-
“Waa La Tashanayaa Hadii Aad Doorasho Diiday Madaxweyne ..” Guddomiye Cabdiraxmaan Ciro”Daawo Muuqaal
London(Berberatoday.com)-"Waa La Tashanayaa Hadii Aad Doorasho Diiday Madaxweyne .." Guddomiye Cabdiraxmaan Ciro"Daaawo Muuqaal
https://youtu.be/kky8ANVm-uk
Berberatoday.com...
Tuesday, October 23, 2018
-
Madaxweynaha Somaliland Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Walaalaha Ah Ee Dirirtu Ku Dhex Marayso Koonfurta Gobolka Sool iyo Amaro Culus oo Uu Faray Maamulka Gobolka iyo Hay”addaha Amniga
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhex martay koonfurta gobolka Sool, gaar ahaan deegaanka Dhumay.
Dagaalka...
Tuesday, October 23, 2018
-
Daawo Muuqalka”Siyaasiga Sacad Cali Kaahin Oo Ka Hadlay Xaalada Cakiran Ee Ay Isku Hayaan Xisbiyada Iyo Xukumadu Ee La Xidhiidha Xil Ka Qaadista Komishanka Qaranka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Siyaasiga Sacad Cali Kaahin Oo Ka Hadlay Xaalada Cakiran Ee Ay Isku Hayaan Xisbiyada Iyo Xukumadu Ee La Xidhiidha Xil Ka Qaadista Komishanka Qaranka
https://youtu.be/wYdu0nQD6SA?t=158
...
Tuesday, October 23, 2018
-
50 Ruux Oo Ku Nafwaayay Dagaalka Dhumay Ee Koonfurta Laascaanood Iyo Wararkii U Danbeeyay
Laascaanood(Berberatoday.com)-Waxaa sare u kacay dadkii ku dhintay dagaalkii shalay deegaanka Dhumay ee koonfurta magaalada Laascaanood ku dhex maray labada beelood, waxayna hadda kor u dhaafayaan dhimashadu konton qof.
Halkan ...
Tuesday, October 23, 2018
-
Daawo Muuqalka”Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Soo Bandhigay Cida Ka Danbaysa Colaada Labada Beelood ee Koonfurta Laascaanood
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo maanta shir jaraa,id ku qabtay xafiiskiisa ayaa waxa uu si adag uga hadley dagaal beeleedka markale ka soo cusboonaaday deegaanka Dhumay ee koo...
Tuesday, October 23, 2018
-
Daawo Muuqalka”Cabdiqaadir Jirde Oo Si Kulul Ugu Jawaabey Hadalkii Madaxweyne Muuse Biixi Ku Duray Xisbiga Waddani
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha kumeel gaadhka ah ee xisbiga Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo Wareysi Siiyey Idacada VOA ayaa waxaa uu si adag uga jawaabey shir saxaafadeed uu dhawaan madaxweyne Biixi ku qabtey madax...
Tuesday, October 23, 2018
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Gobolka Badhan Oo Ka Hadlay Gaadhigiisii Oo La Dhacay Iyo Halka Lala Tagay
Badhan(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gudoomiyaha Gobolka Badhan Oo Ka Hadlay Gaadhigiisii Oo La Dhacay Iyo Halka Lala Tagay
https://youtu.be/EdoELP_8UHs?t=1
Berberatoday.com...
Tuesday, October 23, 2018
-
Daawo Muuqalka”Odayaasha Reer Gabilay Oo Ka Jawaabay Hadalo Ka Soo Yeedhay Gudoomiye Ciro
Gabiley(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Odayaasha Reer Gabilay Oo Ka Jawaabay Hadalo Ka Soo Yeedhay Gudoomiye Ciro
https://youtu.be/SFVgFQ2D3ec
Berberatoday.com...
Tuesday, October 23, 2018
-
Dagaal Beeleed Mar Kale Saaka Ka Qarxay Deeganka Koonfurta Gobalka Sool Ee Dhumay Iyo Khasaaraha Ka Dhashay
Laascaanood(Berberatoday.com)-Wararka na soo gaadhaya ayaa waxaa ay sheegayaan in saaka uu dagaal beeleed ka qarxay deeganka Dhumay oo Koonfur kaga beegan magaalada Laascaanood .
Ma jiraan wali cid s rasmi ah oo xaqiijiyay khas...
Monday, October 22, 2018
-
Daawo Muuqalka”Magaalada London Oo Kirada Guryuhu Kor Ukacday Iyo Sababta Oo La Ogaaday
London(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Magaalada London Oo Kirada Guryuhu Kor Ukacday Iyo Sababta Oo La Ogaaday
https://youtu.be/vtW8vc5jnsY
Berberatoday.com...
Monday, October 22, 2018
« Previous Page — Next Page »