|
Warar
-
“Faysalaw Markaad Leedahay Ma Reeraanu Dabada Galinaa, Haamaha Ma Reerkiinaa Lahaa Dawlad Baa Laheyd Oo Qaadataye Orodoo Kaalintaadii Shiidaalka Shubo”Maareyihii Hore Ee Haamaha Shiidaalka Sheekh Saleebaan Siciid Oo Si Adag Ugu Jawaabay Shirkadihi Hamaha Laga Wareejiyay”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-"Faysalaw Markaad Leedahay Ma Reeraanu Dabada Galinaa, Haamaha Ma Reerkiinaa Lahaa Dawlad Baa Laheyd Oo Qaadataye Orodoo Kaalintaadii Shiidaalka Shubo"Maareyihii Hore Ee Haamaha Shiidaalka Sheekh Saleebaa...
Wednesday, September 12, 2018
-
Masiibada El Nino Oo Laga Cabsi Qabo Inay Markale Dunida Ku Dhufato
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hay’adda saadaasha hawada adduunka ee WMO ayaa sheegtay in 70% ay u badantahay iney masiibada El Niño ay ku dhufato dunida, ka hor inta aanu dhammaanin sannadkaan.
Masiibadii El Niño ee ugu dambey...
Wednesday, September 12, 2018
-
Daawo Muuqalka”10 Wadan Oo Iibinaya Pasborkooda Qiimaha ,Dalalka Ay Kala Yahiin Iyo Sharuuda Lagu Bixinayo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"10 Wadan Oo Iibinaya Pasborkooda Qiimaha ,Dalalka Ay Kala Yahiin Iyo Sharuuda Lagu Bixinayo.
https://youtu.be/PS53to1i5kc
Berberatoday.com...
Wednesday, September 12, 2018
-
Wasaarada Deegaanka Oo Ka Hadashay Dhul Daaqsimeed Kuyaala Deegaamada Adhi Cadeye Iyo Xeedho Oo katirsan Gobolka Saaxil
Adhi-caddeeye(Berberatodayu.com)-Odayaasha Deegaannada Xeedho iyo Adhi-caddeeye oo ka tirsan gobolka Saaxil, ayaa cabasho ka muujiyey Dhul-boob ay sheegeen inuu halkaas ka socdo oo loo xidhayo Ganacsato iyo Dad Dhul-doon ah, waxaa...
Wednesday, September 12, 2018
-
Akhriso Qisada”Boqorad 6 Sano Ku Dishay Kala Badh Dadkii Ay U Talinaysay Iyo Hababka Arxandarrada Ah Ee Ay U Dili Jirtay
Antananarivo(Berberatoday.com)-Ranafaloonadii koowaad (Ranavalona I) waxaa lagu tiriyaa boqorrada soo maray taariikhda qaaradda Afrika kuwooda ugu dhiig daadinta badnaa. Boqoraddani muddo 33 sano ah ayaa ay gacan bir ah ...
Wednesday, September 12, 2018
-
Ganacsade Cali Cumar Guuleed Oo Ka Hadlay Xaaladda Dalka, Una Jawaabay Ismaaciil Buubaa
Hargeysa(Berberatoday.com-Ganacsadaha Cali Cumar Xasan Guuleed, oo ah siyaasi si dhow ula socda xaaladaha gobalka Geeska Afrika iyo siyaasaddaha Somaliland, ayaa ka hadlay xaaladda guud ee Somaliland, waxaanu ku baaqay in wada jir...
Wednesday, September 12, 2018
-
Sarkaal Kasoo Goostay Jabhadii Caare Soona Celiyay Gaadhigii Ambalaceka Ahaa Ee Jabhadaasi Dhacday
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Sarkaal Jamaal Baaxad oo hore uga tirsanaa ciidamada Qaranka Somaliland dhowaana ku biiray jabhadda uu hogaamiyo Kornayl Caarre ayaa soo gaadhey degmada KULMIYE oo ka tirsan gobolka Sanaag.
Sarkaalk...
Wednesday, September 12, 2018
-
Michael Keating Oo Shaaciyey Wixii Ka Yaabiyey Intii Uu Dalka Soomaaliya Ku Sugnaa
Moqdisho(Berberatoday.com)-Ergeygii gaarka ahaa ee Qaramada Midoobw u joogay Soomaaliya ee hadda xilkaas baneenaya, Michael Keating ayaa wariyaha BBC-da Marry Harper uga warramay arrintii aadka uga yaabisay intii uu Soomaaliya ka ...
Wednesday, September 12, 2018
-
Siyaasiga Faarax Macalin Oo Hargeysa Soo Gaadhey Iyo Ujeedada Socdaalkiisa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasiga Faarax Macalin oo mar soo noqday Afhayeenka Baarlamaanka Kenya dalka Kenya ayaa maalintii shalay aheyd soo gaadhay magaalada Hargeysa ee caasiamda Somaliland
Faarax Macalin o...
Wednesday, September 12, 2018
-
Daawo Muuqalka”Ganacsatadii Haamaha Shidaalka Berbera Oo Laba U Kala Jawaabey , Warbaahinta-na Weerar Isku Mariyey
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Ganacsatadii Haamaha Shidaalka Berbera Oo Laba U Kala Jawaabey , Warbaahinta-na Weerar Isku Mariyey
https://youtu.be/gfBuXR-6lPQ?t=111
Berberatoday.com...
Wednesday, September 12, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|