-
Daawo Muuqalka”Ciidamada Isra’el Oo Isu Diyaarinaya Weeraro Culus Oo Ay Ku Qaadaan Marinka Qasa
Jarusalam(Berberatoday.com)-Ciidamada Isra’el Oo Weeraro Isu Diyaarinaya Ay Ku Qaadaan Marinka Qasa , waxaanay dhoobeen xuduudka Qasa iyo Dhulka ay Yuhuudu Haysato gawaadhi badan oo kuwa dagaalka ah.
waxa toddobaadyadii ugu...
Thursday, November 15, 2018
-
Laba Arimood Oo Fudeydisay In Golaha Amaanku Oo Cunaqabateyntii Hubka Ka Qaadaan Dalka Eretria
New York(Berberatoday.com)-Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa isku raacay in cunaqabateynta laga qaado dalka Eritrea.
Eritrea ayaa xayiraadahani lagu soo rogay sagaal sano ka hor, xilligaasi oo lagu eedeeyay in ay taag...
Thursday, November 15, 2018
-
Madaxweynaha Dawlada Xamar Oo Iminka Ka Haldey Cunaqabeyntii Hubka Ee Xalay Laga Qaadey Dalka Eretria
Moqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay go’aanka Golaha ammaanka Qaramada Midoobay ee cunaqabateyntii saarneyd looga qaaday Eritrea.
Madaxweynaha ayaa sheegay...
Thursday, November 15, 2018
-
Akhriso :- Arimaha Sababey In Gudoomiyaha Shirkadda Telesom Ku Guuleysto Abaalmarin Caalami Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Shirkadda Telesom Cabdikariin Maxamed Iid ayaa Xalay Lagu Gudoonsiiyay Dalka South Africa Bilada ugu Sareysa Dhinaca Technology-ga ee Qaaradda Africa Ee Sanadkan 2018ka
Waxay aheyd m...
Thursday, November 15, 2018
-
Daawo Muuqalka”Shacabka Reer Burco Oo Taageeray Go,aankii Xukumadu Kusoo Rogtay Hutelada Lagu Caweeyo Habeenkii Saacadaha Danbe
Burco(Berberatoday.com)-Shacabka magaalada Burco ayaa waxaa ay siyaabo kala duwan uga dareen celiyeen amaro ay xukuumada madaxweyne Muuse Biixi soo saartey kaas oo ah in aan Hotelada lagu caweyn karin waxii ka danbeeya 11: 5...
Wednesday, November 14, 2018
-
Daawo Muuqalka”Cabashadii Buugii Uu Qoray Wasiir Guribarwaaqo Oo Soo Laba Kacleeysey Iyo Dacwadii Oo Meel Kale Haweenku Ugudbin Doonaan
Hargeysa(Berberatoday.com)-Haweenka Beesha Ciidagale oo mudooyinkii ugu danbeeyey cabasho ka muujinaayey buug uu Qoray wasiir Guribarwaaqo ayaa waxaa ay fariin u direen golaha Guurtida Somaliland oo arintaasi hore guddi ugu sa...
Wednesday, November 14, 2018
-
Daawo Muuqalka”Gudida Xasuuqii Uu Somaliland Ka Geystay Xukunkii Macagaga Ahaa Ee Maxamed Siyaad Bare Oo Helay Xabaalo Wadareed 46 Ruux Kuwada Aasan Yihiin Iyo Faahfaahin Ay Ka Bixiyeen
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gudida Xasuuqii Uu Somaliland Ka Geystay Xukunkii Macagaga Ahaa Ee Maxamed Siyaad Bare Oo Helay Xabaalo Wadareed 46 Ruux Kuwada Aasan Yihiin Iyo Faahfaahin Ay Ka Bixiyeen
https://youtu....
Wednesday, November 14, 2018
-
Daawo Muuqalka”Wasiir Sacad Cali Shire Oo Xilkii Wasaarada Arimaha Dibada Wareejiyey Iyo Nuxurka Khudbad Uu Jeediyey
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiir Sacad Cali Shire ayaa maanta si rasmi ah u wareejiyey xilka wasaarada arimaha dibada Somaliland oo uu saddexdii sanno ee ugu danbeeyey uu wasiir ka ahaa .
Sacad Cali Shire ayaa madasha xil ...
Wednesday, November 14, 2018
-
“Qofkii Raba In Uu Dadka Kala Qaybiyo Ha Iskaga Tego Jabuuti..” Madaxweyne Ismaciil Cumar Geele”Daawo Muuqal
Jabuuti(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Jabuuti Md Ismaciil Cumar Geele ayaa waxaa uu meel fagaare ah kaga baaqay in cidii dadka reer Jabuuti kala qeybineysa ee qabyaalad soo dhex dhigta shacabku ay iskaga baxdo dalka Jabuuti...
Wednesday, November 14, 2018
-
Daawo Muuqalka”Wariye Axmed Siciid Cige Oo Abwaanka Axmed Saleeban Bidde Ka Wareystay Taariikhdiisa Faneed Iyo Nololeedba
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Weriye Axmed Siciid Cige Oo Abwaanka Axmed Saleeban Bidde Ka Wareystay Taariikhdiisa Faneed Iyo Nololeedba
https://youtu.be/VgNYjD_Ohu0?t=46
Berberatoda...
Wednesday, November 14, 2018
« Previous Page — Next Page »