Maamule Ban Oo Xukun Ku Mutaystay Dad Sabool Ah Oo Caawimmo U Fidiyey
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gilberto Baschiera, oo ah maamule bank magaalo yar oo ku taalla dalka Taliyaaniga, ayaa waxa uu hal-milyan oo euro ka xaday acconnada dadka taarjiriinta ah, si uu ugu taageero dad faqiir ah oo u baahan...