|
Warar
-
Dowladda Itoobiya Oo Xabsiga Dhigtay Tiro Saraakiil Ciidaan Ah Iyo Sababta Keentay
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya waxay sheegayaan in xabsiga loo taxaabay tiro kamid ah saraakiisha ammaanka dalkaasi kaddib lagu eedeeyay musuq maasuq iyo inay ku xadgudbeen xuquuqda aadanaha.
...
Tuesday, November 13, 2018
-
Soomaaliya Oo Olole Ugu Jirta In Laga Khafiifiyo Cunaqabtaynta Hubka Ee Saaran Iyo Qorshe Bari Golaha Amaanka La Soo Hor Dhigi Doono
Hargeysa(Berberatoday.com)-Golaha ammaanka Qaramada Midoobay ayaa la filayaa inay Arbacada beri isugu yimaadaan kulan gaar ah oo la filayo inay cunaqabtaynata dhinaca hubka ah kaga khafiifiyaan Soomaaliya, sidoo kale ay cunaqabata...
Tuesday, November 13, 2018
-
Cidii Ka Dambaysay Isku Daygii Dil Ee Uu Ka Badbadey Ra’isal Wasaaraha Ethiopia Oo La Shaaciyey
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Itoobiya Berhanu Sejaay ayaa sheegay in saraakiisha ciidamada amaanka iyo kuwa sirdoonka dalkaasi ay ku lug lahaayeen isku daygii dil ee uu ka badbadey ra’isal wasaarah...
Monday, November 12, 2018
-
Wasiir Faratoon Maxuu Ka Yidhi Xilka Wasaarada Arimaha Dibada Ee Loo Magacaabey”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee wasaarada waxbarashad Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon oo dhawaan madaxweyne Biixi u magacaabey wasiirka wasaarada Arimaha dibada ayaa ka hadley sida uu xilkaa su arko
...
Monday, November 12, 2018
-
Nin Darbi Jiif Ah Oo Asxaan Uu Sameeyay Darteed Lacag Faro Badan Ku Helay.
Melbourne(Berberatyoday.com)-Olole dhaqaale oo nin darbi jiif ahaa lacag loogu ururinayay ayaa gaartay 100,000 oo ah doolarka dalka Australia.
Ninkaan oo ka mid ah dadka aan guryaha haysan ee gidaarada seexda ayaa joojiyay ni...
Monday, November 12, 2018
-
“Ismaan Lahayn Ardaydii Maama Malyuun Ayaa Madaxtooyada Joogta”Xogahayaha Cadaalada Xisbiga Waddani Oo Su Adag Ugu Jawaabay Afhayeen Madaxtooyada Muuse Biixi”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha cadaalada ee xisbiga Waddani Haldoor Barkhad Jaamac Batuun ayaa waxaa uu si kulul uga jawaabey afhayeenka madaxtooyada oo shalay xisbigooda u jeediyey eedeymo warqad uu ka akhrinaayey
Ha...
Monday, November 12, 2018
-
Shirka Falanqaynta Qabyo-qoraalka Siyaasada Qaran Ee Maalgaashiga Somaliland oo Hargeysa Ka Furmay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaaradda horumarinta Maalgashiga Somaliland ayaa magaalada Hargeysa ka furtay kulan lagu falaanqaynayo qabyo qoraalka siyaasada qaranka ee Maalgashiga dalka.
Kulankan oo ka qayb soomay Hotel Ambasad...
Monday, November 12, 2018
-
Daawo Muuqalka”Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Amaro Culus Ku Soo Rogtay Huteeladda
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaaradda arrimaha Gudaha Somaliland ayaa amaro culuss ku soo rogtay huteeladda dalka, Waxaana amarkaasi ku dhawaaqay Wasiir ku-xigeenka arrimaha Gudaha Maxamed Muuse Diiriye.
Dhinaca kale Waxaanu wa...
Monday, November 12, 2018
-
Waraysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Abwaan Axmed Saleebaan Bide, Kana Waramay Qisada Jacaylkiisii Uu 22 Sano Sugayay
Hargeysa(Berrberatoday.com)-Marka laga hadlayo dhinaca lamaaneyaasha, Jacaylku waa dareen dhab ah oo uu qof u qaado ruux kale, kaasoo uu doonayo inuu la wadaago nolosha isagoo aan ku qanceynin cid kale oo u baddasha, waana mid si ...
Monday, November 12, 2018
-
Raga Bidaarta Leh Oo La Sheegay In Hargeysa Timo Loogu Beeraayo+Daawo Sawirada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Bidaartu waxay bartilmaameedsataa qaar ka mid ah ragga, waxaana loo sababeeyaa arrimo kala duwan oo isugu jira dhaxal waalid, fikirka badan iyo cimilada, laakiin sabab kasta oo ay ku timaadaba, ma aha mi...
Monday, November 12, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|