-
Daawo Muuqalka”Drs Edna Aadan Ismaaciil Oo Sheegtay In Wareysigii Ay Siisay Idaacada VOA-da La Duway Oo si Aanay Ujeedin Loo Macneeyay Iyo Halkay Ka Taagantahay Qadiyada Somaliland Oo Ay Soo Bandhigtay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Drs Edna Aadan ismaaciil Oo Sheegtay In Wareysigii Ay Siisay Idaacada VOA-da La Duway Oo si Aanay Ujeedin Loo Macneeyay Iyo Halkay Ka Taagantahay Qadiyada Somaliland Oo Ay Soo Bandhigtay...
Friday, October 12, 2018
-
Guddiga Wanaag-farista Oo Deeq Gaadhsiiyey Carruurta Ku Jirta Xarunta Agoomaha Hargeysa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddiga Wanaag-farista iyo Xumaanreebista Somaliland, ayaa Deeq gaadhsiiyey Carruurta lagu hayo Xarunta Agoomaha ee magaalada Hargeysa. Waxaanan Warka Deeqdaas idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose.
...
Friday, October 12, 2018
-
Dufaan Ku Dhufatay Dalka Hindiya Oo Khasaare Balaadhan Geysatay.
India(Berberatoday.com)-Waxa kor u kacday tiradda dadka ku dhintay Dufaanta Tetley ee ku dhufatay wadanka Hindiya
, waxaanay dhimashadda dadkaasi gaadhey 8 qof, kuwaas oo ku dhintay gobolka Andara Paradeesh ee Barriga dalka Hin...
Friday, October 12, 2018
-
Maalqabeenkii Ugu Da,da Yaraa Dalalka Afrika Oo Tanzania Lagu Afduubay
Darasalam(Berberatoday.com)-Ciidamada dalka Tansaaniya ayaa cadeeyey in la afduubay Maxamed Dewji oo ah maalqabeenka ugu da'da yar qaaradda Afrika
, waxaana lagu afduubay ganacsadahan caasimadda dalka Tansaaniya ee Darasalaam.
...
Friday, October 12, 2018
-
Daawo Muuqalka”Madaxweynaha Turkey-ga Oo Si Adag Uga Hadlay Dilka Saxafigii Sucuudiga U Dhashay Ee Dalkiisa Lagu Waayey
Istanbul(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Madaxweynaha Turkey-ga Oo Si Adag Uga Hadlay Dilka Saxafigii Sucuudiga U Dhashay Ee Dalkiisa Lagu Waayey
https://youtu.be/TbOl3__8S-8
Berberatoday.com...
Friday, October 12, 2018
-
India”Askar Boolis Ah Oo Ka Shaqeeya Garoon Diyaaradeed Oo Qosolka Laga Mabnuucay
India(Berberatoday.com)-Ciidamada booliska ee ka howl gala garoon diyaaradeed oo ku yaalla dalka Hindiya ayaa amar lagu siiyay iney yareeyaan dhoolla caddeynta iyo osolka badan.
Arrintan ayaa la xidhiidha walaac laga qabo in farx...
Thursday, October 11, 2018
-
Daawo Muuqalka”Dawlada Itoobiya Oo Aan Ka Qeyb Qaadan Saxeexii Maanta Madaxtooyada Ka Dhacay Ee Heshiiska Balaadhinta Dekada Berbera
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxtooyada Somaliland waxaa maanta lagu qabtey xaflad loo sameeyey saxeexa balaadhin ay shirkada Dp World ku sameynayso dekada magaalada Berbera oo march 2017 lagu wareejiyay.
Saxee...
Thursday, October 11, 2018
-
Cristiano Ronaldo Oo kiis Kufsi Loo Haysto Iyo Qareenkiisa Oo Ka Hadlay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qareenka ayaa war Saxaafadeedkiisa ku sheegay in aanay inkiri doonin in uu dhacay heshiis dhex maray 2010 Cristiano Ronaldo iyo Kathryn Mayorga heshiiskaasna micno ahaan aysan ahayn in uu qirsan yaha...
Thursday, October 11, 2018
-
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Muuse Biixi Oo Af Carabi Ku Khudbadeeyey Munaasibadii Balaadhinta Dekada Berbera Ee Madaxtooyada Hargeysa Lagu Qabtay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Madaxweyne Muuse Biixi Oo Af Carabi Ku Khudbadeeyey Munaasibadii Balaadhinta Dekada Berbera Ee Madaxtooyada Hargeysa Lagu Qabtay
https://youtu.be/0WGsSQQxOCA?t=92
...
Thursday, October 11, 2018
-
Daawo Muuqalka”Khudbadii Uu Munaasibada Balaadhinta Dekada Berbera Ee Madaxtooyada Lagu Qabtay Uu Ka Jeediyey Gudoomiyaha Shirkada Dp World Ahmed Sultan
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Khudbadii Uu Munaasibada Balaadhinta Dekada Berbera Ee Madaxtooyada Lagu Qabtay Uu Ka Jeediyey Gudoomiyaha Shirkada Dp World Ahmed Sultan
https://youtu.be/VhcaTpH2pH0?t=34
...
Thursday, October 11, 2018
« Previous Page — Next Page »