-
Maxkamadda Gobolka Maroodijeex Oo Xukuno Kala Duwan Ku Riday Eedaysaneyaal Lagu Soo Qabtay Khamri Ay Ka Ganacsanayeen.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxkamadda Gobolka Maroodijeex Oo Xukuno Kala Duwan Ku Riday Eedaysaneyaal Lagu Soo Qabtay Khamri Ay Ka Ganacsanayeen.
eedaysaneyaashan xukunka lagu riday ayaa laba nin ka koobnaa, waxaanu mid kamid...
Monday, November 12, 2018
-
“Waxa Ayan Dara Ah In Dibada Laga Keeno Sibidh Lacag Maaliyiin Dollar Ahi Ku Baxdo Iyada oo Sibidhkii Dalkeenu Ubaahanyahay kaliya in warshadii Loo Kiciyo”Ex Wasiir Cumar Shuceyb”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee Ganacsiga Somaliland ee xukumaddii Siilaanyo Cumar Shuceyb Maxamed ayaa ka hadlay sibidhka dibadda laga keeno, iyada oo ay dalka Somaliland ku taalo warshadii Sibidhka una baahan in dib...
Monday, November 12, 2018
-
Cali Guray Oo Ka Hadley Isku Shaandheyntii Madaxweyne Biixi Sameeyey ..” Waan Ka Naxay …”
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Guray oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu markii ugu horeysa uu ka hadley isku shaandheyntii uu shalay sameeyey madaxweyne Muuse Biixi
Cali Guray ayaa oo qoraal s...
Monday, November 12, 2018
-
Wasiirka Cusub Ee Waxbarashada Somaliland Oo Ka Dareen Celiyay Xilka Loo Magacaabay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka cusub ee madaxweynaha Somaliland Shalay u magacaabey xilka wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland Md Cismaan Aadan Jaamax oo maanta warbaahinta la Hadley ayaa si aad ah u soo dhaweeyey xil...
Monday, November 12, 2018
-
Daawo Muuqalka”Guddoomiyaha Gobolka Sool oo Ka Hadley Wararka Sheegaya In Waftigii Somaliland Loo Diiday Nabadaynta Labada Beelood
Laascaanod(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha gobolka Sool Cabdirashiid Xuseen Cabdule “Gargaar” ayaa ka hadley wararka sheegaya in loo diiday waftigii ka socday Somaliland inay ka qayb galaan dhex-dhaxaadinta labada beelood ee ko...
Monday, November 12, 2018
-
Weftigii Dawladda Somaliland Ee Safarka Itoobiya Ugu Maqnaa Oo Hargeysa Ku Soo Laabtay, kana Warbixiyey Waxyaabihii Usoo Qabsoomay,
Hargeysa(Berberatoday.com)-Weftigii Dawladda Somaliland ka socday ee hawlaha shaqo ugu maqnaa, ayaa ku soo gurya noqday Caasimadda Hargeysa iyaga oo ka warbixiyey waxa uga soo qabsoomay safarkii ay Addisababa ku tageen iyo S...
Monday, November 12, 2018
-
Maayarka Caasimada Somaliland Oo Dalka Jabuuti Kaga Gaybgalay Shirka Maayaradda Wadamada Islaamka.
Jabuuti(Berberatodfay.com)-Maayarka Caasimada Somaliland Ee Hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Sotelco) ayaa dalka Jabuuti kaga qaybgalay shir caalamiya oo ay iskugu yimaadeen Maayarada Wadamada Islaamka ah.
Shirkan oo...
Monday, November 12, 2018
-
Daawo Muuqalka”Shacabka Reer Burco Siday U Arkaan Isku Shaandheyntii Madaxweyne Muuse Biixi Sameeyey
Burco(Berberatoday.com)-Shacabka magaalada Burco ayaa waxaa ay ka hadleen sida ay u arkaan isku shaandheyntii uu madaxweyne Muuse Biixi shalay ku sameeyey golihiisa xukuumada
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://yo...
Monday, November 12, 2018
-
Daawo Muuqalka”Ujeedada Mooshin Xasaasi Ah Oo Golaha Wakiiladda La Horkeenayo Iyo Ujeedadiisa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Ujeedada Mooshin Xasaasi Ah Oo Golaha Wakiiladda La Horkeenayo Iyo Ujeedadiisa
https://youtu.be/ObGJ8eE3JQc?t=119
Berberatoday.com...
Sunday, November 11, 2018
-
“Itoobiya, Eriteriya iyo Soomaaliya Masii Yeelan Doonaan Mustaqbalka Saddex Madaxweyne”Ahm,ed Abyi
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed ayaa sheegay gobolka Geeska Afrika inuu sii yeelan doonin saddex madaxwayne, isagoo ka hadlayay khudbad uu ka jeedinayay Tibebe Ghion Specialized Hosp...
Sunday, November 11, 2018
« Previous Page — Next Page »