-
Golaha Wakiillada oo Codka Kalsoonida U Qaaday Xubnihii Uu Madaxweynuhu U Magacaabay Komishanka Maamul-wanaagga
Hargeysa(Berberatoday.com)-Fadhigii Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland ee shalay oo uu ayuu Goluhu ku ansixiyey shanta xubnood ee Komishanka Maamul-wanaagga iyo la dagaalanka Musuqmaasuqa ee dhowaan uu magacaabay Madax...
Tuesday, November 13, 2018
-
Daawo Muuqalka”Wasiirka Deegaanka Somaliland Oo Fariin U Digniin Iyo Hanjabaad Ah U Dirtay Maamulka Puntland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka deeganka iyo horumarinta deeganka Somaliland Marwo Shugri Xaaji Baandare ayaa waxaa ay si adag uga hadashey faro galin ay sheegtay in maamulka Puntland ku hayaan Somaliland gaar ahaan deeg...
Tuesday, November 13, 2018
-
Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Oo Ku Dhawaaqdey Inay Shaqaaleysiisay 954 Macalin+Sawiro
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hormoodka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska iyo Hay’adda Shaqaalaha dawladda, ayaa kulan ballaadhan oo ay la yeesheen madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo madaxweyne-k...
Tuesday, November 13, 2018
-
“Tacadi . Awood Sheegasho Iyo Cunsuri Nimo Ayuu Igula Kacay Gudoomiyaha Haayada Barakacayaasha Qaxootigu …” Gudomiye Ku Xigeenkii Haya’dda Barakacayasha Somaliland Khadar Cabdillahi Cali Jawhar”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiye ku xigeenkii Haaya’dda Barakacayaasha Somaliland Khadar Sh Cabdilaahi Sh Cali Jowhar ayaa maanta markii ugu horeysay waxaa uu ka Hadley sababta uu filaayo in madaxweyne Biixi xilka uga qaad...
Tuesday, November 13, 2018
-
Somaliland: Maxkamadda Gobolka Sanaag Oo Xal Ka Gaadhay Kiis Dacwadiisu Socotay 17 Sano
Sanaag(Berberatoday.com)-Maxkamadda Gobolka Sanaag ayaa xal ka gaadhay kiis dil ahaa oo muddo 17 sanno ah xal loo raadinayey.
Kiiskan xalkiisa lagu raagay, ayaa aakhirkii waxa Go’aan kama dambays ah ka soo saaray Sharmaarke F...
Tuesday, November 13, 2018
-
“Haddaynaan Dalka Wax Kala Soo Bixin Doollarka Hoos Uma Dhigi Karno…” Wasiirka Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Horumarinta Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed ayaa sheegay in laga faa,idaysto khayraadka dalka yaala oo wax soo saar la sameeyo si looga maarmo waxyaabaha dibada ka imanaya.
Wasiirka Beer...
Tuesday, November 13, 2018
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiye Ku Xigeenkii Haaya’dda Qoxoontiga Somaliland Oo Diiday in Uu Wareejiyo Iyo Sababta
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dhawaan ayey aheyd markii madaxweyne Muuse Biixi uu gudoomiye ku xigeenka Haaya’dda qaxoontiga iyo barakacayaasha u magacaabey Faadumo Cabdilaahi Cumar Diiriye , taas oo u u hore ugu magacownaa K...
Tuesday, November 13, 2018
-
Wershad Ku Taala Dalka Shiinaha Oo Dab Ka Kacay.
China(Berberatoday.com)-Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhintay shan qof oo kalena way ku dhaawacmeen kadib markii qarax ka dhacay bakhaar lagu kaydiyo waxyaalaha caagaga ah , taas oo ku taala Barriga gobolka Shandoon ee dalka Shii...
Tuesday, November 13, 2018
-
Dagaal Ka Socda Mooyaale , Cida Ku Dagaalameysa Iyo Tirada Dhimashada
Kenya(Berberatoday.com)-Ugu yaraan 7 qof ayaa inta la og yahay ku dhintay dagaal ka dhacay degmada Mooyaale ee ku taalla xudduudda Kenya iyo Itoobiya.
Ilo ay BBC la xidhiidhtay oo deegaanka ku sugan waxay sheegeen in ugu ya...
Tuesday, November 13, 2018
-
Suurto Gal Ma Tahay In Somaliya , Itoobiya Iyo Erteria Ay Yeeshaan Hal Madaxweyne?
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Hoggaamiyeyaasha dalalka Soomaaliya, Eritrea iyo Itoobiya ayaa dhawaan kulan ku yeeshay magaalada Bahr Dar ee dalka Itoobiya halkaas oo ay kaga wada hadleen heeshisyadii taariikhiga ahaa ay ku kala sa...
Tuesday, November 13, 2018
« Previous Page — Next Page »