ku cusboonaysiiyeen cuno-qabatayntii hubka ee saarnayd Soomaaliya 14kii Bishan No...
Saturday, November 17, 2018
-
Ururka Udooda Xuquuqda Beelaha La Hayb-sooco Oo Ku Eedeeyey Masuuliyiinta Barnaamijka Shaqo Qaran Inay Ka Takooreen Saamigii Beelaha Gabooye iyo Madaxweyne Muuse Biixi oo ay Baaq Qaylo dhaan ah u Direen
Hargeysa(Berberatoday.com)-)-War-saxaafadeed Ururka Vosomwo ee u Dooda Xuquuqda Bulshada la Takooro ee Gabooye, waxa uu Cod dheer ku Cambaaraynaya Barnaamijka shaqo qaran, ee Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ku dhawaaqda...
Saturday, November 17, 2018
-
Daawo Muuqalka”Siyaasi Cabdilaahi Jawaan oo qaadacay shirka ay Xisbiyada Mucaaradku ku baaqeen
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdilaahi Cabdi Xaaji Cumar “Cabdilaahi Jawaan” ayaa ganafka ku dhuftay islamarkaana uu sheegay in aanu dalku u baahnayn shirka ay ku baaqeen Xisbiyada mucaaridku ee ay ku sheegeen inay kaga...
Saturday, November 17, 2018
-
Somaliland Oo Kooxda Qaramada Midoobey Ee UN Monitering Group Ku Tilmaantey “ Qawlaleysato Laaluush Qaadata ..”
Hargeysa(Berberatoday.com)-Somaliland ayaa waxaa ay kooxda qaramada midoobey u qaabilsan dabo galka Cuno qabateynta hubka ee saaran Somaliya iyo Eretria ku tilmaantey koox qawlaleysato ah isla markaana laaluush qaadata .
...
Saturday, November 17, 2018
-
Daawo Muuqalka”Suldaan Ka Tirsan Golaha Guurtida Oo Caddeeyay In Dalku U Baahan Yahay Inay Guurtidu Badbaadiso
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Suldaan Ka Tirsan Golaha Guurtida Oo Caddeeyay In Dalku U Baahan Yahay Inay Guurtidu Badbaadiso
https://youtu.be/gs4txYSd0PQ
Berberatoday.com...
Saturday, November 17, 2018
« Previous Page — Next Page »