-
Daawo Muuqalka”Loolanka Quwadaha Waaweyn Ee Gantaalaha Diyaaraduhu Xambaaraan Iyo Dalka Hogaaminaya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Loolanka Quwadaha Waaweyn Ee Gantaalaha Diyaaraduhu Xambaaraan Iyo Dalka Hogaaminaya
https://youtu.be/5LuVkOGTzU4
Berberatoday.com...
Saturday, September 29, 2018
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Wasiiradiisa Faray Amar Culus Oo Joog Iyo Jiifba Udiiday”Akhriso
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa la sheegay in uu dhawaan shirka Golaha Wasiirrada ee Khamiislaha ah xubnaha Golihiisa wasiirrada ku amray in ay degdeg u soo gudbiyaan war-bixin dham...
Saturday, September 29, 2018
-
50 Milyan Oo Qof Oo Facebook Adeegsada Oo Xogtooda La Xaday
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shirkadda Facebook ayaa sheegtay in “ku dhawaad 50 milyan” oo qof oo adeegsada shabakadeeda xogtooda u dayacantay cillado farsamo oo xageed ka timid awgood.
Shirkaddu waxay sheegtay in dadka xogta...
Saturday, September 29, 2018
-
War Deg Deg Ah”Xildhibaanada Golaha Deegaanka Borama Xilkii Ka Qaaday Mayar Maydhane Bedelkiisiina Doortay
Boorama(Berberatoday.com)-Maayarkii Magaalada Boorama ayaa saaka ay xildhibaanada golaha deegaanka Boorama ka qaadeen xilkii maayarnimo.
Fadhigan saaka xilka lagaga qaaday maayarka waxaa soo xaadiray labaatan xildhibaan, waxa...
Saturday, September 29, 2018
-
Sarkaal Loo Haysto Tacadiyadii Jeel Ogaadeen Ka Dhacay Oo Gacanta Lagu Soo Dhigay
Jigjiga(Berberatoday.com)-Hay’addaha Amaanka Ee Deegaanka Soomaalida ayaa gacanta ku soo dhigay Kornayl Shamaaxiye oo ka mid ahaa saraakiisha lagu eedaynayo in door weyn ku lahaayeen Tacdiyadii Jeel Ogaadeen loogu geystay Maxaab...
Saturday, September 29, 2018
-
Dhageyso”Cabdikariin Qalbi-dhagax Oo Wareysi Uu Siiyay BBC-da Ka Jawaabay Gawaadhi Lagu Eedeeyay Inuu Ka Gubay Dad Shacaba Oo Reer Somaliland Ah Iyo Arimo Kaloo Xasaasiya Uu Ka Hadlay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dhageyso"Cabdikariin Qalbi-dhagax Oo Wareysi Uu Sii BBC-da Ka Jawaabay Gawaadhi Lagu Eedeeyay Inuu Ka Gubay Dad Shacaba Oo Reer Somaliland Ah Iyo Arimo Kaloo Xasaasiya Uu Ka Hadlay
https://youtu.be/Ah...
Saturday, September 29, 2018
-
Daawo Muuqalka”Sheekh Aadan-Siiro Oo Soo Jeediyey Qorshe Kor Loogu Qaadi Karo Waxbarashada Dawliga Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Sheekh Aadan-Siiro Oo Soo Jeediyey Qorshe Kor Loogu Qaadi Karo Waxbarashada Dawliga Ah
https://youtu.be/kI9p45mBOe8
Berberatoday.com...
Friday, September 28, 2018
-
“Aakhiro Nin Aan Jaad Cunin Janadu Waa Ka Xaaran ..”Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Aakhiro Nin Aan Jaad Cunin Janadu Waa Ka Xaaran .."Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/lBDGb4kcjp4
Berberatoday.com...
Friday, September 28, 2018
-
Daawo Muuqalka”80 Arday Oo Bartay Cilmiga Sharciga Islaamka Oo Ka Qalin Jabiyay Jaamacad Najaax Ee Magaalada Buro Iyo Wasiiro Ka Qeyb Galay Xaflada
Burco(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"80 Arday Oo Bartay Cilmiga Sharciga Islaamka Oo Ka Qalin Jabiyay Jaamacad Najaax Ee Magaalada Buro Iyo Wasiiro Ka Qeyb Galay Xaflada
https://youtu.be/0ylIaExwlLA?t=23
...
Friday, September 28, 2018
-
Daawo Muuqalka”Cabdikariin Sheekh Muuse (Qalbi-dhagax) Oo Munaasibad Soo Dhawayn Ah Loogu Qabtay Hargeysa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaa magaalada Hargeysa munaasibad balaadhan oo soo dhawayn ah loogu sameeyay Cabdikariin Sheekh Muuse “Qalbi-dhagax” oo ka mid ah saraakiisha sar sare ee Jabhada ONLF oo maalmihii u danbeeyay ku su...
Friday, September 28, 2018
« Previous Page — Next Page »