Qisadii I Eridey Qaawanaanta! Qalinka: Cabdifataax Ismaaciil Mursal
Maan noolayn, manaan dhiman, Aakhiro maan gaadhin ee Ifka ayaan joogay, hase ahaatee, lamaan socon dhacdooyinkii daqiiqadahaas dunida ka dhacayay ama ka socday. Balse waxaan ku war helay Dayaanka wixii dhacay!
Weriye Cabdifataa...