-
Madaxweyne Gaas Oo Xilkii Ka Qaaday Talyihii Ciidanka Daraawiishta Bedelkiisa-na Magacaabey Iyo Sababta Keentay
Garoowe(Berberatoday.com)-Digreeto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Maamulka Somaliyeed ee Putland oo ku taariikhaysan 28 October 2018 ee ku beegan maanta oo Axad ah ayaa taliyaha ciidanka Daraawiishta Puntland loogu magacaaba...
Sunday, October 28, 2018
-
Weerar Dad Badani Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Dalka Mareykanka Iyo Tirada Dhimashada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaa magaalada Pittsburgh ee dalka Mareykanka lagu dilay 11 qof kaddib markii qof hubaysan uu rasaas ku furay macbad Yuhuudda ay ku cibaadeysato oo halkaasi ku yaalla.
Madaxweynaha Mareykanka Do...
Sunday, October 28, 2018
-
Golaha Ammaanka Oo Ka Shiraya Warbixin Laga Soo Saaray Xaalado Ugaar Ah Eritrea Iyo Somaliya
New York(Berberatoday.com)-Guddiga Qaramada Midoobay ee la socodka xaaladaha dalalka Soomaaliya iyo Eritrea ayaa yeeshay wada xaajood aan rasmi ahayn oo ay ku eegayaan warbixinadii ugu dambeeyay ay guddiga soo saareen.
...
Sunday, October 28, 2018
-
Sucuudiga Oo Shaaciyey Goobta Lagu Maxkamadeyn Doono Dadka Lagu Tuhunsan Yahay Dilka Jamaal Kaashogji
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka arrimaha dibadda Sucuudiga wuxuu sheegay in dadka lagu tuhunsan yahay inay ka dambeeyeen dilka weriye Jamaal Kaashogji lagu maxkamadeyn doono gudaha dalka Sucuudiga.
Caadil Al Jubeyr oo k...
Sunday, October 28, 2018
-
Shirkadaha Somtel TE SubCom, Djibouti Telecom Oo Ku Shuraakoobey Fibre Optic Xawaare Sare Leh Oo Xidhiidhiya Dalalka Geeska Afrika
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sida uu daabacay warsidaha The Daily Nation, ee ka soo baxa dalka Kenya, waxay shirkadaha SOMTEL, TE SubCom iyo Djibouti Telecom ku shuraakoobeen xadhig fibre Optic oo aan noociisu hore u soo...
Sunday, October 28, 2018
-
Daawo Muuqalka”TV Turki Ah Oo Waraystay Dirawalkii Qunsuliyadda Keenay Qaar Ka Mida Kooxdii Dishay Khashoggi
Istanbul(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"TV Turki Ah Oo Waraystay Dirawalkii Qunsuliyadda Keenay Qaar Ka Mida Kooxdii Dishay Khashoggi
https://youtu.be/n1wdY4OFG1Q
Berberato...
Sunday, October 28, 2018
-
Dawladda Soomaaliya Oo Soo Rogtay In Baasaaboorada Lagala Wareegto Dadka Ay Ugu Taalo “Visa” Somaliland Ahi
Muqdisho(Berberatoday.com)-Dawladda Soomaaliya ayaa bilowday inay Baasaaboorada Soomaaliga ah kala wareegto dadka Soomaaliya u dhashay ee sita Baasaaboorkaas ee ay ugu tallo dal-ku-galka [VISA] Somaliland ahi.
Tirab...
Sunday, October 28, 2018
-
Dawladda Sucuudiga Oo Ku Qancisay Dawladda Soomaaliya Inay Joojiso Mucaaradada Ay Ku Hayso Maalgashiga Dp World Ee Dekedda Berbera
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawladda Sucuudiga, ayaa la sheegay inay ku qancisay dawladda Soomaaliya inay joojiso dagaalka mucaaradeed ee ay kaga soo horjeedo mashruuca horumarinta iyo casriyaynta dekedda Berbera ee DP
world...
Sunday, October 28, 2018
-
Xisbiga Ucid oo War-saxaafadeed Ka Soo Saaray Dadkii Ku Dhaawacmay Dagaal Beeleedka Gobolka Sool Ee Loo Qaaday Muqdisho
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shir ay isugu yimaadeen hogaankaa sare iyo gudida fulinta ee xisbiga mucaaridka ah ee Ucid islamarkaana uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Xisbigaasi Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa waxa ay war-saxaafadeed...
Saturday, October 27, 2018
-
“Doorasho Dhaceysaa Ma Muuqato ..” Gudoomiyaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamud Aadan”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Doorasho Dhaceysaa Ma Muuqato .." Gudoomiyaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamud Aadan"Daawo Muuqal
https://youtu.be/dRwNFXXb5qU
Berberatoday.com...
Saturday, October 27, 2018
« Previous Page — Next Page »