|
Warar
-
Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Wakiilada Oo Ka Hadlay Xaaladaha Siyaasadeed Iyo Bulsho Ee Dalka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Siciid Cartan Cismaan, Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Cabdiraxmaan Xoog), iyo Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe, ayaa ka hadlay aragtidooda ku waajahan xaalada siyaasadeed ee dalka, si...
Thursday, August 23, 2018
-
Markale ayay Somaliland halawday xil isku wareejintii kulmiye ka dib, markay Baashe loo doortay in uu noqdo Madaxwaynaha baar-la’maanka.W/Q Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Dalka France Mohamed Ahmed Mouse
Markale ayay Somaliland halawday xil isku wareejintii kulmiye ka dib, markay Baashe loo doortay in uu noqdo Madaxwaynaha baar-la’maanka.
Waxa uu ahaa ninkii kala qaybiyay golaha ee inta uu Cirro ku qabsaday go’aaminta y...
Thursday, August 23, 2018
-
“Maraykanku Wuxuu U Baahan Yahay Inuu Aqoonsado Somaliland Ka Hor Inta Aanu Ruushku Ictiraafin” Michael Rubin
USA(Berberatoday.com)-Michael Rubin oo ah macalin sare iyo sarkaal hore uga tirsanaan jiray Wasaaradda Gashaan-dhigga Maraykanka, ayaa dawladda Maraykanka u soo jeediyey inay aqoonsato Somaliland.
Wakaallada wararka Somali...
Thursday, August 23, 2018
-
“Anaga Ayaa Leh Dumeera Ilaa Lowya-Cado Waana Aanu Ilaashaneynaa””Daawo Muuqalka Madaxweynaha Jabuuti Oo Sheeganaya Deegaanka Mida Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jabuuti Ismaacil Cumar Geele ayaa khudbad u jeediyay shacabka reer Djibouti, maalintii munaasibadii Ciidda Carafo, waxaanu shacabka uga waramay waxyaabo badan oo ku xeeran dalka Djibouti.
...
Thursday, August 23, 2018
-
Sucuudiga Oo Xabsiga U Taxaabay Imaamkii Xaramka Iyo Sababta Lala Xidhiidhinayo Xadhigiisa
Riyaadh(Berberatoday.com)-Dawladda Sucuudiga ayaa xabsiga dhigtay imaamkii masjidka barakaysan ee Maka Al-Mukarama, xilli weli lagu gudo jiro ayaamihii xajka oo ay sannadkan gudanayeen dad tiradoodu ka badan tahay 2 milyan oo ruu...
Thursday, August 23, 2018
-
Waa Kuma Madaxweynaha Cusub Ee Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya”Akhriso Taariikhdiisa
Jigjiga(Berberatoday.com)-Mustafa Muhummed Omer waxa uu kudhashay Degmada Awaare sanadku markuu ahaa 1972.
Waxa uu waxbarashadiisii dugsiga hoose ee ilaa lixaad ku qaatay Magalada Awaare halka uu ku dhamaystay ilaa galaaska sid...
Thursday, August 23, 2018
-
Xukumada Somaliland Oo Garoonka Diyaradaha Hargeysa Ee Cigaal Ku Qabatay Laba Wasiir Oo Baxsad Ah Oo Katirsanaa Xukumadii Dhacday Ee Dawlada Deegaanka Somalida Itoobiya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa ku qabtay laba xubnood oo ka tirsanaa maamulkii Cabdi Maxamuud Cumar, ee dawlad deegaanka Soomaalida Ethiopia.
Labadan wasiir ayaa kala...
Thursday, August 23, 2018
-
Akhriso”7-Dii Arrimood Ee Ugu Layaab Badnaa Ee Maalqabeeno Carbeed Ku Bixiyeen Lacagtoodii Ugu Badnayd Wakhti Islaam Badani Gaajaysan Yahay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Inta badan waxa aad aragtaa maal-qabeeno carbeed oo la warinayo in ay lacagtooda ku bixiyeen meelo aan munaasib ahayn taasi oo noqotay arrin inta badan muddooyinkan dambe soo noqnoqota oo la arko. Warbix...
Wednesday, August 22, 2018
-
Waraabe Dad Qaada Oo Shan Ruux Ku Cunay Deegaamo Hoos Yimaada Caynaba Iyo Kuwo Kaloo Uu Dhaawacay
Caynaba(Berberatoday.com)-Allaah Haw U Naxariistee Shan qof ayaa dhintay ka dib markii deegaano u dhaw Magaaladda Caynaba uu ku cunay Waraabe, halka laba kalena dhaawacyo ka soo gaadhay loogula Caray Cusbitaalo ku yaala Magaal...
Wednesday, August 22, 2018
-
War Deg Deg Ah”Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia Oo Loo Doortay Madaxweyne Cusub
Mustafe Cagjar oo ka mid ah aqoonyahanka Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia ayaa goor dhaweyd lagu daray gudida Fulinta ee Xisbiga Xukuma Dawlad deegaanka soomaalida Ethiopia.
Aqoonyahan Mustafe Cagjar oo ka soo jeeda Gob...
Wednesday, August 22, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|