|
Warar
-
Xadhigga Suxufiyiinta Sacuudiga Oo Soo Jiitay Indhaha Dunida, Ka Dib Dilkii Wariye Khaashuqji + Tirada Saxafiyiinta Sucuudiga U Xidhan
London(Berberatoday.com)-Iyadoo muranka la xidhiidha kiiska dilka wariyihii caanka ahaa ee u dhashay Sucuudiga, Jamaal Khaashuqji, uu heerkii ugu sarreeyay marayo ayey ururka Suxufiyiinta aan xuduudda lahayn ee RSF waxay sheegeen ...
Saturday, October 27, 2018
-
“Dagaalka Sool Si Loo Joojiyo, Xukuumadda Waxanu Leenahay Lacag Waxaad Haysaan..” Sheekh Adam-Siiro Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Dagaalka Sool Si Loo Joojiyo, Xukuumadda Waxanu Leenahay Lacag Waxaad Haysaan.." Sheekh Adam-Siiro Daawo Muuqal
https://youtu.be/6uBo0LxUE6o
Berbe...
Saturday, October 27, 2018
-
Culimada Somaliland Oo Shaacisay Inay Ka Qayb Qadanayan Daminta Colaada Deegaanka Dhumay Ee Gobolka Sool
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Maxamed Aadan oo ka mid ah culimada waa wayn ee Somaliland ayaa waxa uu shaaciyay in dhamaan culimaa udiinka dalku ka qayb qaadanayaan daminta Colaada ka dhaxaysa beelaha walaalaha ah ee wada dega...
Friday, October 26, 2018
-
Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland oo La Kulmay Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka Kenya iyo Arrimaha Ay Ka Wada Hadleen
Nairobi(Berberatoday.com)-Wasiirka arrimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland dr. Sacad Cali Shire ayaa waxa uu kulan balaadhan la qaatay Hoggaamiyaha aqlabiyadda baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale.
Kulaankan...
Friday, October 26, 2018
-
Akhriso”Awoodaha Maamul Ee Ay Yeelan Doonto Haweenayda Madaxweynaha Ka Ah Dalka Itoobiya
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Baarlamaanka Itoobiya ayaa madaxweynaha dalkaas markii ugu horeysay shalay u doortay haweenay , taas oo magaceedu yahay Sahle-Work Zewde, oo 68 jir ah, taas oo badashay Mulatu Teshome.
 ...
Friday, October 26, 2018
-
Salah Jamal Khashoggi Oo Ah Curadkii Uu Dhalay Suxufigii La Dilay Ee Jamaal Khashoggi Oo Maraykanka Ka Dagay Iyo Sababta
Riyad(Berberatoday.com)-Wiilka u wayn carruur saxafigii la dilay ee Sacuudiga u dhashay Jamal Khashogji ayaa ka dagay dalka Maraykanka isaga oo ka baxay Sacuudiga xubno qoyskiisa ka tirsanna ay weheliyaan.
Saalax Khashoqji ayaa...
Friday, October 26, 2018
-
Markaba Siday In Ka Badan 2500 Qori Oo AK-47 Ah Iyo Hub Kale Oo La Qabtay Iyo Cida Loo Wadey
Moqdisho(Berberatoday.com)-Kormeerayaasha Qaramada Midoobay ayaa baadhaya in ka badan 2,500 qori oo AK-47 ah iyo hub kale oo ay qabteen Ciidanka Maraykanka ee xeebaha Soomaaliya iyo Yemen si loo ogaado in hubkaasi loo waday Soomaa...
Friday, October 26, 2018
-
Hargeysa: 13 Dhallinyaro Ah Oo Loo Xidhay Inay Yihiin Kuwa Baabuurta Dadweynaha Xada Ee Budhcada Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Taliska Ciidammada Booliiska ayaa faahfaahiyey hawl-gallo lagu sugayo Amniga isla-markaana lagu qab-qabanayo dhallinyarada rabshadaha sameeya iyo kuwa Baabuurta la baxsada.
Taliye ku-xigeenka Ciidanka...
Friday, October 26, 2018
-
Daawo Muuqalka”Qaar Kamida Madax Dhaqameedka Somaliland Oo Ku Baaqay In Talaabo Adag Laga Qaadaa Beelaha Ku Dagaalamaya Koonfurta Gobolka Sool
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Qaar Kamida Madax Dhaqameedka Somaliland Oo Ku Baaqay In Talaabo Adag Laga Qaadaa Beelaha Ku Dagaalamaya Koonfurta Gobolka Sool
https://youtu.be/3uGrVZbk0B8?t=213
...
Friday, October 26, 2018
-
Daawo Muuqalka”Mid Ka Mid Ah Wax Garadka Beelihii Ku Dagaalamay Koonfurta Gobalka Sool Oo Iminka Hadley , Sheegayna Inay Diyaar U Yahiin Nabad Ay Qaataan Iyo Wada Hadal
Laascanod(Berbertatoday.com)-Daawo Muuqalka"Mid Ka Mid Ah Wax Garadka Beelihii Ku Dagaalamay Koonfurta Gobalka Sool Oo Iminka Hadley , Sheegayna Inay Diyaar U Yahiin Nabad Ay Qaataan Iyo Wada Hadal
https://youtu.be/4Ba5JoPhDvE?...
Friday, October 26, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|