|
Warar
-
Akhriso”Qodobada Ka Soo Baxay Shirkii Hoggaamiyeyaasha Soomaaliya, Eritrea Iyo Itoobiya Uga Furmay Bahr-Dar?
Addis Ababa(Berberatoday.com)-War murtiyeed si wadajir ah ay uga soo saareen kulankii magaalada Bahr Dar ay ku yeesheen madaxweyneyaasha Eritrea, Soomaaliya iyo Ra’iiusu wasaaraha Itoobiya waxaa kasoo baxay dhowr arrimood.
...
Saturday, November 10, 2018
-
Wasiirka Gadiidka Somaliland Oo Amaro Adag Oo Cusub Soo Saarey”Akhriso
Hargeysa(Berberatodfay.com)-Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Cabdilaahi Abokor Cismaan ayaa amar ka soo saaray Gaadiidka aan haysan dal ku-galka ama Taarikadda Somaliland oo uu sheegay in aan lagu d...
Saturday, November 10, 2018
-
Daawo Muuqalka”Wafti Ka Socda Baanka Dhaxe Somaliland Oo U Anbabaxay Waddanka Ingiriiska Iyo Ujeedkooda
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wafti uu hogaaminaayo gudoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland ayaa waxaa ay galabta safar ugu baxeen dalka Ingiriiska halkaas oo ay kaga qeyb gali doonan shirar ku saabsan arimaha bandhiyada
Halkan H...
Saturday, November 10, 2018
-
Waa Imisa Xadiga Lacagta Ay Xukuumadu Ku Soo Rogtay Baasaaboorkii Ay Lacag La,Aanta Ku Heli Jireen Shaqaalaha Dawlada Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ayaa lacag ku soo rogtay shaqaalaha dawlada ee doonaya inay samaystaan baasaaboorka somaliland.
Sida ay sheegeen warar na soo gaadhaya , Wasiirkii maaliyada ee m...
Saturday, November 10, 2018
-
Shir Sanadlaha Saxaafadda Somaliland Oo Hargeysa Ka Furmay Iyo Abaal-maritna Marxuum Cawke Oo Qeyb Ka Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigeinta Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax (Guri-Barwaaqo) ayaa furay shirweynaha Saxaafadda Somaliland oo lagu qabtay Huteelka Ambassador ...
Saturday, November 10, 2018
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Laba Masuul Isku Xil Qudha Uwada Magacaabay Iyo Khalad Ka Muuqda Digreetada!
Hargeysa(Aftahannews):- Madaxwaynaha Somailand Muuse Biixi Cabdi, ayaa Hal Kursi Xil qudha u wada magacaabay laba Masuul, ka dib markii uu maanta soo saaray Wareegto uu ku magacaabay Masuuliyiin cusub, halka qaarna uu ku sameeyay ...
Saturday, November 10, 2018
-
Daawo Muuqalka”Wasiir Guribarwaaqo Oo Shaaciyey Sababta Uu Dacwada Uga Gudbiyey Telefishanada SAAB Iyo STAR
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliland ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu shaaciyey sababta uu dacwada uga gudbiyey telefishanada Saab Tv Iyo Star Tv , waxaana uu sheegay in ay warar aan anshaxa...
Saturday, November 10, 2018
-
“Ramaax Xilka Waxaa Ku Heysay Amina Waris…Waxaanu Ahaa Guulwadihii Ugu Weynaa Xukumadii Siilanyo” Xoghayaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Mustafe Waxdad Oo Si Kulul Ugu Jawaabey Ramaax Cali Hayste”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu si adag uga jawaabey eedeymo ka soo yeedhay xoghayaha arimaha gudaha xisbiga UCID siyaasi Ramaax
Xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu sheegay in xukuumadii hore ...
Saturday, November 10, 2018
-
Waa Kuma Safiirka Cusub Ee Madaxweynaha Turkigu U Soo Magacaabey Dalka Somaliya
Ankara(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Turkey Rajjeb Dayib Erdogan ayaa magacaabay safiiro iyo lataliyaal sare oo xafiiskiisa ah, sida lagu shaaciyay qoraal lagu daabacay wakaalada Wararka ee dalka Turkey.
Mehmet Yılmaz...
Saturday, November 10, 2018
-
Mid Ka Mid Ah Khudbadihii Daahir Rayaale Kaahin Ee Xusuusta Shacabka Galay
Waxaanu cadadka maanta ee wargeyska Geeska Afrika idiinku soo gudbinaynaa baaq dardaaran oo ah oo uu Madaxweynihii hore Daahir Rayaale Kaahin u jeediyay shacabka Somaliland, xilli ay xiisad adag oo siyaasadeed ka jirtay dalka oo u...
Saturday, November 10, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|