|
Warar
-
Faysal Cali Waraabe Oo Madaxweyne Biixi Ugu Hanjabay Inuu Qaban Doono Shir Beeleed Haddii Aan Doorashada Baarlamaanka La Qaban
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hoggaamiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ku hanjabay inuu abaabuli doono shir beeleed, mar haddii aanay doorashadii baarlamaanku wakhtigeeda ku qabsoomayn.
Md. Faysal oo hadal ka jeedi...
Saturday, October 6, 2018
-
Xasan Sheekh Maxamud Oo Dawladda Farmaajo Ugu Baaqay In La Joojiyo Waxyaabaha Kala Fogaynaya Somaliland Iyo Soomaaliya
Hargeysa(Berberatoday.com)-)-Madaxweynihii hore ee Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in loo baahan yahay in Soomaaliya iyo dawladooduba ay ka garaabaan dhibaatadii shacabka Somaliland ka soo gaadhay dawladii Soomaaliya, ...
Saturday, October 6, 2018
-
Daawo Muuqalka”Wasiirka Horumarinta Khayraadka Biyaha Oo Cayimay Wakhtiga Ay Hargeysi Biyo Ku Filan Heli Doonto
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada biyaha Somaliland Md Saleeban Cali Koore oo maanta hor tagay golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu shaaciyey in magaalada Hargeysa ay biyo heli doonto sanadka soo socda ee 2019
...
Saturday, October 6, 2018
-
Dhaxal Sugaha Boqortooyada Sacuudiga Oo Qaadacay Dalab Uga Yimid Dalalka Britain Iyo Mareykanka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dhaxal Sugaha Boqortooyada Sacuudiga Mohammed bin Salman, ayaa qaadacay qorsho lagu doonayay in lagu dhex dhexaadiyo Boqortooyada Sacuudi Carabiya iyo dowlada Canada.
Bin Salman, ayaa diiday in dowlad...
Friday, October 5, 2018
-
“Catoosh Baga Ayaa BBC-da Looga Eriyey Waxuu Ahaa Kuwii Meesha Qaribay …” Faysal Cali Waraabe”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu sheegay in BBC-da laga eriyey Wariye Cabdirisaaq Catoosh isla markaana waxaa uu ku tilmaamay wax lagu farxo maadama oo uu ...
Friday, October 5, 2018
-
“Laamaha Geed Sare Kuyaal Hadii Midba Gees Ubaxo Gantada U Aroorsaniyo Guntay Ka Midaysan Yihiin, Gacmaga Nacab Iyo Gudmona Mawada Gooyaan Dhirtoo, Galool Baan Ahay Nasaba Gobaan Ahay Liicin Abid. Midhaa Guudkay Yaalooy Hoobaan Baa Laga Gurtaa Oo Hadhaykaygaa Lagu Gamaa Jaceylkana Laga Guurtaa”Fanaanada Khadra Cabdi Sinimo
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Laamaha Geed Sare Kuyaal Hadii Midba Gees Ubaxo Gantada U Aroorsaniyo Guntay Ka Midaysan Yihiin,Gacmaga Nacab Iyo Gudmona Mawada Gooyaan Dhirtoo, Galool
Baan Ahay Nasaba Gobaan Ahay Liicin Abid. Midh...
Friday, October 5, 2018
-
Daawo Muuqalka”Shawgii Farxiya Fiska Ee Hargeysa Iyo Fanaanka Cabdiraxmaan Oday Iyo Heeska Kashuu Caashaqu Banaystay Aday Bes Kuu Tahee Bugtaaye Bustaha Soo Dhigo Agtay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Shawgii Farxiya Fiska Ee Hargeysa Iyo Fanaanka Cabdiraxmaan Oday Iyo Heeska Kashuu Caashaqu Banaystay Aday Bes Kuu Tahee Bugtaaye Bustaha Soo Dhigo Agta
https://youtu.be/VbETqZHOHWM?t=2...
Friday, October 5, 2018
-
Dawlada Somaliya Oo Amar Culus Ka Soo Saartey Musharax-nimadii Sheekh Mukhtaar Roobow
Moqdisho(Berberatoday.com)-Mukhtaar Rooboow Cali Abuu-Mansuur oo horey uga mid ahaa saraakiisha sar sare ee Al-shabaab, laakiin sanadkii hore isku soo dhiibay dowladda Soomaaliya ayaa maalintii shalay uga dhawaaqay magaalada Baydh...
Friday, October 5, 2018
-
Daawo Muuqalka”Masuuliyiinta Wasaarada Hawlaha Guud Oo Ka Jawaabtey Dumista Biriij-ka Weyn Ee Hargeysa La Sheegayo Iyo Siday Wax Uga Jiraan
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Masuuliyiinta Wasaarada Hawlaha Guud Oo Ka Jawaabtey Dumista Biriij-ka Weyn Ee Hargeysa La Sheegayo Iyo Siday Wax Uga Jiraan
https://youtu.be/x0tK13J5BZE?t=164
&n...
Friday, October 5, 2018
-
Dab Xoogan Oo Qabsaday Guri Ku Yaala Magaalada Boorama Iyo Khasaare Hantiyeed oo Uu Sababay
Borama(Berberatoday.com)-Mid ka mid ah guryaha magaalada Boorama ayaa waxaa maanta qabsaday dab xoogan kaasi oo khasaare ba,an oo hantiyeed u gaystay gurigaasi, waxaana islamarkiiba goobta soo gaadhay ciidamada Dab-demiska iyago...
Friday, October 5, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|