-
War Deg Deg Ah”Madaxweyne Muuse Biixi Oo Iminka Xukuumadiisa Isku Shaandheyn Ku Sameeyey Iyo Wasiirada Xilkoodii Waayey
Hargeysa(Berberatoday.com)-WAR-SAXAAFADEED: 10 /11/2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-233/112018 uu Magacaabid iyo Isku-beddel ku sam...
Saturday, November 10, 2018
-
Kulamada Farmaajo, Abiy & Afawerki Oo Meesha Ka Saaray Doorkii Madaxweyne Geelaha Djibouti Ee Gobalka Iyo Saamaynta Ay Ku Yeelan Karaan Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waa shirkii labaad ee saddex bilood gudahood dhex mara Madaxweynayaasha Soomaaliya Maxamed Farmaajo, Ereteriya Issias Afawerki iyo Raysalwasaaraha Itoobiya, waxaanay shalay shirkoodii labaad ku yeesheen ...
Saturday, November 10, 2018
-
Bixinta Summada Cusub Ee Gaadiidka Oo Laga Bilaabayo Gobolada Dalka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Agaasimaha guud ee wasaaradda gaadiidka iyo horumarinta jidadka jamhuuriyadda Somaliland Cumar Cabdilaahi Aadan (Cumar Siyad) ayaa sheegay in todobaadka soo socda dhammaan gobolada dalka laga bilaabyo bi...
Saturday, November 10, 2018
-
Wasaaradda Shaqo Gelinta Oo Qabatay Kulan Ku Saabsan Xeerka Xuquuqda Caruurta
Hargaysa(Berberatoday.com)-Wasaaradda shaqogelinta iyo arrimaha bulshadda Somaliland ayaa shalay magaaladda Hargaysa ku qabatay kulan ku saabsan xeerka ilaalinta xaquuqda caruurta yar yar.
Kulankaasi oo noqonaya kii labaad oo...
Saturday, November 10, 2018
-
Xukuumadda Oo Ujawaabtay Xisbiyada Mucaaradka Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta jamhuuriyadda Somaliland ayaa jawaab ka bixisay hadal ka soo yeedhay xisbiyada mucaaradka ah ee WADDANI iyo UCID oo siyaasadeeyey eedaha loo soo jeediy...
Saturday, November 10, 2018
-
USA: Xisbiga Trump Oo Lagala Wareegay Aqlabiyadda Aqalka Wakiillada, Ka Dib Doorashada Guud Ee Dalka Maraykanka
USA(Berberatoday.com)-Xisbiga dimuqraaddiga ee Dalka Mareykanka ayaa la wareegay aqlabiyadda aqalka wakiillada ee loogu tartamay doorashadii xilliga dhexe, taasoo dhabar jab ku noqonaysa Madaxweyne Donald Trump.
La wareegista m...
Friday, November 9, 2018
-
Maxaa Ka Dhexeeya Iscasilaadii Shariif Xasan Sheekh Aadan Iyo Mida Cabdiweli Gaas Ee La Sheegayo”Daawo Xog La Helay
Garowe(Berberatoday.com)-Maxaa Ka Dhexeeya Iscasilaadii Shariif Xasan Iyo Mida Cabdiweli Gaas Ee La Sheegayo"Daawo Xog La Helay
https://youtu.be/N4IpkP9pDwg
Berberatoday.com...
Friday, November 9, 2018
-
“3800 Meherood-Baa Kacay Sannadkii Xukuumaddani Jirtay”Sheekh Aadan Siiro Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Aadan Siiro oo ka mid ah culimada waa weyn ee reer Somaliland ayaa waxaa uu khudbadiisii saalada Jumce kaga hadley xaaladaha adag ee uu maanta dalku maraayo
Sh Aadan Siiro ayaa sheegay in mud...
Friday, November 9, 2018
-
Khilaaf Ka Dhex Taagan Wasiirka Maaliyadda Iyo Xisaabiyaha Guud Ee Qaranka Iyo Nuxurka Warqad Kulul Oo Uu Xisaabiye Axmed Daa’uud U Qoray Wasiir Yuusuf
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Maaliyadu Hargeysa(Geeska)-Khilaaf culus ayaa ka dhex qarxay Wasiirka maaliyadda Yuusuf Maxamed Cabdi iyo xisaabiyaha guud ee qaranka Axmed Daauud Geedi, kaas oo salka ku haya dhinaca maamulka...
Friday, November 9, 2018
-
Al-Shabaab Oo Sheegatay Masuuliyadda Qaraxyadii Muqdisho Ka Dhacay Galabta
Muqdisho(Berberatoday.com)-Xarakada Al-Shabaab ayaa sheegatay masuuliyadda qaraxyadii galabta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Qaraxyadii ka dhacay magaalada Muqdisho saacado ka hor ayaa waxa tirada dadka ku dhintay ay gaadhaysaa ...
Friday, November 9, 2018
« Previous Page — Next Page »