-
Itoobiya Oo Xabsiga Dhigtay Korneyl Gabre Iyo Madaxtooyada Somaliya Oo Ka Hadashey
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Itoobiya ayaa waxaa ay xabsiga dhigtay Koneyl Gabre oo ahaa nin saameyn ku lahaa siyaasada Somaliya ku dhawaad tobankii sanno ee ugu danbeeyey ka dib eedeymo dul hoganaya oo ah in uu geystay gobaa...
Saturday, November 17, 2018
-
Daawo Muuqalka”Shiinaha Oo Laga Dhisay Hudheelkii Ugu Horeeyey Ee Dhulka Hoostiisa Ku Yaala
China(Berberatoday.com)-Waxa dalka Shiinaha laga hirgeliyey Fooqii ugu horeeyey ee dhulka hoostiisa ku yaala , kaas oo soo jiitay indhaha warbaahinta Caalamka.
Fooqan ayaa ka kooban 18 dabaq, kuwaas oo 16 dabaq oo kamid ahi k...
Saturday, November 17, 2018
-
Daawo Muuqalka”Taliyaha Taraafikada Somaliland Oo Ka Hadley Sababta Baabuurta Yar Yar Ee Vitz-ta Looga Joojiyey Wadada Madaxtooyada Hor Marta
Hargeysa(Berberatoday.com)-Afhayeenka ciidanka Booliska Somaliland isla markaana ah taliyaha ciidanka nabad gelyada wadooyinka ayaa waxaa uu ka Hadley sababta baabuurta yar yare e VITS –ta loo yaqano ama dukhaanka looga joojiyey...
Saturday, November 17, 2018
-
Xisbiga Waddani Oo War Murtiyeed Luuqad Adag Ku Qoran Ka Soo Saarey Xeerka Booliska Ee Golaha Dib Loogu Soo Celiyey
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu war Murtiyeed luuqad adag ku qoran uu ka soo saarey xeerkii Booliska ee dib loogu soo celiyey golaha wakiilada Somaliland
Xisbiga Waddani waxaa uu dib ...
Saturday, November 17, 2018
-
Askari Ka Mid Ahaa Ilaalada Madaxtooyada Oo Geeriyooday Iyo Taliyaha Ciidammadaasi Oo Tacsi U Diray
Hargeysa(Berberatoday.com)-Taliyaha Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Tacsi u diray Ciidamada Qalabka Sida iyo Qoyskii uu ka baxay Marxuum Xidigle Cabdi Xasan Jaamac (Dhaban-leexshe) oo ka mid ahaa Ciida...
Saturday, November 17, 2018
-
Sheekh Aadan-Siiro Oo Ka Hadlay Isbeddellada Ka Dhacay Dalalka Muslimiinta, Markii Laga Leexday Dariiqii Rasuulka (CSW)
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Maanta kaga hadlay Dacwaddii Rasuulkeena Muxamed (CSW) iyo dhibaatooyinka ay Maanta waajahayaan Dadka Muslimiinta ahi m...
Saturday, November 17, 2018
-
Dawlada Xamar Oo Dacwad Ka Dhan Ah Imaaraadka U Gudbisay Qaramada Midoobey
Moqdisho(Berberatoday.com)-Dowladda Soomaaliya ayaa markale golaha amaanka ee Qaramada Midoobay kaga dacwootay dowladda Imaaraatka Carabta oo faragelin ku heyso Soomaaliya.
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Amb...
Saturday, November 17, 2018
-
Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Wadada U Dhaxaysa Hargeysa Iyo Gebiley Iyo Khasaaraha Ka Dhashay+Sawiro
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxa goor dhoweyd wadada isku xidha Hargeysa iyo Gebiley ka dhacay shil gaadhi, kaas oo uu ka dhashay khasaare dhaawac u badani.
Shilkan ayay ku dhaawacmeen ilaa 9 gaal qof, waxaana shilkani k...
Saturday, November 17, 2018
-
Madaxweyne Biixi Oo La Filaayo Inuu Maalinta Beriya Safar Ugu Bixi Doono Gobolada Bari Iyo Ujeedada Socdaalkiisa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa la filayaa in markii ugu horeysay muddo sanad ah oo uu talada dalka hayey inuu maalmaha soo socda uu safar ugu baxo gobalada bariga Somaliland gaar a...
Saturday, November 17, 2018
-
Boqorka Beelaha Daarood Oo Soo Gaadhey Gobolka Sool Iyo Ujeedada Socdaalkiisa
Laascanod(Berberatoday.com)-Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa maanta soo gaadhey gobolka Sool.
Waxaana boqorka meel 10 km u jirta degaanka Tukoraq kusoo dhoweeyey wasiirka Horumarinta Biyaha Somaliland Salee...
Saturday, November 17, 2018
« Previous Page — Next Page »