-
Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Iyo Gudoomiye Kuxigeenka Shirkada DP World Oo Sirasmiya Uwada Dhagax Dhigay Dhismaha Deked 400 MT Ah Iyo Xaflad Balaadhan Oo Dekeda Berbera Lagu Qabtay+Daawo Sawirada
Berberatoday.com)-Mashruuc lagu balaadhinayo dekedda Berbera ayaa maanta munaasabadiisa dhagax dhigga lagu qabtay xarunta dekeadda waxaana munaasibadaas loogu xafladaynaayay dhagax dhiga ka soo qeyb galay Wafti uu hogaaminayo Mada...
Wednesday, October 10, 2018
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Berbera Iyo Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Oo Siwada Jira Xadhiga Uga Jaray Iskuul Maamulka Dawlada Hoose Dhismihiisa Hirgaliyeen Oo Laga Bineeyay Xaafada Magaalo Cad
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Degmada Berbera Iyo Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Oo Siwada Jira Xadhiga Uga Jaray Iskuul Maamulka Dawlada Hoose Dhismihiisa Hirgaliyeen Oo Laga Bineeyay Xaafada M...
Tuesday, October 9, 2018
-
Daawo Muuqalka”Xukumada Somaliland Oo Ka Hadashey Dagaalkii Xalay Ee Tuko-Raq Iyo Khasaaraha Ka Dhashay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiir ku xigeenka warfaafinta Somaliland Md Maxamed Muuse Abees ayaa waxaa uu ka Hadley dagaal xalay fiidkii Jiida hore ee Deeganka Tuko-raq ku dhex maray ciidamada Somaliland iyo kuwa Maamulka Puntland...
Tuesday, October 9, 2018
-
Mareykanka Oo War Kasoo Saaray Suxfiga Lagu La’yahay Qunsuliyadda Sacuudiga Ee Istanbul
USA(Berberatoday.com)-Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Mike Pompeo ayaa ugu baaqay Sacuudiga inay taageeraan baadhitaan cad oo lagu sameeyo suxufiga la la’yahay ee Jamal Khashoggi, kaasi oo aan la arkin tan iyo markii uu to...
Tuesday, October 9, 2018
-
Dagaal Culus Oo Xalay Tukaraq Ku Dhex maray Ciidanka Qaranka Somaliland Iyo Kuwa Maamul Goboleedka Puthland+Khasaaraha. T
Tuka Raq(Berberatoday.com)-Ciidamada Qaranka Somaliland ee ku sugan jiida hore Deegaanka Tukaraq Ee Gobolka Sool ayaa xalay fiidkii waxaa weerar kusoo qaaday ciidanka maamul goboleedka Somaliya ee puthland kuwaasi oo uu da...
Tuesday, October 9, 2018
-
Sharikadda Google Oo Xidhaysa Barnaamijkeeda Google
USA(Berberatoday.com)-Shrikadda Google ayaa xidhaysa inta badan shabakadaha bulshada, ee Google+, loo yaqaan, kadib markii la jabsaday xogta 500,000 oo qof oo shabakaddaas isticmaala.
Sharikadda ayaa sheegtay in khaladka ka...
Tuesday, October 9, 2018
-
“Madaxweyne Waxa Lagaaga Baahan Yahay Sinaan Iyo Cadaalada Inaad Umadda Ugu Adeegto Iyo Inaad Tabashooyinka Xaliso”Siyaasi Cabdi Haybe
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed, oo ka mid ah hogaanka sare ee Xisbiga Waddani, ayaa ka hadlay marxalada uu dalku marayo, waxaanu Madaxweynaha u soo jeediyey talooyin ku saabsan wax ka qabashada tabashooyink...
Tuesday, October 9, 2018
-
War Cusub Oo Ka Soo Baxay Taliyihii Booliiska Intelpol EE La Baadi Goobaayey
China(Berberatoday.com)-Masuuliyiin ka tirsan waaxda musuqmaasuq la dagaalanka ee dalka Shiinaha ayaa baadhitaan ku haya taliyihii hore ee booliiska Adduunka ee Interpol.
Meng Hongwei ayaa in la la'yahay la tabiyay dhammaadki...
Tuesday, October 9, 2018
-
Socdaalkii Wasiirka Ingiriisku Ku Timid Hargeysa Iyo Muqdisho Oo Banaanka Soo Dhigay Kala Fogaanshaha Somaliland Iyo Soomaaliya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxa magaalooyinka Hargeysa iyo Muqdisho ee Somaliland iyo Soomaaliya toddobaadkan socdaal ku timid Wasiiru dowlaha wasaaradda arimaha dibedda ee Britain ugu qaabilsan Afrika Ms Harriet Baldwin.
W...
Tuesday, October 9, 2018
-
“Xisbiyada Somaliland Waxay Noqeen Baakhaaro Ay Rag Leeyihiin .. ” Siyaasi Iid Jiciir”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Xisbiyada Somaliland Waxay Noqeen Baakhaaro Ay Rag Leeyihiin .. " Siyaasi Iid Jiciir"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/ARV08rJ25VQ
Berberatoday.com...
Tuesday, October 9, 2018
« Previous Page — Next Page »