-
Daawo Muuqalka”Madaxwayne Muuse Biixi Iyo Gudoomiyaha Wakiiladda Oo Siyaabo Is Khilaafsan Uga Hadlay Saami Qaybsiga Kuraasta Baarlamaanka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Madaxwayne Muuse Biixi Iyo Gudoomiyaha Wakiiladda Oo Siyaabo Is Khilaafsan Uga Hadlay Saami Qaybsiga Kuraasta Baarlamaanka
https://youtu.be/3YYO72Bzw-8?t=45
 ...
Wednesday, October 24, 2018
-
Waa Kuma Axmed Al Casiri ‘Ninkii Wax Ka Maleegay’ Dilka Marxuum Suxufi Jamal Khaashuqji?
Riyad(Berberatoday.com)-Kaddib 17 cisho oo dafiraad ah, Telefishinka dowladda ee dalka Sucuudiga ayaa Sabtidii xaqiijiyey in Weriye Khashoggi lagu dilay dagaal ka dhacay qunsuliyadda Sucuudiga uu ku leeyahay Istanbul.
Waa markii ...
Wednesday, October 24, 2018
-
Trump Oo Shaaciyey Dilka Jamal Khaashuqji Cidii Ka Dambeysay Ay Ciqaab Adag La Kulmi Doonto
USA(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay jawaabta Sacuudi Carabiya ay ka bixisay dilka wariye Jamal Khaashuqji ay tahay "qarinti abid ugu xumeyd oo lagu qariyo fal dil oo dhacay."
Wuxuuna intaa ku...
Wednesday, October 24, 2018
-
Kiiska Weriye Khashoggi Maxkamadayntiisa Yaa Xaq U Leh?
Qolooyinka shuruucda caalamiga ah dhigatay waxa u yaal kiiska cusub ee Weriyaha Sucuudiga ah ee Safaaradda Sucuudugu ku leeyahay Istanbul, Turkiga, lagu qashay.
Â
Madaxweynaha Turkigu, Erdogan waxa uu sheegay in aan kiiskaas la...
Wednesday, October 24, 2018
-
Dawlada Shiinaha Oo Xadhiga Ka Jartay Buundada Ugu Dheer Dunida Ee Bad Dul Marta
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa si rasmi ah u furay buundada ugu dheer adduunka ee kormarta bad, arrintan ayaa qabsoontay ka dib sagaal sano oo dhisme lagu waday marinkaas.
Marinkan ayuu dhererk...
Tuesday, October 23, 2018
-
Daawo Muuqalka”Siyaasi Cumar Carte Qaalib Oo Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyey
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Siyaasi Cumar Carte Qaalib Oo Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyey
https://youtu.be/OiirYdbqg4g?t=92
Berberatoday.com...
Tuesday, October 23, 2018
-
Madaxweyne Erdoganka Turkiga Oo Iminka War Cusub Ka Soo Saarey Dilkii Wariye Jamaal Khashoggi
Ankara(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Turkiga Reccep Tayyip Erdogan ayaa shaaca ka qaaday in ay jiraan astaamo xooggan oo muujinaya in dilka suxufigii Sacuudiga ee Jamal Khashoggi uu ahaa mid qorsheysan, islamarkaana loo fuliyey â...
Tuesday, October 23, 2018
-
War Deg Deg Ah”Mid Ka Mid Ah Maayirada Degmooyinka Somaliland Oo Xilkii Laga Qaaday
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaanada Golaha deeganka magaalada Baligubadle ayaa waxaa ay saaka fadhi ku qabsadeen hoolka shirarka ee dawlada Hoose waxaana ay u gacan taageen mooshin muddo bil ka badan ka yaalay maayarka magaal...
Tuesday, October 23, 2018
-
Daawo Muuqalka”Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Lagu Wareejiyey Deeq Waxbarasho Iyo Cida Ku Wareejisay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Lagu Wareejiyey Deeq Waxbarasho Iyo Cida Ku Wareejisay
https://youtu.be/AVDxaa8jb-I
Berberat...
Tuesday, October 23, 2018
-
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Colaada Ka Soo Cusboonaatay Gobolka Sool
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng, Faysal Cali Waraabe ayaa waxa uu ka hadley colaada maarkale ka soo cusboonaatay deegaanka Dhumay ee koonfurta magaalada Laascaanood, Isagoona xukuumada Mad...
Tuesday, October 23, 2018
« Previous Page — Next Page »