-
Daawo Muuqalka”Qisada Biriij Badeedka Ugu Dheer Dunida Ee La Furayo Dhawaan
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Qisada Biriij Badeedka Ugu Dheer Dunida Ee La Furayo Dhawaan
https://youtu.be/XzenKrK1JEw
Berberatoday.com...
Saturday, October 20, 2018
-
Daawo Muuqalka”Boqortooyada Sucudiga Oo Shaaciyey Qaabkii Ay U Dilay Saxafi Jamaal Khaashuqji
Jiddah(Berberatoday.com)-Dowladda boqortooyada Sucuudiga ayaa xaqiijisay geerida saxafigii u dhashay dalkaasi ee la baadigoobayay.
Wakaaladda wararka ee sucuudiga ayaa sheegtay in Jamaal Khaashuqji uu geeriyooday ka dib markii ...
Saturday, October 20, 2018
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Gobolka Gabiley Oo Ku Baaqay In Loo Celiyo Wasiirka Maaliyada 8 Milyan Oo Uu Kaga Qeyb Qaatay Dhismaha Dugsi Waxabarasho oo Gobolkaas Ku Yaala
Gabiley(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Gobolka Gabiley Oo Ku Baaqay In Loo Celiyo Wasiirka Maaliyada 8 Milyan Oo Uu Kaga Qeyb Qaatay Dhismaha Dugsi Waxabarasho oo Gobolkaas Ku Yaala
https://youtu.b...
Saturday, October 20, 2018
-
Masaajid Ku Yaalla Turkiga Oo Jiho Khaldan Loogu Tukanayay 40 Sano
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sida ay qoreen warbaahinta maxalliga ah, masaajid ku yaalla dalka Turkiga ayaa jiho khaldan ugu tukanayeen jamaacadiisu muddo ku dhow 40-sano, khaladka dhismaha masjidka waxaa dareemay imaam masaajidka k...
Saturday, October 20, 2018
-
Xukuumadda Itoobiya Oo Sii Daysay Maxaabiis Tiro Badan
Addis-Ababa(Berberatoday.com)-Dawladda Ethiopia ayaa ooda ka soo qaaday Maxaabiis ay tiradooda guud dhamayd 1200 oo qof kuwaas oo lagu xidhxidhay Magaaladda Addis Ababa, ka dib markii ay halkaasi ka dhigeen rabshado.
Rabshada...
Saturday, October 20, 2018
-
Cabdi Iley Oo Isku-dayey Inuu Ka Baxsado Xabsiga Iyo Qareenkiisa Oo Ka Hadlay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxkamadda gacanta ku heysa kiiska Madaxweynihii hore ee dowlad-deegaanka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar (Iley), ayaa lagu wargaliyay in uu isku dayay in uu ka baxsado xabsiggii lagu hayay.
Cabdi Max...
Saturday, October 20, 2018
-
“Kursigga Ilahay-Baa Bixiya Sabab Kasta Qofku Ha Ku Yimaadee”Sheekh Aadan Siiro”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Maanta kaga hadlay ahmiyadda ay leedahay in Qofka Muslimka ahi ku qanco wixii uu Illaahay siiyey.
Khudbadda Jimcaha ...
Saturday, October 20, 2018
-
Daawo Muuqalka”Magaalada London Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Fanaanka Axmed Cali Cigaal Iyo Maryan Mursal Oo Hormood U Aheyd Soodhaweynta
London(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Magaalada London Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Fanaanka Axmed Cali Cigaal Iyo Maryan Mursal Oo Hormood U Aheyd Soodhaweynta
https://youtu.be/40y7IPTdd1M
 ...
Friday, October 19, 2018
-
Raysal-wasaaraha Itoobiya Oo Sheegay Inuu Dil Ka Bedbaaday
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Raysal-wasaaraha Dalka Itoobiya, Abiy Axmed ayaa sheegay inuu ka badbaaday qorshe la doonayey in lagu khaarajiyo.
Abiy, ayaa u sheegay Baarlamaanka Itoobiya in ciidamaddii dhawaan galay agagaarka x...
Friday, October 19, 2018
-
Guddoomiyaha SONYO Oo Guddiga Doorashooyinka Somaliland Ugu Baaqay Inay Is Casilaan
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Dalladda Dhalinyarada Somaliland ee SONYO. Cabdicasiis Siciid Saalax ayaa Guddida Doorashooyinka Somaliland Usoo Jeediyay Inay Si isku mid isaga Casilaan Xilka Ay Hayaan, Si loo helo isku so...
Friday, October 19, 2018
« Previous Page — Next Page »