-
Cabdi Maxamuud Cumar Ina Ilay Oo Berri Maxkamad Markale La Hor Gaynayo
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Iyadoo maanta ay maxkamad ku taalla magaalada Addis Ababa amartay in markii shanaad xabsiga lagu hayo madaxweynihii hore ee dawlad deegaanka Soomaalida, Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa wararku waxay sheega...
Friday, November 9, 2018
-
Dadka Shacabka Ah Ee Xaafada Killalka Hargeysa Oo Iskaa Wax Uqabso Ku Dhisaya Dugsiga Sheekh Nuur iyo Masuuliyiin Booqday
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dadweynaha ku dhaqan Xaafadda Killalka oo ka tirsan degmada Gacan-libaax ee magaalada Hargyesa, ayaa Olole Iskaa-wax-u-qabso ah ku dhisaya Dugsiga Sheekh Nuur ee Xaafaddaas, kaas oo ay Dayrkiisa bilaabee...
Friday, November 9, 2018
-
Itoobiya Oo Qorsheyneysa Inay Saldhig Ciidammada Badda Ah Ka Dhisato Badda Cas Iyo Badweynta Hindiya
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Taliye ku xigeenka ciidammada Itoobiya General Berhanu Jula ayaa sheegay in dowladiisu ay qorsheyneyso inay ka dhisato saldhig millatari oo ciidamada badda ah kana dhisato Badda Cas iyo Badweynta Hind...
Thursday, November 8, 2018
-
Siyaasi Jamaal Cali Xussen Oo Maalinta 8-da Bisha November Ula Baxay Magac Cusub Iyo Sababta Ku Kaliftey
Hargeysa(Berberatoday.com)-Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa maanta oo kale 8-da Bishan November waxa uu ula baxay Xuska maalinta cadaaladdarada Somaliland, waxaana uu ku tilmaamay maalintii ay Somaliland ka dhacday cadaaladdarad...
Thursday, November 8, 2018
-
Budhcad Badeedii Somaliya Oo Soo Labo Kacleeysay Oo Weerar Ku Qaaday Doon Laga Leeyahay Dalka Taiwan
Garoowe(Berberatoday.com)-Doon nooca xamuulka qaada ah oo laga leeyahay Taiwan ayaa sheegtay in ilaaladeeda ay toogteen Koox burcad-badeed ah meel ku dhow biyaha Soomaaliya ee Badweynta Hindiya Subaxdii Arbacadii.
Â
Ku-xigeenka...
Thursday, November 8, 2018
-
Daawo Muuqalka”Wasiirka Gaadiidka Iyo Jidadka Somaliland Amaro Culus Duldhigay Gaadiidka Dekeda Berbera Kasoo Daga Nooc Kamida
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaarada Gadiidka Somaliland ayaa waxaa uu soo saarey wareegto cusub oo uu ku mamnuucaayo in dekada Berbera laga soo dejiyo baabuurta dhinaca bidix ku leh albaabka ay bulshadu ka degto
Â...
Thursday, November 8, 2018
-
Daawo Muuqalka”Cuqaal Burco Ka Hadlay Oo Fariin Guno Kordhina Ka Dalabaday Madaxweyne Muuse Biixi
Burco(Berberatoday.com)-Cuqaasha gobalka Togdheer ayaa  waxaa ay cabasho xoogan ay ka muujiyeen xukuumada madaxweyne Muuse Biixi , waxaana ay xukuumada ka dalbadeen mushaharka ay xukuumada Siiso
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaal...
Thursday, November 8, 2018
-
Hooyo Ku Nool Magaalada Hargeysa oo Hindistay Farsamo Nooceedu Cusub Yahay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qoysaska danyarta ah ee ku nool magaalada Hargeysa ayaan badankoodu awoodin kirada guryaha waxaanay samaystaan aqallo Soomaali ama cooshado kale oo ay galaan.
Waris Aamin Cigaal oo ku nool magaalada H...
Thursday, November 8, 2018
-
Ingiriiska Oo Dabada Ka Riixaya Qorshe Qaramada Midoobay Ay Cunaqabataynta Hubka Kaga Qaadayso Ereteriya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayaa diyaarinaya qaraar cunaqabataynta lagaga qaadayo dawladda Ereteriya kadib markii reer Galbeedku bedelay mawqifkooda. Heshiiska Itoobiya iyo Ereteriya ayaa fure u ...
Thursday, November 8, 2018
-
Daawo Muuqalka”Wasaaradda Gadiidka S/Land Maxay Ka Tidhi In Khilaaf Soo Dhexgalay Wasaaradda Maaliyadda
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaarada Gadiidka Somaliland ayaa waxaa ay ka hadashey wararka sheegaya in uu jiro khilaaf soo kala dhex galay iyaga iyo wasaarada maaliyada oo ku saabsan bixinta sumada cusub ee gadiidka .
Wasaara...
Thursday, November 8, 2018
« Previous Page — Next Page »