-
Daawo Muuqalka”Telefishanka Aljazeera Oo Baahiyay Warbixin ka Dhan Ah Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Telefishanka laga leeyahay dalka Qadar ee Aljazeera qaybtiisa Carabiga ayaa laga sii daayay warbixin ka dhan ah xidhiidhka Somaliland iyo dawladda Isu Tagga Imaaraadka Carabta.
Madaxweyne xigeenka So...
Thursday, October 11, 2018
-
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Iyo Gudoomiye Kuxigeenka Shirkada DP World Oo Wad Jir Udhagax Dhigay Dhismaha Dekedii Cusbeyd Oo 400MT Ah Iyo Xalad Balaadhan Oo Dekeda Berbera Lagu Qabtay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Iyo Gudoomiye Kuxigeenka Shirkada DP World Oo Wad Jir Udhagax Dhigay Dhismaha Dekedii Cusbeyd Oo 400MT Ah Iyo Xalad Balaadhan Oo Dekeda Berbera Lagu Qabtay
...
Wednesday, October 10, 2018
-
Ciidanka Katirsan Kuwa Dawlada Federaalka Somaliya Oo Lagu Eedeeyey Dilka Wadaad Caan Ka Ahaa Deegaanka Wanlaweyn
Walaweyn(Berberatoday.com)-Xiisadda ayaa wali taagan, shalay oo Talaado ahaydna waxaa magaalada ka dhacay dibad baxyo looga soo hor jeedo dilkii habeen hore halkaa loo gaystay sheekh caan ka ahaa Wanlaweyn oo lagu magacaabi jiray ...
Wednesday, October 10, 2018
-
Xukuumadda Somaliland Oo Bilaabaysa Casriyeynta Nidaamka Mushahar Bixinta Shaqaalaha Dawladda
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland, ayaa bilaabaysa qorshe Carsiyeysan oo Nidaamka Muhahaar Bixinta Shaqaalaha Dawladda loo sameyn doono, waxaana qof kasta oo shaqaale dawladdeed ah loo sameyn doona nidaam Xisaabee...
Wednesday, October 10, 2018
-
Daawo Muuqalka”Sirdoonka Turkiga Oo Sii Daayay Muuqaalka Suxufiga Sucuudiga U Dhashay Oo Sii Galaya Qunsuliyada Istanbul Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay
Ankara(Berberatoday.comn)-Daawo Muuqalka"Sirdoonka Turkiga Oo Sii Daayay Muuqaalka Suxufiga Sucuudiga U Dhashay Oo Sii Galaya Qunsuliyada Istanbul Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay
https://youtu.be/xuIilWEroaA
&...
Wednesday, October 10, 2018
-
Hay’adaha Saadaasha Hawada Oo Ka Digay Duufaan Ku Soo Fool Leh Dalal Somaliland Ku Jirto
Hargeysa(Berberatoday.com)-Warar ay soo saareen Hay’adaha Saadaasha Hawada ee Caalamiga ah, ayaa sheegaya in Duufaan lagu Magaabo Lubaan ay ku soo fool leedahay Waddamada Khaliijka Carabta iyo Waddamada Soomaaliya, Somaliland iy...
Wednesday, October 10, 2018
-
Daawo Muuqalka”Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Kulmiye Xassan Siciid Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadley Xil Ka Qaadistii Jaamac Shabeel ” Siyaasadu Muuse Ayuu Wax Soo Taray Ma Aha ..”
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha guud ee xisbiga Kulmiye Xassan Siciid oo u waramaayey Barnaamijka Milicsiga Siyaasiga ee Universal Tv ka baxa ayaa waxaa uu markii ugu horeysay ka Hadley qaabkii xilka looga qaaday gudoomiyihii...
Wednesday, October 10, 2018
-
Abwaan Weedhsame Oo Ka Hadlay Madaxtooyadda Cusub Ee La Dhisayo”Qasrigaasi Kugu Filan”
Hindisaha dhisitaanka madaxtooyada cusub halka go’aankeedu ka soo baxayaa waa guriga looga taliyo dalka. Gurigani Wuxu 500 oo tallaabo u jiraa DHAKHTARKA WEYN ee Hargeysa.
1 milyan oo qof oo tahli waayey inay dhakhtar gaa...
Wednesday, October 10, 2018
-
Madaxweynaha Somaliland Oo Daah-Furay Shirweyne Lagu Lafo-Gurayo Guulihii Somaliland Ku Tallaabsatay Iyo Caqabadaha Horyaalla Wakhtigan + Sawiro
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah u daah-furay shirweyne heer sare ah oo lagu falanqaynayo guulihii ay Somaliland gaadhay muddadii 27-ka sano ahayd ee ay ji...
Wednesday, October 10, 2018
-
Xukuumadda Somaliland Oo Maxay Kaga Jawaabtay Baaqii Ay Denmark Iyo Holland U Soo Jeediyeen
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa ka jawaabtay baaq ay dhawaan jeediyeen safiirada dalalka Denmark iyo Holland u jooga dalka Kenya, oo sidoo kalena qaabilsan arrimaha Soomaalida.
Safiirka Denmark ee Keny...
Wednesday, October 10, 2018
« Previous Page — Next Page »