|
Warar
-
Sucuudiga Oo Qirtay In Dilka Wariye Jamaal Khashoggi La Sii Qorsheeyay Ka Hor Intii Uunan Galin Safaarada Sucuudiga Ee Turkiga
Ankara(Berberatoday.com)-Sida ay cadeeyeen baadhayaasha Turkiga iyo Sucuudiga, oo macluumaad is waydaarsaday ayaa isku raacay in dilkii wariye Jamaal Khashoggi uu ahaa mid la sii qorsheeyay, waxana sidan sheegay Dacwad ooge dalka...
Friday, October 26, 2018
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Gurigiisa Ku Booqday Siyaasiga Ruugcadaaga Ah Ee Cumar Carte Qaalib+Daawo Sawirada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jmahuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta booqasho ugu tagay odayga ruug cadaaga Siyaasiga ah ee Cumar Carte Qaalib hoyga uu ka dagan yahay magaaladda Hargaysa, siyaasig...
Thursday, October 25, 2018
-
Waa Tuma Sahle-Work Zewde, Madaxweynaha Cusub Ee Itoobiya”Akhriso Taariikhdeeda Oo Dhamaystiran
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Xubnaha Baarlamaanka Itoobiya ayaa maanta madaxweynaha waddanka u doortay Sahle-Work Zewde, iyadoo noqonaysa haweeneydii ugu horraysay ee dalkaas madaxweyne ka noqota.
Ms Sahle-Work ayaa xilkeedu w...
Thursday, October 25, 2018
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Oo Ka Warbixiyay Weerarkii Gaadmada Ahaa Ee Korneyl Caare Iyo Colkiisu Ka Sameeyeen Dararweyne
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Oo Ka Warbixiyay Weerarkii Gaadmada Ahaa Ee Korneyl Caare Iyo Colkiisu Ka Sameeyeen Dararweyne
https://youtu.be/4CE4cKzve8Y?t=167
&nb...
Thursday, October 25, 2018
-
Maleyshiyaadka Caare Hogaamiyo Oo Weerar Tacshiirad Rasaasa Lays Weydaarsaday Ku Qaaday Ciidamada Qaranka Ee Ku Sugan Dararweyne Sanaag
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Ciidamo uu wato Korneylka falaagada ah Ee Caare ayaa waxaa ay xalay abaaro 3 habeen nimo ay weerar ku soo qaadeen ciidamada qaranka Somaliland ee ku sugan deeganka Darar Weyne ee degamada Ceel Afweyn e...
Thursday, October 25, 2018
-
Dawladda Itoobiya Oo Markii U Horraysay Yeelatay Haweenay Madaxweyne Ah Taariikhda
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Haweenay ayaa markii u horraysay Madaxweyne ka noqotay dalka Itoobiya, xildhibaannada labada gole ee dalka Itoobiya oo kala fadhi yeeshay ayaana doortay Sahlework Zewdie.
Arritan ayaa timid ka dib ...
Thursday, October 25, 2018
-
“Magaalada Hargeysa, Boqolkiiba Lixdan Booyadaa U Dhaamiya..”Daawo Muuqalka Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Ka Hadlay Xiliga Biyo Ku Filan Hargeysi Helayso
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda Khayraadka Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore, ayaa faahfaahiyey Xaaladda Biyaha ee Magaalooyinka Dalka.
Wasiirka oo Maanta ka hadlayey Munaasibad lagu Daah-furay Mashruuc qayb...
Thursday, October 25, 2018
-
3 Arrimood Uu Sucuudigu Laaluush Ahaan Ugu Soo Bandhigay Madaxweynaha Turkiga Erdogaan Si Loo Soo Afjaro Arrinta Baadhitaanka Weriye Jamaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Amiir Khaalid Al-Faysal oo ah amiirka Makah Al-mukarama ee boqortooyada Sucuudiga iyo sida oo kale lataliyaha boqor Salmaan Bin Cabdalcasiis ayaa saddex maalmood ka hor booqasho qarsoodi ah ku tegey da...
Thursday, October 25, 2018
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiye Ciro Oo Si Adag Uga Hadley Beelaha Ku Dagaalmay Koonfurta Gobalka Sool Baaq Nabadeed-Na Diray
London(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gudoomiye Ciro Oo Si Adag Uga Hadley Beelaha Ku Dagaalmay Koonfurta Gobalka Sool Baaq Nabadeed-Na Diray
https://youtu.be/VjLXMelByIg
Berberatoda...
Thursday, October 25, 2018
-
Guddiga Cadaaladda Oo Garsoorka Dalka Ku Sameeyay Isku Shaandhayn, Xil Ka Qaadis Iyo Bedel Saameeyay 22 Masuul
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudida cadaalada JSL ayaa isku shaandhayn balaadhan ku sameeyay garsoorka dalka, waxaanay sameeyeen xil ka qaadis, isku bedel, digniin iyo kuwo kale oo ay ka aqbaleen shaqo ka tagis ay soo dalbadee...
Thursday, October 25, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|