-
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Erdogan Oo Xadhiga Ka Jaray Masjidka Ugu Weyn Qarada Yurub Oo Laga Dhisay Dalka Jarmalka
Cologne(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa booqashada rasmiga uu ku marayey dalka Jarmalka ku soo afmeeray xadhig ka jaridda mid ka mid ah masaajidda ugu weyn qaaradda Yurub oo laga dhisay dalka Jarma...
Sunday, September 30, 2018
-
War Deg Deg Ah”Gudida Fulinta Ee Xisbiga Kulmiye Oo Xilkii Iyo Xubinimadii Xisbiga Ka Saaray Gudoomiyihii Golaha Dhexe Jaamac Shabeel Iyo Sababta Loo Cuskaday
Hargeysa(Berberatoday.com)-War Deg Deg Ah"Gudida Fulinta Ee Xisbiga Kulmiye Oo Xilkii Iyo Xubinimadii Xisbiga Ka Saaray Gudoomiyihii Golaha Dhexe Jaamac Shabeel Iyo Sababta Loo Cuskaday
Halkan Hoose Ka Akhriso Sababta Loo Cuska...
Sunday, September 30, 2018
-
Daawo Muuqalka”Duufaan Iyo Dhulgariir Wada Socda Oo Ku Dhuftey Dalka Indonesia
Jakarta(Berberatoday.com)-Waxaa weli socda gurmadka dadka wax ku noqday Tsunami ku dhufatay jasiirada Sulawesi, waxaana burbur xoogleh soo gaaray dhulka xeebta saaran.
Hirar waaweyn oo biyaha bada ah ayaa gudaha ugalay maga...
Sunday, September 30, 2018
-
“7 Inan Oo Yaryar Baa Madaxtooyadii Loo Gali Waayey …” Siyaasi Cali Qoryoole Oo Ka Cabanaya Madaxtooyadii Uu Garan Waayay Qaab Uu Ku Gallo”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"7 Inan Oo Yaryar Baa Madaxtooyadii Loo Gali Waayey …" Siyaasi Cali Qoryoole Oo Ka Cabanaya Madaxtooyadii Uu Garan Waayay Qaab Uu Ku Gallo"Daawo Muuqal
https://youtu.be/ScPw3TlKh6s?t=114
...
Sunday, September 30, 2018
-
Garowe Iska Hor Imaad Dhexmary Ciidamada Amaanka Iyo Koox La Sheegay Inay ka Ganacsadaan Waxyaabaha Maanka Dooriya Oo Sababay Dhaawac Iyo Dhimasho
Garowe(Berberatoday.com)-Taliyaha xasilinta gobolka Nugaal, Gen. Muxyadiin Axmed Muuse, ayaa faahfaahin ka bixiyay iska hor imaad dhex maray ciidamada amniga iyo kooxo hubaysan oo ka ganacsada waxyaabaha maanka dooriya.
Tal...
Saturday, September 29, 2018
-
Halkan Ka Daawo Qaabkii Xildhibaanada Golaha Deegaanka Borama Ay Udoorteen Mayarka Cusub Saleebaan Xasan Xadi Iyo Mayarkii Hore Oo Ku Dhawaaqaya Inuu Iscasilay
Borama(Berberatoday.com)-Halkan Ka Daawo Qaabkii Xildhibaanada Golaha Deegaanka Borama Qaabkii Ay Udoorteen Mayarka Cusub Saleebaan Xasan Xadi Iyo Mayarkii Hore Oo Ku Dhawaaqaya Inuu Iscasilay
https://youtu.be/pJEWolXU9j4
&n...
Saturday, September 29, 2018
-
Akhriso”6 Arrimood Oo Kugu Khasbaya In Aad Cabitaanka Biyaha Badsato, Caadayso Cabitaanka Biyaha Si Aad Caafimaad Habboon U Hesho
Hargeysa(Berberatoday.com)-Si kasta oo dhakhaatiirteena Caafimaadku innoogu waaniyaan in aan badsanno cabitaanka biyaha ugu yaraana aan 24-kii saacadood cabo 8 koob oo biyo ah haddana in badan oo dadkeena ka mid ah waxa aad ugu ad...
Saturday, September 29, 2018
-
Ciidamada Amaanka Gobolka Togdheer Oo Xabsiga Utaxaabay Laba Muwaadin Oo Eedaymo U Jeediyey Qalbi Dhagax Oo Ay Sheegay Inuu Gaadiid Ka Gubay
Burco(Berberatoday.com)-Ciidamada amaanka ee magaalada Burco ayaa xabsiga dhigay laba nin oo ka mid ah dadka ku nool magaaladaasi.
Ciidamada amaanka ayaa shalay Jimcihii xabsiga dhigay labadan nin oo lagu kala magacaabo Faarax ...
Saturday, September 29, 2018
-
Dalalka Sucuudiga iyo Imaaraadka Oo Raadinaya Xalka Cabsi Ay Mustaqbalka Ka Qabaan Iran
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wadamada Gacanka Carbeed waxa ay isu qaabeynayaan sidii ay ku noqon lahaayeen quwado waa weyn oo saameyn ku leh Geeska Afrika, waxaana sidaas ku riixaya cabsi oo ay dhinaca kale ka qabaan.
Alex de W...
Saturday, September 29, 2018
-
Dad Loo Maxkamadeeyay Isku Dayga Dilkii Ra”iisal Wasaaraha Itoobiya
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dacwad oogeyaasha dalka Itoobiya ayaa maxkamad soo taagay shan qof oo lagu tuhunsanyahay argagixisannimo, iyagoo loo heysto iney isku dayeen dilka Ra’iisal wasaare Abiy Axmed ka dib markii bishii Ju...
Saturday, September 29, 2018
« Previous Page — Next Page »