-
Haayada Shifaad Oo Afduubtay Caafimaadkii Berbera Iyo Mashruucii Dp Bixisay Oo La Lahay Meelu Maray “Akhriso Warbixin
Berbera(Berberatoday.com)-Ururkani Lagu magacaabo SHIFAAD ee dhawaan la wareegtay Maamulkii Cisbataalka Berbera Waxaa iska Leh Wiil uu sodog uyahay Madaxwaynihii hore Somaliland Axmed Siilnayo oo lagu magacaabo Muuse Xasan Yuusu...
Saturday, October 27, 2018
-
Gabadhii Udoonayd Wariye Jamaal Kaashoggi Oo Ku Gacan Seydhay Casuumaad Uu Ufidiyay Madaxweyne Donald Trump
Istanbul(Berberatoday.com)-Gabadhii u doonayd weriyaha Sacuudiga u dhashay ee la dilay Jamaal Kaashogji ayaa sheegtay inay diiday casuumaad uu u fidiyay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo ah inay booqasho ku tegto aqalka ca...
Saturday, October 27, 2018
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Digay In Ujeeddooyin Siyaasadeed Ee Laga Dhex Raadiyo Shaqaaqada Ka Taagan Koonfurta Gobolka Sool
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si cad uga digay in siyaasad iyo ujeeddooyin kale oo gurracan looga faa’iidaysto colaadda ka dhex aloosan beelaha walaalaha ah ee k...
Saturday, October 27, 2018
-
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Oo Munaasibad Sagaatin Ah Ku Macasalaameeyey 380 oo Arday Oo Deeq Waxbarasho Ka Helay Dalka Itoobiya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga madaxtooyada munaasibad sagootin ah ugu sameeyey 380 (Saddex boqol iyo siddeetan) arday reer Somaliland ah oo deeq waxbarasho...
Saturday, October 27, 2018
-
“Xisbiyada Mucaaradka Ixtiraam Bay Leeyihiin Talo Soo Jeedin Bay Leeyihiin Taladay Soo Jeediyaan Inaan Qaato Iyo Inaan Tu Dhaanto Qaato Xaq Baan Uleeyahay,Laba Hal Isma Qabtaan Adaa Lagu Doortay Oo Taladii Laguu Dhiibaye Go,aan Gaadh Iyo Hadaad Tayda Qaadan Weydo”Madaxweyne Muuse Biixi Oo Wareysi Siiyay Idaacada BBC-da
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Xisbiyada Mucaaradka Ixtiraam Bay Leeyihiin Talo Soo Jeedin Bay Leeyihiin Taladay Soo Jeediyaan Inaan Qaato Iyo Inaan Tu Dhaanto Qaato Xaq Baan Uleeyahay,Laba Hal Isma Qabtaan Adaa Lagu Doortay Oo Talad...
Saturday, October 27, 2018
-
Xisbiga Waddani Oo Nasiib Darro Ku Tilmaamay In Dhaawacii Dagaalka Gobalka Sool la Geeyo Muqdisho
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha cadaalada Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Barkhad Jaamac Batuun ayaa waxa uu nasiib daro ku tilmaamay in dadkii ku dhaawacmay dagaal beeleedkii koonfurta gobolka Sool la geeyo magaalada Muqdis...
Saturday, October 27, 2018
-
“Buuga Xirsi Qoray Waa Buug Sameeyn Badan , Kol Hadii …”Aqoonyahan Jamaal Cali Xussen”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Buuga Xirsi Qoray Waa Buug Sameeyn Badan , Kol Hadii ..."Aqoonyahan Jamaal Cali Xussen"Daawo Muuqal
https://youtu.be/mpKzoVqrLeQ
Berberatoday.com...
Saturday, October 27, 2018
-
Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Dhaawacyo Gobolka Sool Laga Qaaday Oo Muqdisho La Geeyay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada Somaliland ayaa waxa ay markii u horeysay ka hadashay warar maal mihii u danbeeyay la isla dhexmarayay oo ku saab sanaa in qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay dagaal beeleedkii koonfurta gobolk...
Saturday, October 27, 2018
-
“Xirsi Waxaan Ku Aqaan Nin Damac Badan ..” Maxamuud Xaashi Oo Markii Ugu Horeysay Shaaciyey Arimihii Xirsi Ay Isku Khilaafeen”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Xirsi Waxaan Ku Aqaan Nin Damac Badan .." Maxamuud Xaashi Oo Markii Ugu Horeysay Shaaciyey Arimihii Xirsi Ay Isku Khilaafeen"Daawo Muuqal
https://youtu.be/glBscLMt21M
...
Saturday, October 27, 2018
-
“Anigu Xirsi Kulmiye Ku Ahaa Waddanina Isaga Awgii Ayaan Utagay” Caaqil Rashiid Jaambiir Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Anigu Xirsi Kulmiye Ku Ahaa Waddanina Isaga Awgii Ayaan Utagay" Caaqil Rashiid Jaambiir Daawo Muuqal
https://youtu.be/67E0ZKzBLS4?t=41
Berberatoday.com...
Saturday, October 27, 2018
« Previous Page — Next Page »