|
Warar
-
Daawo Muuqalka”Golaha Wakiilada Somaliland Oo Soo Saaray Warbixino Xasaasiya Si Gaar Ahna Fartana Ku Fiiqay Saldhiga Milatari Ee Berbera
Hargeysa(Berberatoday.com)-Golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxaa ay maanta soo bandhigeen war bixino ku saabsan kormeero ay guddida arimaha guduhu soo martey , taas oo ay qeyb ka tahay Saldhiga Imaaraadka ee Berbera
Halkan Hoo...
Saturday, November 3, 2018
-
Daawo Muuqalka”Booliska Somaliland Oo Shaaciyey Nooca-yada Ay Yahiin Danbiyadii Sanadkan Ka Dhacay Somaliland Iyo Tiradooda
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidanka booliska Somaliland ayaa waxaa ay maanta u dabaal degeen sanad guuradii 25 aad ee aas aaskooda , waxaana hogaanka hawl galintu uu shaaciyey tirade iyo nooc-yada ay yahiin kiisaska sanadkan Somal...
Saturday, November 3, 2018
-
Dr Maxamed Cabdi Gaboose Muxuu Ka Yidhi Kulankii Uu La Yeeshay Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Seylici”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dr Maxamed Cabdi Gaboose Muxuu Ka Yidhi Kulankii Uu La Yeeshay Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Seylici"Daawo Muuqal
https://youtu.be/MbadUFMFa0I?t=207
Be...
Saturday, November 3, 2018
-
Dabley Weerartay Xabsi Uu Ku Xidhnaa Nabad-doon Caan Ka Ah Puntland
Boosaaso(Aftahannews)– Rag hubaysan, ayaa weerarray Xabsiga Minjir ee magaalada Boosaaso, halkaas oo Ciidanka amniga Puntland gelinkii hore ee maanta ay ku xidheen Nabad-doon caan ka ah deegaannada Puntland.
Dableyda weera...
Saturday, November 3, 2018
-
“Waddani Diidmada Komishanka Uu Ku Sababeeyay Ayuun Baan Sax Ahayne, Waa Komishan Aad U Liita”Cali Guray,
Hargeysa(Berberatoday.com)-iyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Caliguray)Oo kamida siyaasiyiinta xisbi xaakimka Talada haye ee kulmiye ayaa komishanka doorashooyinku ku dhaliilay kuwa aan gudan karayn shaqadoodii taasi oo aanay jirin cidk...
Saturday, November 3, 2018
-
Saddex Agaasime Guud Oo Wada-jir Kormeer Shaqo Ugu Soo Maray Deegaano Ka Mid Ah Gobolka Gabiley+Daawo/Akhriso
Gabiley(Berberatoday.com)-Agaasimayaasha Wasaaradaha Horumarinta Beeraha, Biyaha, Xanaannada Xoolaha iyo Kalluumaysiga Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa kormeer shaqo ku soo maray deegaanno ka mid ah Gobolka Gabiley.
Agaasimah...
Saturday, November 3, 2018
-
“Xisbiyada Mucaaradka Waxay Dantu Ugu Jirtaa Qabsoomidda Doorashooyinka,Waayo Haddii Doorasho Dhici Waydo Dastuurkeena Ayaa korodhsiimada Xalaalaynaya”Abdirashid Hasan Mataan.
Geeddi socodka Dimuqraadiyadda Somaliland Waxa muhiim u ah in doorashooyinka Golayaasha Muddo Dhaafay Inoo Qabsoomaan.
Guddiga Doorashooyinka Qaranku waxay caddeeyeen in ay dhinacooda diyaar ka yihiin qabsoomidda doorashooyinka...
Saturday, November 3, 2018
-
Musharrax Balli-cabbane Geeyay Dhakhaatiir Si Tabaruc Ah Dadka U Daweynaya Iyo Qalab Ciyareed Uu Gudoonsiiyay Dhalinyaro
Balicabane(Berberatoday.com)-Cabdillaahi Maxamed Gaaxnuug oo u sharaxan Golaha deegaanka ee Hargeysa ayaa deeq agab ciyaareed iyo dhakhaatiir caafimaadba gaadhsiiyay degmada Balli-cabane ee gobolka Hawd.
Waxaanu musharaxani uu ...
Saturday, November 3, 2018
-
Daawo Muuqalka”Wasiir Sacad Cali Shire Oo Shaaciyey Nooca Ay Yahiin Arimo Ay Ka Wada Hadleen Madaxweynaha Jabuuti
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka arimaha dibada Somaliland oo safar ku tagay dalka Jabuuti ayaa waxaa uu ka war bixiyey kulan uu la yeedhay madaxweynaha jabuuti iyo arimaha ay ka wada hadleen
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka ...
Friday, November 2, 2018
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Maxkamada Sare Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed Oo Kulan La Qaatay Bahda Garsoorka Gobolka Togdheer
Burco(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gudoomiyaha Maxkamada Sare Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed Oo Kulan La Qaatay Bahda Garsoorka Gobolka Togdheer
https://youtu.be/JJk0N6gWZOA?t=76
...
Friday, November 2, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|