-
Guddoomiyaha Haayada Shaqaalaha Dawlada Oo Hortegay Guddida Joogtadda Ee Wakiilada, Warbixina Ka Siiyey Halka Ay Maryso Hawlaha Shaqo Ee Ay Qaranka U Hayaan.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Hay’adda shaqaalaha Dawladda Somaliland Md Sharmarke Axmed Muxumed Geelle iyo Masuuliyiinta kale hay’adda shaqaalaha, ayaa hortegay guddida joogtadda ee golaha wakiilada Somaliland warbi...
Sunday, October 7, 2018
-
Alle Ha U Naxariistee Fanaankii Tumista Cuudka Caanka Ku Ahaa Ee Marxuum Maxamed Miyir Xaaji Oo Hargeysa Ku Geeriyooday
Hargeisa(Berberatoday.com)-Alle ha U Naxariistee Waxaa Goordhaweyd Cusbitaalka Royal ee Magaalada Hargeisa Ku GeeriyoodayMarxuum Maxamed Miyir Xaaji Oo Kamid ahaa Bahda Fanka iyo Suugaanta Somaliland,
Marxuumka Ayaa u Geeriyoo...
Sunday, October 7, 2018
-
Al-Shabaab Oo Dalka Mozambique Ku Xasuuqday Dad Kor U Dhaafaya 90 Ruux Oo Shacab U badan+Tirada Ay Dhaawaceen
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sida ay baahiyern Wargeysyada kasoo baxa dalka Mozambique maleeshiyaad ka tirsan Alshabaab ayaa weerar ay ka geysteen Mozambique ku dilay 90 ruux tan iyo markii ay bilaabeen weerarada.
Weerarada oo ah...
Saturday, October 6, 2018
-
Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro Oo Safar Ugu Baxay Dalka Dibadii
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa socdaal ugu baxaaya Dalka Ingiriiska.
Lama oga muddada uu qaadan doono socdaalka Guddoomiye Cirro ee Ingiriiska, balse waxa l...
Saturday, October 6, 2018
-
Qaramada Midoobey oo War Ka Soo Saartay Dilka Shaqaalahooda Soomaaliya
Muqdisho(Berberatoday.com)-Qoraal kasoo baxay Hay’adda Qaramada Midoobey ayaa lagu sheegay in dhibaatooyin badan ay la kulmaan shaqaalaha gargaarka ee ka jooga Somaliya.
Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in shaqaalahooda ay la ...
Saturday, October 6, 2018
-
Shaqaalaha Dowlad Deegaanka Soomaalida oo Hay’addo Ugu Shaqeyn Jiray 5,OOO Dollar oo Hada Dowladda Ugu Shaqaynaya 300 Dollar
Jig Jiga(Berberatoday.com)-Tan iyo markii uu isbadel maamul ka dhacay Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya, waxaa inbadan isbadel lagu sameeyay dhammaan maamullada gobollada iyo degmooyinka.
Isbadalkaasi ayaa sababay in shakh...
Saturday, October 6, 2018
-
Madaxweynihii Hore Ee Koonfurta Kuuriya Lee Myung-bak Oo 15 Sano Oo Xadhig Ah Lagu Xukumay
Hargaysa(Berberatoday.com)-Madaxweynihii hore ee Koonfurta Kuuriya Lee Myung-bak ayaa 15 sano oo xadhiga ah lagu xukumay kadib markii lagu soo eedeeyay musuqmaasuq.
Lee ayaa waxaa jimcihii lagu xukumay maxkamad ku taalla magaal...
Saturday, October 6, 2018
-
Daawo Muuqalka”Ciidan La Wareegay Xaruntii Xisbiga Kulmiye Iyo Jamac Shabeel Oo Si Kulul Uga Hadlay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Ciidan La Wareegay Xaruntii Xisbiga Kulmiye Iyo Jamac Shabeel Oo Si Kulul Uga Hadlay
https://youtu.be/GeFjuEzN4Ko?t=49
Berberatoday.com...
Saturday, October 6, 2018
-
War Deg Dega Ah”Madaxweyne Muuse Biixi Oo Magacaabay Xil Ku Cusub Qaranka Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-205/102018, ku magacaabay Agaasimaha Guud ee Barnaamijka Shaqo Qaran.
...
Saturday, October 6, 2018
-
Daawo Muuqalka”Afhayeenka Ciidanka Booliska Somaliland Oo Hadlay Iyo Arin Somaliland Ku Cusub Oo Dalka Ka Dhacdey
Hargeysa(Berberatoday.com)-Afhayeenka ciidanka Booliska Somaliland oo goor dhaweyd warbaahinta la hadley ayaa waxaa uu shaaciyey dhacdo dalka ku cusub oo xalay ka dhacday deeganka Faro Weyne taas oo ah reer gurigooda lagu shubay 5...
Saturday, October 6, 2018
« Previous Page — Next Page »