|
Warar
-
Guddoomiyaha Telesom Cabdikariin Maxamed Iid Oo Loo Xulay Abaalmarinta Tartanka Hoggaamiyaha Ugu Wanaagsan Shirkadaha Isgaadhsiinta Iyo Teknoolajiyadda Afrika 2018
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Shirkadda Telesom, Md. Cabdikariim Maxamed Iid, ayaa ka mid noqday hoggaamiyayaasha shirkadaha Isgaadhsiinta iyo Teknoolajigga Afrika ee loo xulay in ay u tartamaan Abaalmarinta Caalam...
Thursday, October 25, 2018
-
“Sidii Ceel-Afweyn Loogu Gurmaday Labadan Beeloodna Ha Loogu Gurmado, Oo Si Dhaba Oo Ficil Leh Wax Ha Looga Qabto”Axmed Yuusuf Yasin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka hadlay dagaalka ka dhacay deegaanka Dhoomay, waxaanu baaq nabadeed u diray labada Beelood ee dagaalku dhexmaray,
wa...
Thursday, October 25, 2018
-
Xukumada Somaliland Oo Shaacisay Cadadka Lacageed Ee Ku Baxaysa Jidka Berbera Ilaa Wajaale Iyo Cidda Bixinaysa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in la bilaabo dhismaha jidka isku xidhaya Berbera iyo Wajaale oo muhiim u ah dekedda Berbera.
...
Thursday, October 25, 2018
-
“Waxaanu Farmaajo U Sheegnay In Soomaaliyadii Siyaad Barre Uu Ninka Keliyi Talinayay Ay Dhamaatay..” Safiirka Dalka Talyaaniga U Qaabilsan Dalalka Gobolka Geeska Afrika
Hargeysa(Berberatoday.com)-Safiirka dalka Talyaaniga u qaabilsan dalalka gobalka Geeska Afrika Danjire Luciano Pezzotti, ayaa sheegay inay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Farmaajo ku wargeliyeen inuu iska ilaaliyo dabeecadihii Max...
Thursday, October 25, 2018
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyayaasha Xisbiyada Waddani Iyo Ucid Oo Baaq Nabadeeda Udiray Beelaha Walaalaha Ah Ee Ku Dagaalamaya Deegaanka Dhumay Ee Koonfurta Gobolka Sool
Berbera(berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gudoomiyayaasha Xisbiyada Waddani Iyo Ucid Oo Baaq Nabadeeda Udiray Beelaha Walaalaha Ah Ee Ku Dagaalamaya Deegaanka Dhumay Ee Koonfurta Gobolka Sool
https://youtu.be/ghdbACJy05A
&nbs...
Wednesday, October 24, 2018
-
Muwaadin Soomaali Ah Oo Maxkamad Lagu Soo Taagay Mareykanka Iyo Danbiga Loo Haysto
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxamed Cabdullaahi oo ah muwaadin Soomaali ah maxkamad lagu soo taagay dalka Mareykanka isaga oo ku eedeysan in uu ku lug lahaa dilka gabadh cadaan oo dhacay 14kii bishan.
Ciidamada Booliiska ayaa la...
Wednesday, October 24, 2018
-
Madaxweynaha Turkiga Oo Tilifoon Uga Tacsiyeeyay Qoyska Suxufigii Lagu Qashay Safaarada Suuudiga Ee Istanbul Una Balan Qaaday Inuu Xogta Rasmiga Ah Ee Dilkaas La Xidhiidha Soo Bandhigi Doono
Itanbul(Berberatoday.com)-warbaahinta Turkiga ayaa sheegtay in Madaxweyne Erdogan khadka Telefoonka kula xidhiidhay Qoyska Saxafigii Sacuudiyaanka ahaa ee la dilay ee Jamaal Khashoggi.
Erdogan waxa uu Qoyska Jamaal Khashoggi ug...
Wednesday, October 24, 2018
-
Boqorka Sucuudiga Iyo Wiilkiisa Dhaxal Sugaha Ah Oo La Kulmay Qoyska Jamal Khashoggi Ee Lala Xidhidhinayo Dilka Aabohood
Hargeysa(berberatoday.com)-Boqorka Sacuudiga, Salmaan bin C/casiis iyo Dhaxal-suge Amiir Maxamed Bin Salmaan waxay maanta si rasmi ah ula kulmeen laba wiil uu dhalay Jamaal Khashoggi.
Warbaahinta Sacuudiga ayaa soo bandhigay Mu...
Wednesday, October 24, 2018
-
War Deg Deg Ah”Madaxweyne Muuse Biixi Oo Iminka Wareegto Cusub Soo Saaray Iyo Nuxurka Ay Xambaarsantahay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-224/102018, ku asteeyey In maalinta 17 October ee sannad walba loo asteeyo in ...
Wednesday, October 24, 2018
-
Somaliland Oo Hirgelisay Nidaam Caalami Ah Oo Adeegga Shirkadaha Isgaadhsiinta Lagu Hagayo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyadda Somaliland Cabdiweli Sheekh Maxamuud Sh. Suufi, ayaa ka warbixiyey waxqabadka Wasaaraddiisa iyo Adeegyo cusub oo ay soo kordhiyeen muddada uu xilka h...
Wednesday, October 24, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|