-
13 Sano Jir Feedhyahan Ah Oo U Dhintay Feedh Lagu Dhuftay
Bankok(Berberatoday.com)-Geerida wiilkan 13 sano jirka ah ayaa sababtay jug ka soo gaadhay cayaar dhanka feedhka ah. Wiilkaan oo lagu magacaabo Anucha Kochana ayaa la sheegay in jug maskaxda ka soo gaadhay uu dhintay laba maalmood...
Wednesday, November 14, 2018
-
Qorshe La Doonaayey In Lagu Khaarajiyo Dhaxal Sugaha Sucuudiga Oo La Fashiliyey
Jiddah(Berberatoday.com)-Dhaxal-sugaha Sacuudiag Maxamed Bin Salmaan ayaa sheegay in unug argagixiso oo qorsheeyey inay isaga khaarijiyaan lagu xidhay waqooyiga jasiirad u yaalka Siinaay ee dalka Masar.
Wargeyska Jerusalem Po...
Wednesday, November 14, 2018
-
Daawo Muuqalka”Wasiirka Gaadiidka Iyo Jidadka Somaliland Oo Berbera Ka Daah Furay Qaadashada Sumada Cusub Ee Gaadiidka Somaliland
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wasiirka Gaadiidka Iyo Jidadka Somaliland Oo Berbera Ka Daah Furay Qaadashada Sumada Cusub Ee Gaadiidka Somaliland
https://youtu.be/JkY9InaMrjM?t=25
&nbs...
Wednesday, November 14, 2018
-
Dawladee Ayaa Dabada Ka Wada Qorshaha Cuno Qabateynta Hubka Lagaga Qaadayo Eretria ?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Golaha Amaanka ee qaramada Midoobey ayaa la filayaa in Arbacadan maanta ah ay cod gacan taag ah u qadaan qarar la hor keenaayo oo ku saabsan in cuno qabateynya hubka laga qaado dawlada Eritrea isla marka...
Wednesday, November 14, 2018
-
Madaxweyne Geele Oo Ay Filan Waa’ Ku Noqotay Sida Uu Farmaajo Uga Hoos Baxay Djibouti, Siyaasadii Soomaaliyana Ugu Gacan-Geliyay Ereteriya Iyo Itoobiya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti Ismaaciil Cumar Geele iyo xukuumadiisa, ayaa u qaadan la’ sida ay dawladda Soomaaliya ee Maxamed Cabdillaahi Farmaajo uga hoos dustay islamarkaana ay xidhiidh siyaas...
Wednesday, November 14, 2018
-
“Bilayskeenu Wuxu Ilaa Hadda Udhaqma Qaab Ciidan Militari Ah. Bilaysku Wuxu Aaminsanyahay In Amarku Sharciga Ka Sareeyo”Yuusuf Cabdi Gaboobe
Bilayskeenu wuxu ilaa hadda u dhaqma qaab ciidan militari ah. Bilaysku wuxu aaminsanyahay in amarku sharciga ka sareeyo Ma jirto sabab xeerka bilayska loogu celiyosa sharciga la horkeeno.
Anigu waxan ka mid ah muwaadininta sifada...
Wednesday, November 14, 2018
-
Akhriso”Taariikhdii Caalimkii Reer Burco Ee Geeriyooday Marxuum Sheekh Maxamed Shukri Oo Kooban
Indhuhu Way illmaynayaan , Qalbiguna Wuu Murugoonayaa , Wax aan Rabbi raali ka ahaynna Odhan mayno ,
Dhalashadii illaa Dhigashadii Sheekha
•••••••••••••••••••••••••••...
Wednesday, November 14, 2018
-
Libaax Dhal Ah Oo Si Lama Filaan AH Loogu Dhex Arkay Caasimad Ku Taala Qaarada Yurub
Paris(Berberatoday.com)-Booliis gaaf wareegaya Champs-Élysées oo ku taalla magaalada Paris ayaa helay war sheegaya in libaax uu ku dhex jiro gaadhi qaali ah.
Gaadhigaas oo sugaya nalka cagaaran ayay markaas askartu ku arkee...
Wednesday, November 14, 2018
-
“Ma Maanta Ayaad Cigaalow Awooddii Qaranka Ku Soo Ururisay In Aad Isku Suldaan Tihiin”- Gudaha Ka Akhri Qaabkii Muuse Biixi Shalay Marxuum Cigaal Ugu Dhaliilayay Saami-Qeybsiga Beelaha Iyo Xulashadiisa Maanta
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wargeyska Foore waxa uu Akhristayaashiisa halkan ugu soo gudbinayaa Mid ka mid ah hadalladii ugu adkaa ee uu wakhti hore Muuse Biixi Cabdi ku naqdiyey Madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuum Maxamed Xaa...
Tuesday, November 13, 2018
-
Daawo Muuqalka”Taariikhda Nololeed Iyo Waayaha Ciyaareed Ee Laacibka Dalka Senegal Iyo Kooxda Liverpool Sadio Mane
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Taariikhda Nololeed Iyo Waayaha Ciyaareed Ee Laacibka Dalka Senegal Iyo Kooxda Liverpool Sadio Mane
https://youtu.be/eoGgtOhwrC0?t=186
Berberatoday.com...
Tuesday, November 13, 2018
« Previous Page — Next Page »