-
Siyaasiyiin Kasoo Jeeda Galbeedka Burco Oo Cadho Kaga Soo Huleeyay Kulan U Balansanaa Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Sababta
Hargeysa(Berberatoday.com)-Koox Siyaasiyiin ah oo miisaan Culus Oo kasoo jeeda Deegaanka Galbeedka Magaaladda Burco oo kulan gaar ahi u balansanaa Madaxweyne Muuse Biixi ayaa kulankoodii baaqday kadib markii ay kooxdaasi ka biyo...
Sunday, November 4, 2018
-
Daawo Muuqalka”Wariysi Telefishanka Universal La Yeeshay Hogaamiye Xirsi Cali Xasan Oo Su,aalo Adag Lagu Weydiiyay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hogaamiyaha xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan ayaa waxaa wareysi dhinacyo badan taabanaya oo xasaasi ah lagaga qaadey barnaamijka Milicsiga ee Universal Tv .
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Wa...
Sunday, November 4, 2018
-
Dawlada Ingiriiska Oo Si Rasmi Ah Ugu Dhawaaqdey Dariiqa Kaliya Ee Ay Somaliland Ku Heli Karto Ictiraaf
London(Berberatoday.com)-Dowladda Ingiriiska ayaa markii ugu horeysay si waadax ah uga hadashay habka ay Somaliland Beesha Caalamka uga helo karto Ictiraaf.
Dowladda Ingiriiska ayaa si rasmi ah u sheegtay in Ictiraafka Somali...
Sunday, November 4, 2018
-
Daawo Muuqalka”Ciidamada Booliska Gabilay Oo Maanta Qabtay Khamri Lagu Siday Gaadhi Dameer
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamada Booliska ee Gobalka Gabilay ayaa waxaa ay maanta gacanta ku dhigeen maan dooriyaha Khamriga kaas oo lagu siday gaadhi dameer isla markaana la doonaayey in la soo galiyo magaalada Hargeysa
Ha...
Saturday, November 3, 2018
-
Ergayga Qaramada Midoobay U Qaabilsan Somaliland Iyo Somalia Oo Hargeysa Imanaya Iyo Ujeedada Socdaalkiisa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somalia Amb Nicholas Haysom ayaa la filaya in uu yimaaddo magaalada Hargeysa si uu kulan ula qaato madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabd.
...
Saturday, November 3, 2018
-
Daawo Muuqalka”Kulan Lagaga Hadlayey Tacdiyada Loo Geysto Saxafiyiinta Somaliland Oo Lagu Qabtay Hargeysa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ururka Suxufiyiinta Somaliland ayaa Hargeysa ku soo gabo gabeeyey kulan lagaga hadlaayey taciyada loo geysto saxafiyiinta
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/bRrsA84mFqI
&nbs...
Saturday, November 3, 2018
-
Daawo Muuqalka”Barnaamijka Dufcadii Lixaad Ee Ka Qalin Jabisa Jaamacada Timacade Ee Gabiley
Gabiley(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Barnaamijka Dufcadii Lixaad Ee Ka Qalin Jabisa Jaamacada Timacade Ee Gabiley
https://youtu.be/E4j_HTswnLo
Berberatoday.com...
Saturday, November 3, 2018
-
Ciidamadii Puntland Ee Tuko-raq Ku Sugnaa Oo Gadooday Lana Wareegay Garoonka Diyaaradaha Garoowe
Garoowe(Berberatoday.com)-Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaadhaya Magaalada Garowe ee xarunta Puntland ciidamo ka gadooday Mushaar la’aan ayaa goor dhaweyd la wareegay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Garowe ee General Maxam...
Saturday, November 3, 2018
-
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo markii ugu horraysay ka hadlay dilkii wariye Jamaal Khaashuqji.
Istanbul(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa markii ugu horraysay waxaa uu dowladda Sucuudiga si toos ah ugu eedeeyay dilka weriye Jamaal Khaashuqji.
“Waxaannu ognahay in amarka lagu dilay Khaashu...
Saturday, November 3, 2018
-
Daawo Muuqalka”Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Oo Ka Qeyb Galay Xuska 25Aad Ee Ciidamada Booliska Somaliland Hambalyana Udiray Guud Ahaan Booliska Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi Ayaa waxaa u maanta ka qeyb galay xuska sanad guurada 25 ee ciidanka Booliska Somaliland waxaana uu madaxweynuhu halkaas ka jeediyey khudbad
Madaxweynu...
Saturday, November 3, 2018
« Previous Page — Next Page »