|
Warar
-
Maamulihii Xilka Laga Qaadey Ee Madaarka Hargeysa Oo Diiday Inuu Xilka Wareejiyo Iyo Sababta
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maamulihii dhawaan xilka ka qaadey maareeyaha Haaya’dda Duulista Somaliland ayaa waxaa uu si cad u diiday in uu xilkii laga qaadey uu ku wareejiyo masuulkii loo magacaabey .
Maamulihii hore ayaa...
Sunday, November 11, 2018
-
Wasiirkii Hore Horumarinta Maaliyadda Yuusuf Maxamed Cabdi Muxuu Ka Yidhi Xil Ka Qaadista Lagu Sameeyay?
WAR SAXAAFADEED RASMI AH
“Waxan si buuxda ugu qanacsanahay xilkii wasiirnimo ee la iga nasiyay, sida oo kale na, aan ku niyad-samahay xilka qaran ee kale ee uu madaxweynuhu ii igmaday”
Anigoo ah Wasiirkii hore ee Was...
Sunday, November 11, 2018
-
Milicsiga Wargeyska Mudane Madaxweyne; Cudurkii Fardaha Galay Ma Dameeraad Ka Gubtay?
Shalay, Madaxweyne Biixi waxa uu isku shaandhayn ku sameeyey qaar ka mid ah xubnaha golihiisa wasiirada iyo agaasimayaasha guud ee wasaaradaha.
Isku shaandhaynta madaxweynuhu waxa ay timi sannad kaddib doorashadii q...
Sunday, November 11, 2018
-
Labada Kuuriya Oo Markii Ugu Horeysay Muddo Sannado Ah Kala Qaadaaya Ciidamada Iyo Hubka Xuduudka U Dhexeeya Yaala.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawladdaha Kuuriyadda Waqooyi iyo Kuuriyadda Koonfureed ayaa ciidamadoodii kala baxay 22 goobood oo ka mid ah xuduudka dalalkaasi u dhexeeya, kuwaas oo ay ka joogeen ciidamo aad u xoogani, waxa sidoo k...
Sunday, November 11, 2018
-
Dawladda Itoobiya Oo Ku Celisay Inay Dhisanayso Ciidankeeda Badda Oo Saldhigoodu Noqon Doono Badda Cas
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dawlada Itoobiya ayaa sheegtey inay qorsheyneyso iney kor u qaado awooda ciidmadeeda oo ay samaysato ciidanka badda.
Sidaas waxaa sheegey taliye ku xigeenka ciidanka difaaca wadankaas. Isagoo la ...
Sunday, November 11, 2018
-
Turkiga Oo Iminka War Cusub Ka Soo Saarey Dilkii Wariye Jamaal Khaashuqji , Dalalka Sucuudiga , Mareykanka , UK – na La Wadaagey
Ankara(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Turkiga ayaa sheegay codad duuban oo caddey u ah dilka Khaashuqji loo geystay inuu la wadaagay Mareykanka, Ingiriiska, Sacuudiga iyo Waddama kale.
Madaxweynah Turkiga Recep Tayyip Erdogan...
Sunday, November 11, 2018
-
Haween-ka Dalka Iiran Oo Loo Ogolaadey Arin Aan Hore Mamnuuc Uga Ahaa
Iran(Berberatoday.com)-Boqolaal ah haweenka dalka Iiraan ayaa loo ogolaaday in ay ka qaybgalaan daawashada ciyaarta kama dambeysta ah ee horyaalka dalalka Eeshiya oo ka dhacday magaalada Tehran.
Wakaalada wararka ee dalka Iir...
Sunday, November 11, 2018
-
Tirada Dadka U Dhintey Cudurka Ebola Dalka Congo Oo Kor U Kacdey
Congo(Berberatoday.com)-Ilaa hadda inta la ogyahay tirada dadka u dhintay cudurka Ebola ee ka dillaacay bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo waxay gaarayaan 200 qof. Sida ay sheegayaan saraakiisha caafimaadka.
Mas’uul...
Sunday, November 11, 2018
-
Madaxweynaha Puntland Cabdweli Gaas Oo Eedo Culus Ujeediyay Dowladda Muqdisho
Garoowe(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland, Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa sheegay in dowladda dhexe ee federalka Soomaaliya ay rabto inay awoodaha, daqliga iyo dhismaha dowladnimo iyo xadhiidhka dibadda...
Sunday, November 11, 2018
-
Fanaanka Maxamed Siciid BK Muxuu Ka Yidhi In Xukuumaddu Ka Caawisay Wacyigelinta Qabyaaladda?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Fannaanka Maxamed Siciid BK, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar laysla dhexmarayay oo sheegaya in Xukuumadda Talada Somaliland haysa ee Madaxweyne Musue Biixi ka maal-gelisay ololaha Wacyi-gelinta...
Saturday, November 10, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|