-
Shirkii Golaha Wasiirradda jsl Ee Maanta Lagaga Dooday Amniga, Waxbarashada Iyo Macdanta Iyo Maalintii Shuhaadada SNM Oo Magicii Laga Badalay.
WAR-SAXAAFADEED
Kal-fadhigii 23-aad Ee Golaha wasiirradda Somaliland Waxa Maanta Lagaga Dooday Amniga, Waxbarashada Iyo Macdanta & Tamarta iskuna Raacay In magacii laga dabalo malinta 17ogtober ee shuhadada Snm.
Hargeys...
Friday, October 19, 2018
-
Daawo Muuqalka”Odayaal Sheegay In Dadka Ku Dhaqan Xaafadaha Maxamud Haybe Iyo Maxamed Mooge Udoorteen Maamul Degmo Iyo Cashuurtii Dawlada Hoose Hargeysa Qaadi Jirtay Oo Ay Sheegen Inaanay Bixinayn
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Odayaal Sheegay In Dadka Ku Dhaqan Xaafadaha Maxamud Haybe Iyo Maxamed Mooge Udoorteen Maamul Degmo Iyo Cashuurtii Dawlada Hoose Hargeysa Qaadi Jirtay Oo Ay Sheegen Inaanay Bixinayn
htt...
Friday, October 19, 2018
-
“Reer Gabiley Waxaan leeyahay Maalinta La Codaynayo Sidaad Umuuqataan Horumarkana Uga Muuqda”Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax
Gabiley(Berberatoday.com)-Abwaan Xasan dhuxul laabsaalax Oo Kamida Hal Abuurka suugaanta ee wakhtigan ayaa maanta buuqasho ku tagay magaalada gabiley halkaasi oo bulshada reer gabiley usoo jeediyay in ay sida ay uga muuqdaan m...
Friday, October 19, 2018
-
Mareykanka Oo Xidhaya Qunsuliyaddiisa Magaalada Qudus Iyo Sababta Keentay
Qudus(Berberatoday.com)-Dowladda Mareykanka ayaa shaaca ka qaadday iney albaabbada isugu dhufaneyso qunsuliyaddeeda guud ee ku taalla magaalada Qudus, taasoo ka shaqeyneysay arrimaha Falastiiniyiinta, hase ahaatee howlaheeda loo w...
Friday, October 19, 2018
-
Maydka Saxafi Jamal Khaashoqji Oo Laga Raadinayo Kaymaha Turkiga
Istanbul(Berberatoday.com)-Sida ay wararku sheegayaan booliiska Turkiga ayaa ballaadhiyey baadhitaanka ay ku hayaan kiiska Saxafigii Sucuudiga u dhashay ee la sheegay in la dilay Jamal Khashoggi.
Saraakiil Turki...
Friday, October 19, 2018
-
Amiir Maxamed Bin Salmaan Waa Kuma Mas’uulka Uu Dusha U Saari Doono Dilka Suxufi Jamaal Khashoggi”Akhriso Xog Dhamaystiran
USA (Ilays-News):- Wargeyska The New York Times ayaa qoray in dowlada Sacuudiga ay u muuqaneyso in dilka Khashoggi ay dusha u saari doonto inuu ka dambeeyey S/gaas Axmed Al-assiri oo ah la-taliyaha gaarka ah ee dhaxalsugaha Bin S...
Friday, October 19, 2018
-
Daawo Muuqalka”Wareysi Xiiso Leh Oo Laga Qaadey Madaxweynihii Hore Ee Somaliya Xassan Sheekh Maxamuud
Muqdisho(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wareysi Xiiso Leh Oo Laga Qaadey Madaxweynihii Hore Ee Somaliya Xassan Sheekh Maxamuud
https://youtu.be/_uZkYVGzSQo
Berberatoday.com...
Friday, October 19, 2018
-
Dalka Venizuala Oo Joojinaaya Isu Bedelka Lacagtiisa Iyo Ta Maraykanka Ee Dollar-ka+Daawo Muuqal
Caracas(Berberatoday.com)-Dalka Venizuala Oo Joojinaaya Isu Bedelka Lacagtiisa Iyo Ta Maraykanka Ee Dollar-ka+Daawo Muuqal
https://youtu.be/Hl7AiWubCkw
Berberatoday.com...
Thursday, October 18, 2018
-
Roobab Dabaylo Wata Oo Ka Da’ay Dagmada Lughaya Iyo Garbadadar
Awdal(Berberatoday.com)-Deegaanada Lughaya iyo Garbadadar oo ka tirsan gobolka Awdal ayaa waxaa maaanta gelinkii danbe ka da,ay roobab dabaylo wata, Iyadoo aanay roobabkaasi dabaylaha wata wax khasaare ah gaysan.
Halkan Hoose K...
Thursday, October 18, 2018
-
Booliska Turkiga Oo Baadhaya Guriga Qunsulka Sucuudiga Ee Istanbul
Istanbul(Berberatoday.com)-Dambi baadhayaasha waddanka Turkiga ayaa waxa ay galeen guriga uu deggan yahay qunsulka Sucuudiga ee magaalada Istanbul, si ay u soo uruuriyaan caddeymo dheeraad ah oo ku saabsan ninka la waayay ee Jamal...
Thursday, October 18, 2018
« Previous Page — Next Page »