|
Warar
-
Waa Kuma Feedhyahanka Muslimka Ah Ee Dhulka Ugu Tuuray Ninkii Conor McGregor?
Las Vegas(Berberatoday.com)-Wuxuu ahaa bandhig la isku bowdya-qaawinayey oo xeel dagaalna la isugu awood sheeganayey, laakinse guusha Khabib Nurmagomedov uu ka gaadhay Conor McGregor, dagaalkii ay isaga hor yimaadeen Las Vegas, ...
Thursday, October 11, 2018
-
Qaabka Layaabka Leh Ee Xafiiska Maaliyada Alshabaab U Shaqeeyo Iyo Sida Ay Cashuuraha Uga Qaadaan Ganacsatada Soomaalida
Muqdisho(Berberatoday.com)-Kooxda Al-Shabaab ee dalka Soomaaliya ka dagaalanta waxa ay leedahay laba waaxood oo dadka shacabka ah uga soo ururiya cashuuraha, sida lagu sheegay daraasad cusub oo dhawaan la soo saaray. Waax waxa...
Thursday, October 11, 2018
-
Daawo Muuqalka”Xogahayaha Duulista Hawada Xisbiga Waddani Oo Sheegay In Heshiiska DP World Iyo Somaliland Madmadaw Badani Ka Muuqdo Iyo Rajo La,aan Uu Ka Muujiyay Dhismaha Dekeda Cusub
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Xogahayaha Duulista Hawada Xisbiga Waddani Oo Sheegay In Heshiiska DP World Iyo Somaliland Madmadaw Badani Ka Muuqdo Iyo Rajo La,aan Uu Ka Muujiyay Dhismaha Dekeda Cusub
https://youtu.b...
Thursday, October 11, 2018
-
Saamaynta Sirdoonka Israel Ku Leeyahay Dalalka Sucuudiga Iyo Imaaraadka Iyo Sida Madaxda Dalalkaasi Isugu Dhiibeen
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wada-shaqeynta ka dhaxeysa sirdoonka Israel iyo Imaaraadka Carabta ayaa sanado badan daaha dabadiisa laga waday, hase yeeshee warbixinno caalami ah ayaa kashifay heerka wada shaqeynta labada dhin...
Thursday, October 11, 2018
-
Wufuuddii Laga Filayay Jabuuti, Itoobiya, Kenya, Midawga Yurub, Maraykanka Iyo Jaamacadda Carabta Oo Aan Shirka Ka Muuqan Iyo Ujeedadii Ay Wasaaraddu Ku Doonaysay Inay Dhaliisheeda Arrimaha Dibadda Kaga Galgalato Oo Fashilan
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaaradda Arrimaha Dibada Iyo Xidhiidhka Caalamiga ah ee Somaliland oo sannadadii ugu dambeeyey tan iyo xukuumaddii Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo noqotay mid fadhiid ah oo aan haba yaraa...
Thursday, October 11, 2018
-
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Muuse Biixi Oo Baaq U Soo Jeediyey Madaxda Somaliya Ka Talisa Iyo Nooca Uu Yahay Baaqu
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu maanta khudbad dhinacyo badan taabaneysa uu ka jeediyey munaasibad lagu qabtey xarunta madaxtooyada Somaliland taas oo lagu kala saxeexanayaayey...
Thursday, October 11, 2018
-
Senate-Ka Maraykanka Oo Ku Baaqey In Cunaqabatayn Sacuudiga Lagu Soo Roogo Iyo Sababta
USA(Berberatoday.com)-Labo iyo laabatan xubnood oo ka mid ah aqalka senate-ka ee dalka Maraykanka ayaa Madaxweyne Trump u diray qoraal ay ku dalbanayaan in la bilaabo baadhitaan rasmi ah oo ku aaddan saxafigii Sucuudiga u dhashay ...
Thursday, October 11, 2018
-
Wadooyinka Soo Gala Madaxtooyada Somaliland Oo Saaka La Xidhay Iyo Sababta Keentay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shacabka magaalada Hargeysa ayaasaaka ku waabaristey inta badan wadooyinka soo gala madaxtooyada Somaliland oo xidhan .
Sababta wadooyinka loo xidhay ayaa ah iyada oo maantamadaxtooyada Somaliland lag...
Thursday, October 11, 2018
-
Proffesor Cabdi Cali ” Sidee Baanu Isku Soo Galnay Madaxweyne Muuse Biixi…. ” + Akhirso Taariikh Xiiso Badan
Gabayga Doqon-dila
ee uu tiriyay Jamaal Cali Xuseen, wuxu i xasuusiyay sidii aanu isku soo galay m/weynaha; iyadoo xaaladdiisu adag tahay oo ay eryanayaan wasiirkii maaliyadda iyo kii madaxtooyada ayuu maalin maalin m...
Thursday, October 11, 2018
-
Gaalkacayo”Nin Dhallinyaro Ah Oo Qudha Ka Jaray Nin Oday Ah Oo Hooyadii Meher Qarsoodi Ah Ku Guursaday
Galkacayo(Berberatoday.com)-Gobolka Mudug ee dalka Soomaaliya waxa ka dhacday qiso layaab leh kadib markii nin dhallinyaro ahi uu qudha ka jaray nin hoooyadii u guursaday sifo qarsoodi ah oo aanay dad badani ogayn taasi oo ka cadh...
Thursday, October 11, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|